
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 Jun 2019
Bahirdar, (HCTV) – Xaaladda Bahirdar, oo Xalay dilal iyo Afgambi uu ka dhacay ayaa wararka laga helayaa ay sheegayaan in inta badan Saraakiishii Afgambiga ku kacay la qabqabtay, Militeriga dalka Ethiopia ayaa isku Gadaamay Magaalada Bahir Dar, khadka internet-kana waa laga jaray. Taliyaha ciidamada Gaarka ee deegaanka Amxaarada Brigadier General Tefera Mamo, ayaa sheegay inay […]
Somali News23 Jun 2019
Bahirdar, (HCTV) – Isku day Afgambi ayaa lagu dilay hogaamiyihii gobolka Amxaarada ee dalka Ethiopia Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisii Ezez Wasie kadib markii lagu soo weeraray xafiiskiisa, sida ay ku waramayaan warbaahinta dalka Ethiopia, kuwaas oo aan sheegin ilaa iyo hadda cid ka masuul ah weerarkaasi. Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia ayaa sidoo kale ku […]
Somali News23 Jun 2019
Amhara, (HCTV) – Isku day Afgambi ayaa lagu dilay hogaamiyihii gobolka Amxaarada ee dalka Ethiopia Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisii Ezez Wasie kadib markii lagu soo weeraray xafiiskiisa, sida ay ku waramayaan warbaahinta dalka Ethiopia, kuwaas oo aan sheegin ilaa iyo hadda cid ka masuul ah weerarkaasi. Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia ayaa sidoo kale sheegay […]
Somali News22 Jun 2019
Gaarisa, (HCTV) – Saddex nin oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab lagu dilay kadib markii ay weerar ku soo qaadeen Xero Bileyska dalka Kenya ay ku lahaayeen degmada Gaarissa oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Afhayeenka bileyska Charles Owino ayaa xaqiijiyey weerarkaasi ay maleeshiyadu ku soo qaaday xarunta […]
22 Jun 2019
Kampala (HCTV)Saraakiisha Waaxda cashuuraha ee dalka Uganda, ayaa qabtay laba qof oo ku jiray Kartoonka Buskudka lagu dhoofiyo oo saaran baabuu kuwa xamuulka ah. dadka kartoonka lagu xidhay ayaa u dhashay wadamada afrika qaarkood oo aan la xusin waxaana lagu dhex qariyay alaab badan oo saaran gaadhi xaamuul siday oo doonayay inuu ka gudbo kastam […]
Somali News22 Jun 2019
London, (HCTV) – Halkii ay ku dhalatay Isticmaalka Tamarta Dhuxusha ayaa isbadashay. Markii ugu horaysay tan iyo xiligii kacaanka warshadaha, Boqortooyada Ingiriisku waxa ay dhaqaajisay Tamar badan oo laga helo ilaha tamarta nadiifta ah, sida Qoraxda ama Cadceeda, nuclear-ka tamarka loo isticmaalo iyo shidaalka fossil, sida ay sheegtay waaxda qorshaha qaranka Britain u qaabilsan arintan. […]
22 Jun 2019
Wasiiru dawlaha Xukuumadda UK u Qaabilsan bariga dhexe Dr Andrew Murrison, ayaa si maalinta beri la filayaa inuu u dhoofayo dalka Iran si uu masuuliyiinta wadankaasi ula Yeesho wadahadlo Muhiim ah oo lagu dejinayo Xiisadda dagaal ee u dhaxaysa Maraykanka iyo Dawladda Iran. sida uu daabacay Wargeyska the National ee dalka imaaraadka, Dr Andrew,ayaa qaadan […]
Somali News22 Jun 2019
Sihanoukville, (HCTV) – Dhisme todoba dabaq ah oo dib u dhis uu dhisme ku socday ayaa ku burburay magaalada Sihanoukville ee dalka Cambodia, waxaana ku dhintay 7 qof halka ay ku dhaawacmeen 21 qof, sida ay sheegtay dawlada dalkaasi. Waxaana masuuliyiinta gobolkaasi ay sheegeen in afar nin oo Shiine ahi ay wadeen dhismahaasi kuwaas oo […]
Breaking News22 Jun 2019
22 Jun 2019
Shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil ayaa dowladda Soomaaliya la gaaray heshiis ay dib ugu soo laabanayaan dalka, muddo soddon sanno kaddib, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee SONNA. Wasiir ku-xugeenka Macdanta Iyo Batroolka Maxamud Abdikadir Hilaal ayaa u xaqiijiyay wakaaladda heshiiska shirkadaha shidaalka iyo dowladda Soomaaliya,waxaana munaasabad heshiiska lagu saxiixayo lagu qabtay magaalada […]
Somali News22 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Cabdi Cali Jaamac oo ah khabiir dhinaca xayawaanka ah iyo Mahad faarax oo u dooda xuquuqda Xayawaanka ayaa sheegay inay Maxkamada sare ee Somaliland ay u gudbiyeen dacwad ka dhan ah masuuliyiinta ugu saraysa Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Somaliland, kuwaas oo ay ku eedeeyeen inay si sifo sharci daro ah […]
Breaking News22 Jun 2019