Somali News25 Jun 2019
Berlin, (HCTV) – Mid ka mid ah duuliyihii laba diyaaradood oo isku dhacay ayaa ku dhintay dalka Jarmalka, sida ay ku waramayaan warbaahinta gudaha dalkaasi, kuwaas oo sheegay in duuliyihii labaad uu isagu Baarashuudka uu ka goostay markii shilkaasi dhacay. Labadan diyaaradood ee isku dhacay ayaa maalintii Isniintii ka duulay meel u dhaw harada Mueritz, […]
Somali News25 Jun 2019
Montevideo, (HCTV) – Boqorkii Daroogada, ahaana hogaamiyaha Maafiyada Talyaaniga Rocco Morabito ayaa ka fakaday saqafka sare ee Xabsi ku yaala magaalo madaxda dalka Uruguay ee Montevideo, halkaas oo uu ugu xidhnaa dalka Talyaaniga. Wasiirka Arimaha gudaha dalka Uruguay ayaa ku dhawaaqay inuu xabsigaasi ka baxsaday galabnimadii Isniintii, kaas oo la rumaysan yahay inuu jabsaday xabsiga. […]
Somali News24 Jun 2019
Khartoum, (HCTV) – Qareen u dhashay dalka Sudan ayaa sheegay inuu ku guulaystay in Internet-ka loo soo celiyo , iyadoo khadka internetku uu ka go’an yahay dhamaan dalka Sudan oo dhan. Abdel-Adheem Hassan ayaa maalintii axadii ku guulaystay dacwad ka dhan ahaa shirkadda Internet-ka ee dalka Sudan, Zain Sudan oo Milatariga dalkaasi ku amreen inay […]
Somali News24 Jun 2019
Kampala, (HCTV) – Dawladdu dalka Uganda ayaa sheegtay in Maxkamada Cadaalada ee Bariga Afrika ee fadhigeedu yahay magaalada Caruusha ee dalka Tanzania aanay lahayn awood ay ku dhagaysato arinta xadidaysa da’da Madaxweynaha, taas oo dhawaan laga soo gudbiyey codsi lagu raadinayo in dib loogu soo celiyo maxkamada sare oo iyadu go’aanka aqlabiyad ah ku diiday […]
24 Jun 2019
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Sarkaalkii lagu eedeeyay inuu Hogaaminayay Afgambigii Gobolka Amxaarada oo toogasho lagu dilay. Brig-Gen Asaminew Tsige, oo dhuumasho ku jiray 48-kii saacadood ee lasoo dhaafay ayaa ciidamada Ethiopia ay toogasho ku dileen duleedka Bahardar. Xoghayaha saxaafadda ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Negussu Tilahun, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dilka sarkaalkaasi […]
Somali News24 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Dalalka Sweden and Switzerland ayaa sheegay inay ka gacan ka haysanayaan sidii ay Somaliland uga caawin lahaayeen xoojinta dhaqaalaha iyo raadinta fursado dhaqaale si dalka Somaliland uu usii wado baadigoobka uu ugu jiro aqoonsi uu helo. Kulano dhawr ah oo saraakiisha labadaasi dal ay la yeesheen wakiilka Somaliland ee dalka Kenya Bashe […]
Somali News24 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Xidhiidhka xumaaday ee u dhexeeya Kenya iyo Somalia oo mar ahaan jiray kuwo jaal ka ahaa dhinaca xadka iyo duulimaadyada ka yimaada Muqdisho, ayaa Kenya Airways ay wakhti xaadirkan ay tixgalin siinaysaa sidii ay u bilaabi lahayd duulimaadyo ay ku tagto Hargeysi oo ay noqoto hadafkooda xiga ee Geeska Afrika. Sida ay […]
24 Jun 2019
Magaalada Aksum ee ku taalla waqooyiga dalka Ethiopia, isla markaana ah Magaalo da’ wayn oo xarun u ahaan jirtay Boqortooyadii Aksum, ayaa muslimiinta halkaasi ku nool waxaa loo diidan yahay inay masaaji halkaasi ka dhistaan. Kiristaanka itoobiya ee haysta mad-habta Ortodhogiska ayaa sheegay inay aanay ogolaan doonin in magaaladaasi laga dhiso masaajid. ” hadii […]
Somali News24 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Sacuudiga ayaa sannadkan shuruud cusub ku soo rogay xoolaha Somaliland uga dhoofa Dalkiisa. Qoraal rasmiya oo ay u soo direen Xukuumadda Somaliland ayay ku sheegeen in dawladda federaalka Soomaaliya sannadka bixin doonta waraaqda caafimaad ee xoolaha ka dhoofaya Dekedaha Somaliland. Wasiirka Xannaanada xoolaha iyo kalluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) ayaa […]
24 Jun 2019
Addis Ababa (HCTV)Ninka looga shakisan yahay inuu hogaaminayay kooxda maleegtay af-gambigii dhicisoobay ee ka dhacay deegaanka amxaarada ayaa baxsad ku maqan. ilaa hadda lama oga meel uu ku sugan yahay, sidaasi waxaa warbaahinta BBC u sheegay ku xigeenka madaxa nabadgalyada ee deegaanka amxaarada Gedebe Hailu. Ciidamo aad u hubaysan oo dawladda daacad u […]
Somali News24 Jun 2019
Pyongyang (HCTV) – Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ka helay Warqad uu si shaqsi ah ugu soo diray, sida ay ku warrantay Warbaahinta Dawladda Kuuriyada Waqooyiga. Warqaddan ayaa Xogta ay Xambaarsan tahay waxa qayb ka ah Wada-hadallada aan midho-dhalin ee Trump iyo Kim Jong Un ka yeesheen Nukliyeerka Waqooyiga […]
Somali News24 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi sameeyay xil ka qaadis iyo Magacaabis. Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii guud ee Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha bulshada Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-casse), waxaana halkiisii loo Magacaabay Agaasimihii ee Wasaaradda Qorshaynta, halka Masuul cusub loo Magacaabay Agaasimaha Qorshaynta. Sidaana waxa lagu sheegay Wareegtada Madaxweynaha Somaliland oo […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation