
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News18 Jun 2019
Boorama (HCTV) – Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), isla-markaana ay ka mid yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha Md. Axmed Muumin Seed iyo Wasiirka Ganacsiga ayaa Maanta Socdaal shaqo ku tagay Magaalaga Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Weftigan ayaa waxa deegaanka Gorayo-Cawl ee Bariga Magaalada Boorama kaga hor-tagay, […]
Somali News18 Jun 2019
Nigeria (HCTV) – Ugu yaraan 30 Qof ayaa lagu dilay Saddex Weerar oo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Waqooyi-bari Dalka Nigeria, Axaddii la soo dhaafay. Kooxaha Gurmadka deg-degga ah ayaa soo Weriyey in dhimashada ay sababeen saddexda Weerar ee Ismiidaaminta ah ay yihiin dhimashadii ugu badnayd ee ay sannadkan ay sababaan Weerarrada noocaas ahi. Saddex […]
Somali News18 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa la wareegay Xarumaha ay Telefiishannada Horyaal Iyo Eryal ku leeyihiin Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Maamulka labada Telefiishan ayaa HCTV u xaqiijiyey in Ciidamada Boolisku la wareegeen Xarumahooda Hargeysa Saaka. Illaa hadda lama oga ujeeddada rasmiga ah ee Xukuumaddu tallaabadan u qaaday. Waa markii koowaad ee Xukuumadda […]
17 Jun 2019
QAAHIRA (HCTV) Madaxwaynihi hore ee dalka masar maxamed mursi ayaa geeriyooday isagoo jooga maxkamad la horkeenay maanta oo isnin ahayd. Sida uu ku waramay telefishanka dawaladda Masar. Marxuum Mursi oo 67 jir ahaa, ayaa la sheegay inuu suuxay intii dhagaysigu dacwadiisu ay socotay kadib waxaa loola cararay cisbitaalka halkaasi ayuu lagu xaqiijiyay inuu geeriyooday. “ waxaa […]
17 Jun 2019
QAAHIRA (HCTV) Telefishanka dawaladda Masar Warramay inuu Geeriyooday Maaxmed Mursi, Madaxwaynihii hore ee Masar isagoo maanta hor taagan Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira. isagoo Maanta la maxkamad la horkeenay ayaa la sheegay inuu “SUUXAY” kadibna isla goobta ayuu ku qudh baxay. Mursi ayaa Noqday Madaxwaynihii 7-aad ee soo Maray dalkaasi, Militeriga ayaa xukunka ka tuuray […]
17 Jun 2019
QAAHIRA (HCTV) Telefishanka dawaladda Masar Warramay inuu Geeriyooday Maaxmed Mursi, Madaxwaynihii hore ee Masar isagoo maanta hor taagan Maxkamad ku taalla magaalada Qaahira. isagoo Maanta la maxkamad la horkeenay ayaa la sheegay inuu “SUUXAY” kadibna isla goobta ayuu ku qudh baxay. Mursi ayaa Noqday Madaxwaynihii 7-aad ee soo Maray dalkaasi, Militeriga ayaa xukunka ka tuuray […]
Somali News17 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland, Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biix Cabdi uu Miisaaniyadda Madaxtooyada ku bixiyo Mashaariicda Horumarineed, halkii uu Lacag ahaan ugu siin lahaa shaqsiyaad gaar ah. Wasiir Koore oo difaacaya Madaxweynaha oo lagu eedeeyay inuu jaray dhaqaale ay Madaxweynayaashii ka horreeyay Dadka Madaxtooyada ku xidhan siin […]
17 Jun 2019
DIINSOOR (HCTV) Mid ka mid ah Askarta ururka Al-Shabaab ayaa isu dhiibay Ciidanka dawladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Dagaalamaha soo goostay oo la sheegay inuu Sagaal Sanadood ururka u dagaalamayay ayaa lagu magcaabaa Ibraahim Manuur Cusmaan ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka dawladda […]
17 Jun 2019
NAIROBI (HCTV)Dawladda kenya ayaa bilawday dedaal cusub oo ay ku doonayso in wadaxaajood ay kula yeelato dawladda soomaaliya, si loo soo af-jaro Muranka badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya kadib markii ay burbureen wadahadaladii labada dhinac. “wada-xaajood waa sida ugu fiican ee lagu xallin karo Muran u dhexeeya laba Dal,taasina waa dariiqa aanu hadda […]
Somali News17 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay heegan gelisay Dhakhaatiirta Caafimaadka ee deegaanka Galbeedka ku yaalla Kericho Heeganka la geliyey Dhakhaatiirta Caafimaadka ayaa yimid, ka dib markii deegaanka Kericho oo galbeedka dalka Kenya ah Qof haween ah looga shakiyey inay qabto Xummadda Cudurka Ebola, ka dib baadhitaan uu ku sameeyay Cisbitaalka deegaanka Kericho. Madaxda […]
17 Jun 2019
DUBIA (HCTV)Sheikh Mohammed bin Rashid, oo ah Madaxwayne ku xigeenka Imaaraadka ahna Amiirka imaaradda Dubia, ayaa walaac ka muujiyay maamul xumo uu sheegay inay ka jirto dhulka qaniga ah ee dalalka Carabta. warbixin uu daabacay wargeyska the National ee imaaraadka kasoo baxa ayaa lagu sheegay in Amiirka Dubia, uu Tilmaamay in Tayo Xumo ka muuqato […]
17 Jun 2019
KANO.NIGERIA (HCTV) Sarkaal Madax ka ah Xafiis Maaaliyadeed, oo ku yaalla Xarun dalxiis oo xayawaanka lagu xanaaneeyo oo ku taala Magaalada kano ee dalka Nigeira ayaa sheegay inay waayeen lacag badan isla markaana daayeerka Goriilaha loo yaqaano uu liqay lacag badan oo xaddigeeda lagu sheegay N6.8 milyan oo shilinka Nigeria ah. isagoo la hadlayay idaacadda […]