
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
22 Jun 2019
Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray Wareegto ka kooban Xil ka Qaadis iyo Magacaabista Masuuliyiin cusub. Madaxwaynuhu wuu Xilka ka qaaday Laba Masuul oo kala ah :- Maxamuud Saleebaan Ciise (Mingiste), Wakiilkii Somaliland Qaabilsanaa Dalka Shiinaha. Maxamed Cabdikariim Cumar Ismaaciil(maarshaal) Wakiil Ku-xigeenkii Somaliland u fadhiyey dalka Itoobiya. Madaxawayne Biixi ayaa Magcaabay Masuuliyiin Cusub. […]
Somali News22 Jun 2019
India (HCTV) – Ismaamulka Maharashtra ee Dalka Hindiya ayaa diwaangeliyey 12,021 Beeroole oo is-dilay Afartii sannadood ee u dambeeyay. Celcelis ahaan 8 Beeroole ayaa is dilayey Maalin kasta intii lagu jiray Muddada Afarta sanadood ah, sida uu baahiyey Warbaahinta Hindiya oo HCTV soo xigtay. Geerida Beerooleyaasha is-dilaya way sii socon kartaa, maaddaama oo lagu jiro […]
Somali News22 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xadhigga ka jaray Carwo u gaar ah Hay’adaha ka shaqeeya Dhaqaalaha, sida Bangiyada iyo Shirkadaha Caymiska. Carwadan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa waxa ka qayb-gelaya Baanka dhexe ee Dawladda iyo Baananka kale ee Madax-bannaan ee Somaliland ka shaqeeya iyo Shirkadaha bixiya […]
Somali News22 Jun 2019
Kenya (HCTV) – Laba Xero Qoxooti oo sannadkii 2011-kii loo furay Dad xilligaa Soomaaliya uga carraray Macaluul, ayaa la xidhay, waxaana la wareegtay Dawladda Kenya. Dawladda Kenya waxay sheegtay in Tallaabadani qayb ka tahay dedaallada la doonayo in lagu xidho Xerada Dhadhaab, xeradaasi oo ah mid weyn isla-markaana muddo 30 sanadood ku dhow marti-gelinaysay Qoxooti. […]
Somali News22 Jun 2019
USA (HCTV) – Haweenayda Soomaaliyadda ah ee ka mid ah Aqalka Congress-ka Maraykanka Ilhan Omar ayaa ku baaqday in baadhitaan Madax-bannaan lagu sameeyo dhimashada Madaxweynihii hore ee Masar Mohamed Morsi. Mohamed Morsi ayaa Allaah ha u naxariistee waxa uu Geeriyooday isagoo taagan Maxkamad Dacwadda loo haysto lagu dhegaysanayey, ka dib markii uu Suuxay, suuxdintaasi oo […]
Somali News22 Jun 2019
Hiiaan (HCTV) – Warar HCTV ka soo gaadhaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray laba Maleeshiy-beeleed. Maleeshiyo-beeleedyadan oo ka soo kala jeeda Gobollada Hiiraan iyo Gal-gaduud ayaa la sheegay inuu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana Wararka hor-dhaca ahi sheegayaan in Dadka dhintay oo u badan Dad shacab ah ay tiradoodu […]
Somali News22 Jun 2019
USA (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump ayaa sheegay in Dawladdiisu aanay doonayn dagaal, balse wuxuu Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN uga digay burbur, hadduu dagaal ka dhex qarxo Maraykanka. Madaxweyne Trump oo Jimcihii u warramayey Telefiishanka NBC wuxuu sheegay in xitaa haddii Wada-hadallo dhex maraan IRAN aanay Wada-hadalladaas loogu ogolaanayn inay Naaxiyaan Hubkooda Nukliyeerka. […]
Somali News21 Jun 2019
IRAN (HCTV) – Xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa kor u sii kacday Khamiistii Shalay, ka dib markii Gantaal Iiraan leedahay uu dhulka soo dhigay diyaaradaha aan Cidna wadin ee Drons-ka loo yaqaan, gaar ahaan kuwooda wax basaas ah, taasi oo Tehran sheegtay inay hawl-gal ka wadday Hawadeeda. Madaxweynaha Maraykanka […]
Somali News21 Jun 2019
London (HCTV) – Mark Field oo ah Wasiiru Dawlaha Arrimaha dibedda UK, kana mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Dalkaasi ayaa laga hakiyey xilka Wasiirnimo, ka dib markii uu Haweenay ka mid ah kuwa u ololeeya in wax laga qabto Cimilada Adduunka ee sii kululaanaysa uu ku dhex tukhaantukhiyey Goob ay ka socotay Xaflad lagaga hadlayey Isbeddelka […]
Somali News21 Jun 2019
Tehran (HCTV) – Ciidammada ilaalada Kacaanta Iiraan, qaybtooda Difaaca Cirka ayaa sheegay in diyaarad Rakaab sidday oo Maraykanku leeyahay ay soo gashay hawadooda. Ciidammadu waxay sheegeen in Diyaaradda Rakaabka oo Nooceedu yahay P-8 Poseidon ay la socdeen Rakaab tiradoodu dhan tahay 35 Xubnood. Madaxa Ciidammada Difaaca cirka ee IRAN, Amir Ali Hajizadeh ayaa sheegay in […]
Somali News21 Jun 2019
Borama (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md. Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in deegaanno ka mid ah Gobollada Awdal iyo Saaxil uu ka dillaacay Ayax, kaasi oo faro-baas ku haya Wax soo saarkii Beeraha. Wasiirka Beeraha oo Maanta La hadlay Telefiishanka HCTV isagoo ku sugan Magaalada Boorama, ayaa sheegay in deegaannada ay Ayaxu […]
Somali News21 Jun 2019
EU (HCTV) – Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka shaqaynayso sidii ay dalka dib ugu soo celin lahayd Haween Soomaaliyeed oo ku dhibataysan Dalka Ciraaq, gaar ahaan Gobolka Kurtidu deggan yihiin. Dumarkan Soomaaliyeed oo ku noolaa Dalalka Qurbaha ayaa waxa markii hore kaxaystay oo Ciraaq la tagay Rag ka mid ahaa kooxdii laga awood batay […]