
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News21 Jun 2019
Jigjiga (HCTV) – Jimcaha Maanta, waxa Magaalada Jigjiga aas Qaran loogu sameeyay Allaah ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Ciise (Sangub) 00 Doraad ku Geeriyooday Magaalada Addis Ababa. Marxuumka oo Meydkiisa Magaalada Addis Ababa lagaga soo qaaday diyaarad, ayaa waxa Xabaalihii lagu aasayey geeyay Ciidammada Amniga Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Diyaaradda ka soo dejiyey Meydka. […]
Somali News21 Jun 2019
Washington (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump ayaa bixiyey amar ah in diyaarado lagu weerarro Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN, ka dib markii IRAN soo ridday diyaarad Drone ah oo nooca wax basaas ah oo Maraykanku lahaa. Laakiin, Warbaahinta Maraykanka ayaa soo werisay in intaan la daah-furin Weerarka IRAN lagu qaadayey uu Amarkaasi ka noqday, […]
Somali News20 Jun 2019
Washington, (HCTV) – Iran ayaa dhulka soo dhigtay diyaarad drone ah oo la sheegay inay maraysay marinka muhiimka ah ee Hormuz, gaar ahaana meel u dhaxaysa Gacanka Beershiya iyo Gacanka Oman. Iran ayaa waxay xaqiijisay in diyaaradan drone-ka ah ee ay soo riday uu nooceedu ahaa RQ-4A Global Hawk, waxaana diyaaradaasi qiimaheedu uu dhamaa $220 million. […]
Somali News20 Jun 2019
Washington, (HCTV) – Qiimaha Shidaalka ayaa cirka isku shareeray kadib markii dawladda Iran ay soo riday diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee drone-ka loo yaqaan iyo hadalka ka soo yeedhay Madaxweyne Donald Trump ee uu ku weeraray Iran oo isagu sii huriyey walaaca dagaal dhexmara labada dal. Qiimaha shidaalka ayaa dalka Maraykanka waxa ku biiray […]
Somali News20 Jun 2019
London, (HCTV) – Tartanka loogu jiro cidii noqon lahayd Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska ayaa cirka isku shareeray kadib markii bishan June ay is-casishay Raysal Wasaare Theresa May. Xoghayaha Arimaha Dibada Jeremy Hunt iyo Boris Johnson ayaa wakhti xaadirkan dagaalkii ugu adkaa uu ku dhexmarayaa sidii mid waliba uu u noqon lahaa Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska […]
Somali News20 Jun 2019
New Delhi, (HCTV) – Dalka Hindiya ayaa sheegay inuu ciidamadiisa badda usoo diray gacanka Cumaan iyo Persia, si ay u ilaaliyaan amaanka maraakiibta maraysa marinbiyoodkaasi, xili xiisad cakirani ay u dhaxayso dalalka Maraykanka iyo Iran. Dhawaaqan ka soo yeedhay Ciidamada Badda ee dalka Hindiya ayaa ku soo beegmaya saacado uun ka dib markii Ciidamada Ilaalada […]
Somali News20 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Ethiopia, Gedu Andargachew ayaa kulan iyo wadahadal la yeeshay Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Kenya Dr. Monica Juma maanta oo Khamiis ah (June 20). Labada Masuul ayaa ka wadahadlay arimo ay ka mid yihiin xidhiidhka labada dal ee mudada dheer soo jiray iyo sida hore loogu […]
20 Jun 2019
Washington (HCTV) Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump oo hadlay diyaaradda Maraykanku leeyahay oo Iran ay maanta soo ridday waxaa uu yidhi ” Iran Khalad Wayn ayay Samaysay” isagoo hadalkaasi soo dhigay bartiisa Twitter-ka. ilaalada kacaanka Iran ayaa saaka shaaciyay inay soo rideen diyaarad nooca daroonka loo yaqaano ah oo soo gashay hawadooda. sarkaal u hadlay ciidanka Iran […]
Somali News20 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Saddex nin ayaa lagu helay dami Argagixiso kadib markii loo maxkamadeeyey weerarkii lagu qaaday Jaamacada Gaarisa ee dalka Kenya sanadkii 2015-kii oo ay ku dhinteen arday tiradoodu ku dhawdahay 150 qof. Maxkamada magaalada Nairobi ayaa maalintii shalay dambi ku heshay Rashid Mberesero, Hassan Edin Hassan iyo Muhamed Abdi Abikar inay geysteen fal […]
Somali News20 Jun 2019
Arua, (HCTV) – Nin sheegay inuu ku jiro da’da 70s ayaa lagu xidhay magaalada Arua ee dalka Uganda kadib markii uu dhagax ku shiiday gaadhiga Madaweynaha dalka Uganda, Yuweri Museveni iyo inuu dhaguxu jabiyey muraayada dambe ee gaadhiga. Ciidamada bileysku waxa ay u yeedheen Mr Omar Risasi Amabua salaasadii todobaadkan, waxaana war ku saabsan taariikhdii […]
Somali News20 Jun 2019
Bihar, (HCTV) – Khudrad cas oo ka mid ah khudradaha laga Isticmaalo dalka Indiya gaar ahaana gobolka Bihar magaaladiisa Muzaffarpur ayaa lala xidhiidhiyey dhimashada 150 caruur ah gobolka waqooyi ee dalkaasi Khudrada la rumaysan yahay inay dhalisay masiibadaasi ee la sheegay inay sumaysan tahay ayaa ah mid asal ahaan ka soo jeeda dalka ay Hindiya […]
Somali News20 Jun 2019
UAE (HCTV) – Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa Dhallinyarada Wiilasha ah ee ka weyn 18 jirka siinaysa Fiisaha Deganaanshiyaha ee Dalkaasi. Waaxda Maamulka Federaaliga ah ee Waraaqaha Aqoonsiga iyo Muwaadin-nimada ee Imaaraadka ayaa ku dhawaaqay Arbacadii inay beddeleen siyaasaddii hore, sidaasi darteed ay dhallinyarada Ragga ah ee ka weyn 18-ka jirku ay soo dalban karaan Fiisaha […]