
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News26 Jun 2019
Moscow, (HCTV) – Dalka Ruushka ayaa soo bandhigay nooc cusub oo diyaaradaha yaryar ee aan duuliyaha lahayn ee drone-ka, taas oo loo adeegsanayo hawlaha basaasida ee dhinaca milatariga. Diyaaradan drone-ka ee cusub ayaa Wasaarada Difaaca ee dalka Ruushku ay ku soo bandhigtay maalintii shalay bandhig dhinaca milatariga ah oo sanad kasta lagu qabto caasimada dalka […]
Somali News26 Jun 2019
Baghdad, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Ciraaq, Barham Salih ayaa sheegay in Ciraaq aanay ogolaan doonin in Maraykanku uu u isticmaalo Saldhigyada ku yaala dhulka Ciraaq weerar uu kaga qaado dalka ay jaarka yihiin ee Iran. “Ma Doonayno in dhulkayaga talaabo cadaawad dhalin karta loogu adeegsado dalalka aanu jaarka nahay, oo ay ku jirto Iran. Kumana […]
Somali News26 Jun 2019
Hague, (HCTV) – Dhagaysiga dacwada ku saabsan muranka badda ee u dhexeeya Somalia iyo Kenya ayaa 9 September ka bilaabmaya Maxkamada Cadaalada ee Aduunka oo ku taala magaalada Hague ee dalka Netherlands, taas oo la filayo in ay socon doonto ilaa 13-ka September. Maxkamada ayaa baahisay jadwalka dhagaysiga dacwada, maalin uun ka dib markii Wasiirka […]
Somali News26 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Dawladda Somaliland ayaa ku martiqaaday Faransiiska inay wax kala qabtaan, isla markaana ay raadiyaan maalgashi ku saabsan fursadaha ka banaan dhinaca Duulista hawada ee dalka Somaliland. Agaasimaha maamulka Madaarada iyo Duulista Cabdi Maxamed Rodol ayaa kulan safaarada Faransiiska ee magaalada Nairobi kula yeeshay ganacsade Emmanuel Dragon iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan […]
Somali News25 Jun 2019
Horn Cable Tv Waaxda ONLINE-ka
Somali News25 Jun 2019
Beledweyne (HCTV) – Guddoomiyaha diiddan inuu xilka ka dego ee Gobolka Hiiraan ee Maamul-gobolleedka Shir-shabeele ee Soomaaliya, Mr. Yuusuf Daba-geed ayaa sheegay inuu ka bedbaaday isku-day Dil. Yuusuf Daba-geed oo Shir-jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare hoggaamiyo ee Hir-shabeele iyo Dad taageersani isku dayeen inay shirqoolaan isla-markaana ay dilaan, balse uu […]
Somali News25 Jun 2019
Muqdisho (HCTV) – James Swan ayaa Maanta gaadhay Magaalada Muqdisho, si u guto Waajibaadkiisa ah Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa hawlaha Bani-aadamnimo ee Qaramada Midoobay ka waddo Soomaaliya. Diblumaasigan oo u dhashay dalka Maraykanka ayaa xilkan loo Magacaabay 30-ka bishii May. 2019, waxaana la door-biday khibradda uu u […]
Somali News25 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Wareegto uu soo saaray ku laalay Xaaladdii deg-degga ahayd ee uu dhawaan ku soo rogay degmooyin ka mid ah Gobolka Sanaag. Sidaana lagu lagu sheegay Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo soo gaadhay HCTV, taasi oo iyadoo dhamaystiran u qornayd sidan:- […]
Somali News25 Jun 2019
Australia (HCTV) – Gabadh ayaa Aabbaheed oo gaboobay qolkiisa ku xidhay Kamarad Qarsoon, laakiin Shoog-bay qaadday markii ay Kamaraddii Daah-furtay Xad-gudub ay Aabbaheeda gaboobay kula kacday haweenay loo shaqaaleeyay inay daryeesho, taasi oo ka socotay mid ka mid ah Hay’adaha ugu waaweyn Hay’adaha Daryeelka Dadka Gaboobay ee Australia. Muuqaalka ayaa muujiyey Corey Lucas oo ahayd […]
Somali News25 Jun 2019
Italy (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama oo ay weheliso Xaaskiisa Micheal Obama ayaa sii wata ku raaxaysiga Dalxiiskooda Xilliga Summer-ka. Barack Obama iyo Xaaskiisa Micheal Obama oo Fasaxooda Xilliga Summer-ka booqasho ku tagay Dalka Talyaaniga si ay u soo arkaan George Clooney oo ah Actor iyo Filim sameeye Caan ah, ayaa la […]
Somali News25 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Weftigii Somaliland ee uu hogaaminayey Wasiirka Arimaha dibada Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa ka qaybgalay shir ay u balansanaayeen in ay magaalada Nairobi kula yeeshaan dawladda Federalka ee Somalia. Hase yeeshee shirkan oo ay ka soo qaybgaleen Somaliland iyo xubno ka socday beesha caalamka oo ay ka Mid ahaayeen dalalka […]
Somali News25 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku dhaliilo in ay ku tumatay distoorkii dalka, isla markaana intii xukuumadani ay timid uu hoos u dhac weyni uu ku yimid doorkii Ilaalinta xuquuqal Insaanka ee Somaliland ay kaga jirtay meel fiican Bariga Afrika. Afhayeenka xisbiga Waddani […]