Somali News27 Jun 2019
Dubai, (HCTV) – Sheikh Maxamed bin Zayed, boqorka Imaarada Abu Dhabi ahna Taliye ku xigeenka Ciidamada Imaaraadka Carabta ayaa boqorka dalka Jordan kala qaybgalay dhoolatus milatari oo waddajir ay u qabteen maalintii Arbacadii. Dhoolatuskan Milatari ayaa labada dal ay ku muujinayeen xidhiidhkooda taariikhiga ah iyo wadashaqayntooda fiican, sida uu sheegay Sheekh Maxamed bin Zayed oo […]
27 Jun 2019
Benin, (HCTV) – Maamulka duulista hawada dalka Nigeria (NCAA) ayaa baadhaya xaaladda keentay in dhinaca hawada looga soo gurmado nin gaadhi ku marayey wado saxmad badani ka jirtay oo ku taala magaalada Benin City, ee caasimada gobolka Edo State ee Koonfur-galbeed ee dalkaasi Nigeria. Hay’ada Maamulka Hawada ee dalka Nigeria waxa kale oo ay tilmaantay […]
Somali News27 Jun 2019
Siberia, (HCTV) – Laba qof ayaa ku dhintay, halka ay todoba qof oo kale ay ku dhaawacmeen markii diyaarad nooceedu yahay Antonov oo siday 24 rakaab ahi ay si degdeg ah usoo cago-dhigatay madaar ku yaala gobolka Jamhuuriyada Ruushka ee Buryatia ee badhtamaha Siberia. Masuuliyiinta gobolkaasi ayaa sheegay in diyaaradu ay ka baxday dhabaha markii […]
Breaking News27 Jun 2019
Benin, (HCTV) – Maamulka duulista hawada dalka Nigeria (NCAA) ayaa baadhaya xaaladda keentay in dhinaca hawada looga soo gurmado nin gaadhi ku marayey wado saxmad badani ka jirtay oo ku taala magaalada Benin City, ee caasimada gobolka Edo State ee Koonfur-galbeed ee dalkaasi Nigeria. Hay’ada Maamulka Hawada ee dalka Nigeria waxa kale oo ay tilmaantay […]
Somali News27 Jun 2019
Garoowe, (HCTV) – Guddida doorashada maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay inay dhamaantood is-casileen, kuwaas oo sheegay in is-casilaadooda ay keentay duruufo u gaar ah oo ku gedaaman guddidaasi doorashada. Xubnaha guddidan doorashada maamul goboleedka Puntland ayaa sidaasi sheegay mar ay maanta shir jaraa’id ku qabteen magaalada Garoowe ee caasimada maamul goboleedkaasi Soomaaliyeed ee Puntland. […]
Somali News27 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ayaa 6 bilood oo Xabsi ah ku xukuntay gudoomiyaha Garabka dhallinyarada Xisbiga Waddani Maxamed Siddiiq Dhamme, oo xabsiga ku jiray in ka badan 50 maalmood. Maxamed Sidiiq Dhame ayaa maanta Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex la horkeenay si ay u dhagaysato dacwadaha loo haysto, waxaanay Maxkamadu sheegtay inay ku heshay Mr […]
Somali News27 Jun 2019
Dubai, (HCTV) – Qoysaska 17 qof oo ku dhintay shil Bas oo ka dhacay magaalada Dubai ee iskutaga Imaaraadka Carabta ayaa wali la anfariirsan shilkaasi iyo dadkii ay jeclaayeen ee ay ku waayeen. Dacwad oogaha Dubai ayaa maalintii Arbacadii sheegay in dirawalkii baskaasi oo u dhashay dalka Oman loo gudbiyey Maxkamada, kaas oo Maxkamadu ay […]
Somali News27 Jun 2019
Moscow, (HCTV) – Dalka Ruushka ayaa soo bandhigay qalab milatari oo casri ah kuwaas oo loo adeegsaday Tignoolajiyad cusub. Noocyada hubka casriga ah ee dalka Ruushku uu soo bandhigay ayaa waxa ka mid ah Madaafiicda, Diyaarado drone ah oo loo ekaysiisay shimbiraha Baaska iyo Galaydhka oo kale iyo Kaarayaal ah noocii ugu dambeeyey. Carwadan qalabka […]
Somali News27 Jun 2019
Darasalam, (HCTV) – Ganacsade u dhashay dalka Kenya ayaa dad aan haybtooda la garanayni ay ku afduubeen magaalada Darasalaam ee dalka Tanzania, sida uu xaqiijiyey taliyaha ciidamada bileyska dalka Tanzania, Dan Kazungu. Ganacsadaha la Afduubka ayaa magaciisa lagu sheegay Raphael Ongangi, kaas oo laga afduubay maalintii isniintii isgayska ay ku kulmaan jidadka Msasani iyo Karume, […]
Somali News26 Jun 2019
Mexico, (HCTV) – Warbaahinta aduunka iyo baraha bulshada ayaa si weyn u hadal haya Aabe iyo Inantiisa oo 23 bilood jirta oo laga helay maydkooda wabiga Rio Grande oo u dhexeeya dalalka Maraykanka Mexico. Aabahan iyo Gabadha yar ee uu dhalay ayaa ka yimid dalka El Selvaedor, waxaanu qorshahoodu ahaa inay u tahriibaan dalka Maraykanka. […]
Somali News26 Jun 2019
Itoobiya (HCTV) – Magaalooyinka Bahar-daar iyo Maqale ee Dalka Itoobiya ayaa Baroor-diiq loogu sameeyay Madaxweynihii Kililka Axmaarrada iyo Saraakiil uu ka mid yahay Taliyihii Ciidammada Millateriga Itoobiya oo lagu dilay Isku-day Afambi dhawaan ka dhacay Kililka Axmaarrada. Madaxweynihii Kililka Axmaarrada ayaa baroor-diiq loogu sameeyay Magaalada Bahar-daar, waxaana Baroor-diiqdaa ka qayb-galay Ciidammada iyo Ardayda Dugsiyada sare […]
Somali News26 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Xalay oo ku beegnayd 59 Guurada ka soo wareegtay Xilligii Somaliland ay Xorriyaddeeda ka qaadatay Gumaystihii Ingiriiska ayaa waxa Xaflado lagu Maamusayo waxa lagu qabtay Magaalooyinka Hargeysa ee Caasimadda Somaliland iyo Muqdisho oo ah Caasimadda Soomaaliya. Munaasibadaha lagu qabtay Muqdisho iyo Hargeysa ayaa waxa ka qayb-galay Madaxweyneyaasha labada dhinac, waxayna khudbado ay […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation