
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
20 Jun 2019
Cajalado gaboobay oo ah nooca loo yaqaano CD, oo ka mid ahaa Xaraashka alaab guri oo gabawday, ayaa laga iibiyay qof ka tirsan shirkadaha sawirada kaydiya. Mid ka mid ah cajaladahaasi waxaa ku jiray 2,400 oo sawir oo tayo leh oo muujinaya burburka daarihii ganacsiga ee la qarxiyay 9/11/2001-dii. sawirradan oo ah kuwo aan hore […]
20 Jun 2019
Thailand(HCTV) Wang Nan,oo ah haweenay 32 jir ayaa ka samato baxday kadib markii ay kasoo dhacday jar dheer oo joogiisu yahay 110 feet oo ku yaala goob dalxiis oo ka mid ah Magaalada Ubon Ratchathani ee wadanka Thailand. Wang leh uur 3 bilood ah ayaa iyada iyo ilmaha ay caloosha ku sidaaba ay geeri ka […]
Somali News20 Jun 2019
Qaahira (HCTV) – Baarlamaanka Dalalka carabta ayaa ka hadlay Muranka Dhanka badda ee xilligan u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dawladda Kenya ayaa sheeganaysa qayb ka mid ah Badda u dhaxaysa Soomaaliya, taasi ku jirta khariiradda Dalka Soomaaliya, arrintaasina waxay keentay in Maxkamadda Adduunka loo gudbiyo Dacwad arrintaasi la xidhiidha, laakiin illaa hadda Maxkamaddu go’aan kama […]
Somali News20 Jun 2019
USA (HCTV) – Maamulka Madaxweyne Doland Trump ayaa doonaya inuu Cunaqabayn ku soo rogo Dawladda Turkiga. Cunaqabayntanaha oo lagu sheegay inay noqon doonaan Saddex nooc oo mar keliya lagu soo rogayo ayaa waxa la doonayaa in Ciqaab looga dhigo Turkiga, ka dib markii Hubka Culus ee loo yaqaano S-400 ka iibsaday Ruushka oo ay Maraykanka […]
Somali News20 Jun 2019
Hague (HCTV) – Madaxa Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee Magaceeda loo soo gaabiyo ICC ayaa Taliska Ciidammada Suudaan ee xukunka dalkaasi sida ku meel-gaadhka ah gacanta ugu haya u soo jeedisay inay u soo gacan-geliyaan Madaxweynihii Xilka laga tuuray Omar Hassan Al Bashir, kaasi oo hadda ku jira Xabsi ku yaalla Magaalada Khartoum. Xeer-ilaaliyaha ama […]
Somali News20 Jun 2019
N/K (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha, Xi Jinping ayaa Subaxnimadii khamiistii gaadhay Dalka Waqooyiga Kuuriya. Madaxweynaha Shiinaha ayaa booqashadiisu tahay mid Rasmiya oo uu muddo laba Maalmood ah ku joogi doono Dalka Waqooyiga Kuuriya, isagoo danaynaya inuu la kulmo Dhiggiisa dalkaasi Kim Jong, ka dib markii ay dib u dhaceen Wada-hadallo Maraykanka iyo […]
Somali News20 Jun 2019
Iran (HCTV) – Dawladda Iran ayaa sheegtay inay soo ridday Diyaarad kuwa aan duuliyaha lahayn ah oo ku soo xad-gudubtay Hawadeeda. Telefiishanka Dawladda Iran ayaa baahiyey in Ciidammada ilaalada Kacaanta Iran ay dhulka soo dhigeen Diyaarad Drone ah oo nooca wax basaas ah, ka dib markii ay soo gashay Xuduudka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN. […]
19 Jun 2019
Hindiya (HCTV)Maxkamad ku taala dalka Hindiya ayaa wakhti kama dambays ah u qabatay sheekh caanka ah Dr.Zakir Naik, inuu Maxkamadda hor yimaaddo ugu dambayn 31 July . Maxkamadda ayaa sheegtay hadii Dr.Zakir iman waayo maxkamadda inay u jari doonto waaran lagu soo xidhayo oo aan Damaanad lahayn. sida uu daabacay wargayska Times of India, Sheekhani […]
19 Jun 2019
New York (HCTV) Warbixin ay soo saareen khubaro Qaramada Midoobay ka tirsan oo baadhitaan gaar ah ku sameeyay Dilka Wariyihii Sucuudiga u dhashay Jamaal Khashooqji, ayaa lagu sheegay in dhaxal Sugaha dalka sucuudigu uu ka dambeeya dilkiisa. “Waxaa jira cadaymo dhab ah oo muujinaya in dhaxal sugaha sucuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo saraakiil sare oo kale […]
Somali News19 Jun 2019
Beijing, (HCTV) – Shirkadda Technologiyada ee Huawei ayaa hoos u dhigtay boqolkiiba 40 ilaa 60 telefoonada casriga ah ee ay u dhoofiso caalamka, sida uu ku waramayo warbaahinta Bloomberg, oo telefishanka HCTV ka soo xigtay. Waxaana shirkadan Technologyiada ee dalka Shiinaha ay baadi goob ugu jirtaa noocyo kale oo ay soo saarto maadaama oo telefoonadii […]
19 Jun 2019
Summaroy (HCTV)jasiirad xilliga xagaaga loo dalxiis tago oo ku Taalla waddanka Norway, oo lagu magcaabo Sammaroy, ayaa dadka halkaasi ku nooli waxay Doonayaan inay iska dhaafaan tirsiga wakhtiga Caalamiga ah. MAALIN DHEER. Magaaladan Jasiiradda ah oo ku taalla Cidhifka waqooyi ee dunida ayaa Sanad walba waxaa soo mara 69 Maalmood oo xidhiidh ah oo aanay […]
Somali News19 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Suxifi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah suxufi caan ku ah dhinaca samafalka dadka tabaalaysan oo mudooyinkii u dambeeyey ku xidhnaa Magaalada Hargeysa ayaa maanta la hor keenay Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex si loo dhagaysto dacwada loo haysto. Dhagaysiga dacwada Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa socon doonta maalmaha soo socda maadaama oo ay bilaabantay […]