
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 Jun 2019
Osaka, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump iyo dhigiisa dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa heshiis ku gaadhay shirkii wadamada G20 ee ka dhacay dalka Japan. Waxaanu Madaxweyne Trump uu sheegay in wadahadaladu ay fiican yihiin, xili uu dalka Shiinaha ugu goodiyey inuu ku soo rogayo Cashuuro dheeraad ah oo gaadhaya $300bn (£236bn). Hase yeeshee […]
Somali News29 Jun 2019
Seoul, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump ayaa la filayaa inuu maanta booqasho uu ku tago magaalada Seoul ee caasimada dalka Koonfurta Kuuriya, kaas oo sidoo kalena kulan kula yeelan doona Xadka malatariga ka caagan ee u dhexeeya labada Kuuriya. Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa isagu sheegay inuu la kulmayo hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya […]
Somali News29 Jun 2019
Lampedusa, (HCTV) – Markab samafal oo laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa soo samatabixiyey 40 tahriibayaal ah oo mudo ku tabaalaysnaa biyaha badda Mediterranean-ka ee u dhaxaysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa markii Markabkaasi uu soo gaadhsiisay muhaajiriintaasi xeebta Lampedusa waxa xabsiga loo taxaabay Kabtankii Markabkaasi . Afhayeen u hadashay Markabkan Samafalka ee Sea Watch 3 […]
Somali News29 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Axmed ayaa taliyaha ciidamada dalkaasi u magacaabay Jeneral Adem Mohammed oo beddelaya taliyihii hore ee la diley Jeneral Seare Mekonnen. Raysal Wasaaraha Ethiopia waxa uu sidoo kale magacaabay taliyaha ciidammada Nabadsugidda inuu noqdo Demelash Gebremichael, kaas oo badali doona Jeneral Adem Maxamed oo xilkaasi hore u […]
Somali News27 Jun 2019
Tunisia (HCTV) – Madaxweynaha Dalka Tunisia Beji Caid Essebsi ayaa aad u Xanuunsanaya isla-markaana Xaalad culus oo uu ku jiro awgeed waxa Maanta loo wareejiyey Cisbitaal Millateri, sida uu sheegay Xafiiskiisu. Masuul ka mid ah La Taliyeyaasha Madaxweyne Beji Caid Essebsi ayaa sheegay in Madaxweynuhu aanu Geeriyoon ee uu weli nool yahay, ka dib markii […]
Somali News27 Jun 2019
London (HCTV) – Magaalada London ayaa Xalay lagu dilay Wiil Soomaali ah, kaasi oo Magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamed. Wiilkan oo dhallinyaro ah ayaa Meydkiisa laga helay Tukaan uu galay, ka dib markii ay Middi lagu dhaawacay isagoo ku sugan Degmada Hammersmith oo Galbeedka London ah, halkaas oo uu ku naf-baxay. Illaa hadda Cidna looma […]
Somali News27 Jun 2019
Tunis (HCTV) – Dhowr Qarax ayaa ka dhacay Caasimadda Dalka Tunisia Khamiista Maanta. Qaraxyadan oo ay barbar socotay Rasaas toos ah oo ay ridayeen Rag hubaysan ayaa Wararka Hor-dhaca ahi sheegayaan inuu ku dhintay Askari Boolis ah, 8 Qof oo Rayid ahina ku dhaawacmeen. Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay Barxadda Saldhig ku yaalla meel aad […]
Somali News27 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Intii u dhaxaysay 17-kii April iyo 1-da bisha May ee Sannadkan, waxay Masuuliyiinta Somaliland Xidh-xidheen Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon, Hoggaamiyaha dhallinyarada xisbi Mucaarad ah Maxamed Sidiiq Dhamme iyo Jamaal Cabdi Muxumed oo shaqaale ka ahaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Saddexdoodaba waxa Xadhiggooda loo cuskaday inay Baraha Bulshada ku baahiyeen Qoraallo loo arko inay […]
Somali News27 Jun 2019
Nairobi (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Somaliland Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa Maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Kenya, Ambassador Peter Macharia. Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland iyo Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha dibedda Kenya ayaa ka wada-hadlay arrimo la xidhiidha Danaha labada Dal, sida lagu […]
Somali News27 Jun 2019
London, (HCTV) – Shirkadda Air India ayaa sheegtay in mid ka mid ah diyaaradaheedu ay si degdeg ah u cago-dhigatay Madaarka ku yaala magaalada London oo la yidhaa London Stansted Airport maanta oo khamiis ah kadib markii ay cabsi iyo khatar ay la soo gudboonaatay diyaaradaasi. Waxaanay shirkaddu intaasi ku dartay in duulimaadka 191 ay […]
Somali News27 Jun 2019
Tunis, (HCTV) – Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay afaafka xarun bileys oo ku dhaw Safaarada Faransiisku uu ku leeyahay dalka Tunisia, waxaanu qaraxa labaad ka dhacay meel aan sigaa uga fogayn oo gawaadhida la dhigo oo ay leedahay hay’adda ka hortaga argagixisada. Weerarka qaraxan ismiidaamiinta ah ayaa […]
Somali News27 Jun 2019
Seattle, (HCTV) – Boqolaal diyaaradood oo ah diyaarada Boeing 737 Max ayaa la istaajiyey aduunka oo dhan tan iyo markii ay burburtay labada diyaaradood oo shirkadaasi lahayd oo ay ku dhinteen boqolaal qof. Bishii October 2018, diyaarad ay soo saartay shirkadaasi oo dalka Indonosia ku samaynaysay duulimaad Lion Air flight 610 ayaa ku burburay gobolka […]