
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Jun 2019
Philadelphia, (HCTV) – Ciidamada bileyska ee Federalka dalka Maraykanka ayaa qabtay shixnad 16.5 tons oo maandooriyaha Cocaine-ta loo yaqaano ah oo qiimaheeda lagu sheegay $ 1 BILLION dollar oo ka soo degtay Philadelphia taas oo ka timid Europe. Maandooriyahan ayaa lagu qabtay koontiinar cargo ahaa oo soo gaadhay dekeda, waxaana ciidamada bileysku ay maalintii isniintii […]
Somali News19 Jun 2019
Qoraxay, (HCTV) – Wararka ka imanaya deegaanka Qoraxay oo ka tirsan Dawladd Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in Ciidamada Liyuu Boolisku ay laba qof ku dileen tuulada Baraajisaale oo ka tirsan gobolka Qoraxay ee Dawlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya. Arrintan ayaa timid iyadoo ciidamada Liyuu Booliisku ay ka soo laabteen hawlgal la sheegay in ay […]
Somali News19 Jun 2019
London, (HCTV) – Boqorka iyo Boqorada dalka Ingiriiska ee Boqor William iyo Kate ayaa maalintii isniintii oo ay ka safrayeen magaalada London iyagoo u socday Windsor waxa kolanyadii siday ay la kulmeen shil. Waxaana mid ka mid ah Gaadiidkii galbinayey qoyskan boqorka iyo boqorada dalka Ingiriiska ay jiidheen haweenay da’deeda lagu sheegay 83 jir, taas […]
Somali News19 Jun 2019
Qaahira, (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in baadhis madaxbanaan lagu sameeyo dhimashada Maxamed Mursi oo ahaa Madaxweynihii ugu horeeyey ee doorasho xor ah ku yimaada dalka Masar. Dhawaaqan ka soo yeedhay Qaramada Midoobay ayaa imanaya maalin ka dib markii kumanaan qof oo ku nool Bariga dhexe ay u baroor diiqeen Geerida Madaxweynihii hore […]
Somali News18 Jun 2019
Doxa, (HCTV) – Diyaarada Qatar Airways ayaa ku soo noqotay kaalinta ugu saraysa ee noocyada diyaaradaha ugu wanaagsan aduunka, taas oo ku guulaysatay in sanadkan loo aqoonsado diyaarada ugu fiican ee lagu abaal mariyo abaalmarinta sadkan 2019 ee Skytrax World Airline Awards. Sanadkii u dambeeyey ee 2018-ka diyaaradaha aduunka ayaa tartan xoogle kala kulmay Singapore […]
Somali News18 Jun 2019
Berlin, (HCTV) – Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayay la soo daristay gariir ama jarayn xili ay la taagnayd hogaamiyaha cusub ee dalka Ukraine maanta oo salaasa ah, oo cadceedu ay aad u kululayd magaalada Berlin, waxaanay sheegtay inay gariirkeeda sababtay maadaama oo ay haraaday. Waxaana la arkayey Merkel oo jidhkeedu gariirayo ama ruxmayo, waxaanay […]
Somali News18 Jun 2019
Istanbul, (HCTV) – Masaajidada ku yaala dhamaan dalka Turkiga ayaa laga oogay Salaad Jinaaso ah oo ay u tukanayaan Maxamed Mursi, Madaxweynihii hore ee dalka Masar oo ku geeriyooday Isniintii magaalada Qaahira oo ay maxkamadayntiisu ka socotay. Masuuliyiinta diinta ee dalka Turkiga ee Diyanet, ayaa ku baaqay in maalinta salaasada oo maanta ku beegan in […]
Somali News18 Jun 2019
New Yor, (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa doonaysa inay soo faragaliyaan Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay arinta dhinaca muranka xadka badda ee kala dhexeeya Somalia. Waxaanu Xoghayaha Qaramada Midoobay, António Guterres uu u sheegay 15-ka xubnood ee Golaha amaanka in khilaafkaasi uu xoog leeyahay isla markaana ay suurtagal tahay inuu khatar ku yeesho nabada iyo […]
Somali News18 Jun 2019
New Zealand (HCTV) – Maxkamad ku yaalla Dalka New Zealand ayaa laba sanadood oo xadhig ah ku xukuntay Ganacsade u dhashay dalkaasi. Ninkan ayaa lagu eedeeyay inuu ka qayb-qaatay xasuuqii uu 51-ka Qof ee Muslimiinta loogu geystay Magaalada Christchurch oo Laba Masaajid oo ku yaalla ay Maalin Jimce ah ku cibaadaysanayeen, ka dib markii uu […]
Somali News18 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo 38 Maalmood oo uu Xabsiga ku jiray ka dib, Maanta la hadlay Saxaafadda markii uu Shalay dib u helay xorriyaddiisii. Xildhibaanka oo Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay xadhiggiisa ka dambeeyeen 7 Nin oo uu xusay inay […]
Somali News18 Jun 2019
Geneva (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku guulaystay inay hesho codkii ay ku lahayd urur-weynaha shaqaalaha Adduunka, kaasi oo ay ka maqnayd muddo 30 sanadood ku dhow. Shirweynaha Shaqaalaha Adduunka oo ka socda Magaalada Geneva ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey inay Soomaaliya loo ogolaado inay dib u soo ceshato Codkii ay […]
Somali News18 Jun 2019
Addis Ababa (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ku Geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise (Sangub). Abwaanka oo Xaalad Caafimaad-darro u yaallay Cisbitaal ku yaalla Magaalada Addis Ababa, ayaa Maanta halkaasi ku Geeriyooday, sida loo xaqiijiyey Telefiishanka HCTV. Taariikhda Abwaan Marxuum Sangub Maxamuud Cabdillaahi Ciise (Sangub), wuxuu ku […]