
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News7 Mar 2021
Djibouti, (HCTV) – Dalka Djibouti ayaa la gaadhsiiyay shixnadii ugu horaysay ee tallaalka cudurka Coronavirus oo saamayn ba’an ku haya guud ahaan caalamka. Dalkan Djibouti ayaa noqonaya dalkii ugu horreeyay ee hela tallaalka marka la eego dalalka Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Africa. Maxamed Warsame Diriye, oo ah Wasiirka Caafimaadka Djibouti ayaa BBC-da u sheegay in talaalkan qaybtiisa […]
Breaking News6 Mar 2021
Ankara, (HCTV) – Wasaarradda Arrimaha dibadda dalka Turkiga ayaa si adag u cambaaraysay Qaraxii xalay fiidkii ka dhacay makhaayad ku taala magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia. Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibada Turkiga ayaa lagu sheegay in ay si adag u cambaaraynayaan qaraxa ka dhacay makhaayada Luul Yemeni restaurant, oo ay ku dhinteen dad […]
Breaking News5 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Midowga Musharixiinta ayaa soo bandhigay ilaa 4 qoddob oo sabab u ahaa fashilka ku dhacay shirkii xalay Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta ay ku yeesheen Hotel Decale ee magaalada Muqdisho. Musharixiinta ayaa hor dhigay Ra’iisal Wasaaraha ilaa afar qoddob oo waaweyn kuwaa oo sababay in markii danbe shirku burburo, iyaga oo […]
Breaking News5 Mar 2021
Boosaaso, (HCTV) – Ururka Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso. Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo lala beegsaday albaabka laga galo xabsiga, waxaana intaasi ka dib dagaal toos ah uu dhexmaray ciidanka ilaalada xabsiga iyo sidoo kale kooxdii weerarka soo qaaday. Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud, oo […]
Somali News4 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Fadhigii 71aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta qabsoomay, ayaa lagaga dooday qodobbo muhiima ah oo ay ka mid ahaayeen, arrimaha doorashooyinka, abaaraha soo foodsaaray meelo dalka ka […]
Somali News3 Mar 2021
Somali News3 Mar 2021
Juba, South Sudan, (HCTV) – Ugu yaraan 10 qof, oo ay ku jiraan labadii duuliye ayaa ku dhintay markii diyaaradi ku dhacday garoonka diyaaradaha ee gobolka Jonglei ee Koonfurta Sudan, sida ay sheegeen guddoomiyaha gobolkaasi iyo shirkadda diyaaradan lahayd ee South Supreme Airlines. Diyaaradan oo ahayd mid ganacsi ayaa dhammaan dadkii saarnaa ay dhinteen galabnimadii […]
Somali News3 Mar 2021
Muqdisho (HCTV) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay eedeyn ka timid xubnaha mucaaradka gaar ahaan Midowga Musharixiinta oo sheegay in shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo uu carqalad ku yahay wada hadallada Ra’iisal Wasaaraha iyo mucaaradka. Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Xaanshi ayaa sheegay in shirka uu madaxweynuhu ku baaqay qeyb ka yahay dhameystirka hannaanka […]
3 Mar 2021
Jilib, (HCTV) – Wararka ka imanaya degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa sheegaya in xoogagga Ururka Al-shabaab goob fagaare ah ay ku toogteen shan qof oo ay ku eedeeyeen in ay xidhiidh la lahaayeen CIA-da Mareykanka. Fagaaraha toogashada lagu fuliyay ayaa waxaa isugu yimid dadweyne fara badan oo ay Al-shabaab ay ugu baaqeen in […]
Somali News1 Mar 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo Dadka-la-hayb-sooco. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Ku: Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Og: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Og: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Og: Xisbiga KULMIYE […]
Somali News28 Feb 2021
Washington, (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha dibada Maraykanka Antony Blinken ayaa Eritrea ugu baaqay inay ciidamadeeda kala baxdo goobolka Tigrayga ee dalka Ethiopia, si loo soo afjaro dilka iyo ku xadgudubka bani’aadamka ee ka jira halkaasi. Baaqan dawlada Maraykanka ayaa ku soo beegmaya maalin ka dib markii CNN iyo Amnesty international ay baadhitaano ku saabsan gumaadka […]
Somali News28 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Taliye ku xigeenka ciidanka Somalia Brigadier General Cabbaas Aamin Cali ayaa ka badbaaday qarax miino oo magaalada muqdisho ka dhacay, subaxnimadii maanta oo Axad ah. Sida ay sheegeen Saraakiisha ciidamadu qaraxan ayaa wadada dhinaceeda lagu rakibay, waxaanay ku qaraxday gaadiidkii uu la socday Taliye ku xigeenku. Wararkuna waxa ay sheegayaan in askar […]