
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Jun 2019
Berbera (HCTV) – Dawladda Somaliland ayaa sheegtay inay Dalka ka Mastaafurisay Nin u dhashay Dalka Maraykanka, ka dib markii la ogaaday inuu Diinta Kiristaanka ku faafinayey Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil. Isu-duwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ee Gobolka Saaxil, Maxamed Xuseen oo Maanta Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay In Maamulka Gobolku uu daba-gal […]
Somali News24 Jun 2019
Istanbul (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Dalka Turkiga ku Geeriyooday Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Maamul-gobolleedka Puntland Yuusuf Xaaji Nuur. Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa dhambaal Tacsi ah u diray Ehelada iyo Shacabka Puntland ee uu ka baxay Marxuumku. Qoraalka uu Madaxweynaha Puntland ugu Tacsiyadeeyay ayaa isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Puntland […]
Somali News24 Jun 2019
Australia (HCTV) – Dhul Gariir culus ayaa ku dhuftay Xeebta Waqooyi ee dalka Australia Isniinta Maanta, taasina waxay keentay in Dadka laga daad-gureeyo Magaalada Darwin. Dhul-gariirkan oo Cabbirkiisa lagu qiyaasay 7.2 magnitude, ayaa Dadka deggan Magaalada Darwin ee uu dhul-gariirku ku dhuftay waxay sheegeen inuu socday muddo ka badan 2 Daqiiqo. “Illaa hadda Gurigayga wuu […]
Somali News24 Jun 2019
Jeddah (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka Mike Pompeo ayaa Isniinta Maanta gaadhay Dalka Sucuudiga, isagoo uga sii gudbi doona Imaaraadka. Mike Pompeo ayaa Dalka Sucuudiga u tagay inuu Sucuudiga kala hadlo sidii uu u samayn lahaa Isbahaysi Gobolku ka yeesho IRAN. Xoghayaha oo Warbaahinta la hadlay intaanu ka soo ambo-bixin Washinton ayaa […]
Somali News24 Jun 2019
Paris (HCTV) – Shirkadaha Sameeya Hubka ee Maraykanka ayaa sheegay in baahida reer Yurub u qabaan Diyaaradaha dagaalka ee loo yaqaano Jet-ka, Gantaalaha difaaca iyo Noocyada kale ee Hubku aad kor ugu kacayo, taasina ay sabab u tahay wer-wer-ka ay ka qabaan Ruushka iyo IRAN. Dawladda Maraykanka ayaa Koox khuburo sare ah oo uu ku […]
Somali News23 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa sheegay in Nin Suxufi ahi uu Diinta Kiristaanka ku faafinayey Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil. Guddiga Arrimaha Bulshada oo dhawaan kormeer ku soo maray deegaanno ka mid ah Gobollada galbeedka Somaliland, ayaa sheegay in Isu-duwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Gobolka Saaxil uu u […]
Somali News23 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Marwadii Madaxweynihii hore ee Somaliland, Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa sheegtay in Cid aan weli la Aqoonsan ay dab qabadsiiyeen qayb ka mid ah Gurigeeda Magaalada Hargeysa. Marwo Kaltuun Xaaji Daahir oo Maanta Saxaafadda uga warrantay falkan Naxdinta leh ee lagula kacay, kaasi oo dhacay Xalay Saqdii dhexe ayaa sheegtay in Falkani […]
Somali News23 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa Mabnuucday in Taawarro cusub laga dhiso Gobollada iyo degmooyinka Dalka, iyadoon ogolaansho laga haysan Wasaaradda. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, Dr. Cabdiweli Suufi Jibriil oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV ayaa lagu sheegay in sababtu loo joojiyey Dhismaha Taawarrada cusub ay tahay […]
Somali News23 Jun 2019
Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa dil ku fulisay Nin u dhashay IRAN oo lagu eedeeyay inuu basaas u ahaa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA. Jalal Haji Zavar oo Wasaaradda difaaca ee Dalka IRAN kula shaqaynayey Qandaraas ayaa lagu xukumay Dil, isla-markaana lagu fuliyey, ka dib markii lagu helay inuu u basaasayey […]
Somali News23 Jun 2019
London, (HCTV) – Labadan diyaaradood oo kuwa dagaalka ah yaa diyaarad rakaab oo nooceedu yahay Jet2 oo ay saarnaayeen dad rakaab ahi oo ka duushay Garoonka diyaaradaha ee London Stansted Airport oo ku sii jeeday magaalada Dalaman Koonfur-galbeed ee dalka Turkiga ku khasbay inay dib ugu soo noqoto halkii ay ka duushay. Falkan ayaa loo […]
Somali News23 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Safaarada dalka Maraykanku uu ku leeyahay magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ayaa soo saartay digniin ku saabsan xaalada magaalada Addis Ababa oo ay tilmaantay in rasaas laga maqlayo kadib markii xalay lagu dilay magaaladaasi taliyihii ciidamada qalabka sida ee dalka Ethiopia, Seare Mekonnen. Wasaarada Arimaha dibada ee dalka Ethiopia […]
Somali News23 Jun 2019
Washington, (HCTV) – Milatariga dalka Maraykanka ayaa weerar dhinaca internet-ka ku qaaday hanaanka sawaariikhda ee dalka Iran sida ay sheegayaan warar ka soo baxaya weerarkaasi dhinaca cyber-ka ah oo tilmaamaya inay ka mid ahaayeen weeraro dhawr ah oo uu amray Madaxweyne Donald Trump in lagu qaado dalka Iran, kadib markii ay dalkaasi uu soo riday […]