
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
17 Jun 2019
Israaiil (HCTV) Xukuumadda Israaiil ayaa Magaca ka badashay Tuulo ku taala Buuralayda Goolaan ee laga qabsaday dalka Suuriya. Magaceedii hore waxaa uu ahaa Beruchim,waa Tuulo 30 Sano jirtay oo ku taalla Buuraha Goolan ee ay maamusho Israail, wakhti xaadirkan waxaa ku nool ilaa toban qof oo waayeel ah badankoodu waxay kasoo jeedaan Dalalkii ka tirsanaa […]
Somali News17 Jun 2019
Tehran, (HCTV) – Afhayeen u hadlay hay’ada Nuclear-ka dalka Iran ayaa sheegay in Iran ay kordhinayso tayaynta heerka macdanta uranium-ta ee loo adeegsado hubka wax baabiiya ee Nuclearka, isla markaana uu dalkiisu mudooyinkii u dambeeyey uu dadajiyey tayaynta macdantaasi. Hadalkan ka soo yeedhay Afhayeenka hay’adda Nuclear-ka ee dalka Iran ninka la yidhaa Behrouz Kamalvandi ayaa […]
17 Jun 2019
Istanbul, (HCTV) – Hogaamiyaha xisbiga Mucaaridka ee dalka Turkiga ayaa sheegay in dalkiisa Turkigu uu ku iibsanayao hanaanka difaaca gantaalada ee dalka Ruushka uu kaga iibsanayo Go’aan uu leeyahay, sida uu u sheegay wakaalada Wararka ee Anadolu. Madaxa xisbiga Nationalist Movement Party, Mr Devlet Bahceli oo ka hadlayey munaasibad lagu qabtay Istanbul ayaa sheegay in […]
Somali News17 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland oo mudo 38 maalmood ah ku xidhnaa xarunta CID-da Somaliland ayaa maanta xoriyadiisii dib u helay. Xildhibaanka ayuu xadhigiisu la xidhiidhay kadib markii shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa uu ku tilmaamay maalinta dib ula soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland ee […]
Somali News17 Jun 2019
Khartuum, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Xasan Al-Bashir ayaa markii ugu horreysay soo muuqday tan iyo intii xilka dalkaasi laga tuuray bishii April ee sanadkan. Mr Bashir ayaa laga soo saaray xabsi ku yaalla magaalo madaxda dalka Sudan ee Khartuum ka hor inta aan la geyn xafiiska dacwad oogaha ee dalkaasi, halkaas oo […]
Somali News17 Jun 2019
New York, (HCTV) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa cambaareeyey weeraradii maalintii sabtidii ka dhacay Degmada Wajeer ee dalka Kenya, halkaas oo lagu dilay ugu yaraan sideed Askari oo ka tirsan Ciidamada Bileyska ee dalka Kenya kadib markii gaadhigii ay saarnaayeen loogu xidhay walaha qarxa iyo sidoo kale weeraro qaraxyo ah oo […]
Somali News16 Jun 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in Abaarta ka jirta Soomaaliya ay saamaynayso Dad ka badan 2,200,000 kun Ruux. Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto oo u warramay Warbaahinta Dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in Dawladdiisu diyaar u tahay Dadka Abaartu samaysay ay taageerto oo ay Caawimo soo gaadhsiiso. Safiirku taa beddelkeeda wuxuu sheegay […]
Somali News16 Jun 2019
Brazil (HCTV) – Glenn Shepard oo ah Cilmi-baadhe dhanka Daawooyinka ah ayaa u firxaday Kaymaha Dalka Brazil, waxaanu hadda ku raaxaystaa Dhawaaqa Daanyeerrada halkaasi ku nool. Glenn Shepard oo Cilmi-baadhe Maraykan ah ayaa sannadkii 2016-kii qaaday Tallaabada uu Magaalada kaga firxaday ee uu Kaymaha Brazil u degay, waxaanu ka jawaabay su’aalo laga waydiiyey waxa ku […]
Somali News16 Jun 2019
Berbera (HCTV) – Dooni Alaabooyin kala duwan u sidday Ganacsatada Somaliland ayaa ku degtay meel boqol iyo dhowr Mayl u jirta Dekedda Magaalada Berbera, sida uu sheegay Guddoomiyaha Rugta Ganacsigu. Doontan oo ka soo shiraaqatay Magaalada Dubai ee Dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa degtay markay dabaylo ku kaceen, sida uu sheegay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland, […]
Somali News16 Jun 2019
Iraaq (HCTV) – Dadweynaha ku dhaqan Dalka Ciraaq ayaa waajahaya Mowjado Kulayl ah oo wax ka beddelay qaabkii Dadku u noolaayeen. Sida mid ka mid ah Dalalka ugu kulul Dalalka Adduunka oo kala badh dhulkiisu Saxare yahay, Ciraaq dalxiisayaashu ma soo booqdaan Xilliyada Xagaaga. Laakiin, bisha June celcelis ahaan Maalin walba cabbirka kulaylku waa 48°C, […]
Somali News16 Jun 2019
India (HCTV) – Xilli Qaybo ka mid ah Dalka Hindiya uu waajahayo Biyo yaraan iyo Xaalado Abaareed, Dawladda Isreal waxay sheegtay inay doonayso inay khibraddeeda dhinaca Maamulka Biyaha la wadaagto Hindiya. Isreal, 60% dhulkeedu waa Saxare, 20% kalena waa dhul Qalalan, laakiin waxay ka samaysay horumar, iyadoo dhulkii hore Saxaraha u ahaa Dhul Beereed ka […]
Somali News16 Jun 2019
Togdheer (HCTV) – Wararka Telefiishanka HCTV ka soo gaadhaya Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Hal Askari ku dhintay Iska hor-imaad deegaanka Fiqi Ayuub ee Gobolkaasi ku dhex maray Dad Shacab ah iyo Ciidammada Booliska. Dad Shacab ah oo Gadoodsan ayay isku dhaceen Ciidammada Amniga, laakiin Dhagax ay Shacabku ku tuureen Ciidammada oo doonayey inay kala […]