
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News16 Jun 2019
Jeddah (HCTV) – Dhaxal-sugaha koowaad ee Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ku eedeeyay inay ka qayb-qaadatay Weerarradii lagu qarxiyey Maraakiibtii Shidaalka sidday ee lagu weerarray Biyaha badda Cumaan. Qaraxyada lagu weerarray labada Markab ee Shidaalka Khamiistii Toddobaadkii hore, ayaa noqonaya Weerarkii labaad ee bil gudaheed ka dhaca goobta Istaraatiijiga […]
15 Jun 2019
Raamalah (HCTV)khubaro caafimaad oo kasoo jeeda dalka Maraykanka, ayaa ku guulaystay Qalliin ay ku sameeyeen gabadh yar oo 7 bilood oo kali ah jirtay oo u dhalatay falastiin, waxaana ay kasoo saareen rasaas ay Madaxa kaga dhufteen ciidanka Israaiil. sida ay ku warrantay jariidadda AL-Wattan,warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda caafimaadka ee Falatiin ee fadhigeedu yahay […]
Somali News15 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Maanta (15/06/2019) Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Abwaan Saxardiid Maxamuud Jebiye ka mid ah Suugaanyahannada Soomaalida. Abwaanka oo Maalmihii u dambeeyay Xanuunsanayey ayaa Geeriyooday Subaxnimadii hore ee Saaka. Abwaanka oo lahaa Heeso badan oo Waddani ah, sida Heesta Caanka ah ee ‘Aynu Meello Hasheena Maandeeq’ ayaa waxa Geeridiisa […]
Somali News15 Jun 2019
Berbera (HCTV) – Lix Meheradood oo kuwa yaryar ah ayaa ku gubtay Suuqa la yidhaahdo ‘Dibiga iska eeg’ ee Magaalada Berbera Maanta gelinkii hore. Dabka ayaa dhammaan baa’biiyey lixda Meheradood oo intuba isku garab yaallay. Meheradahan oo bakhtiintooda ay ka qayb-qaateen Gaadiidka Dab-damiska iyo qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Berbera iyo weliba Masuuliyiin uu […]
Somali News15 Jun 2019
Muqdisho (HCTV) – Laba Qarax oo waaweyn ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, duhurnimadii Sabtida Maanta. Qaraxyadan oo geystay khasaare aan weli si rasmi ah loo ogayn ayaa ka koowaad wuxuu ka dhacay oo lala eegtay Koontarool ku yaalla agagaarka Isgoyska Sayidka oo laga ilaaliyo dhismaha baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya, waxaana la […]
Somali News15 Jun 2019
Garoowe, (HCTV) – Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay Kalfadhiga 44-aad ee Gollaha Wakiillada Puntland. Munaasibadda furitaanka kalfadhigaasi 44aad ayaa waxa Madaxweyanaha Puntland ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaana sidoo kale kasoo qeyb-galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Madaxweynihii Hore ee Puntland, Ahna xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare […]
Breaking News15 Jun 2019
Breaking News15 Jun 2019
Somali News15 Jun 2019
Wajir, (HCTV) – Ku Dhawaad 8 Askari oo ka tirsan Ciidamada Bileyska dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen kadib markii weerar lagu qaaday, waxaanay wararku ay intaa ku darayaan gaadhigii ay saarnaayeen loogu xidhay walxaha Qaraxa, halkaana ay ku dhinteen sideed askari halka laba ay dhaawac yihiin 3 kalena la la’yahay […]
Somali News15 Jun 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in laba qarax ay ka dhaceen goordhaweyd. Qaraxa koowaad ayaa la sheegay inuu ka dhacay Isgoyska Saydika oo ah Agagaarka xarunta Baarlamaanka Somalia, halka qaraxa labaadna uu ka dhacay jidka kaantaroolka garoonka Aadan Cade ee u dhaw isgoyska lambar Afar, waxaana wararku […]
Somali News15 Jun 2019
Dushanbe, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Iran Xasan Rooxaani ayaa sheegay inuu joojinayo heshiiskii dhinaca nuclear-ka ee uu la saxeexday quwadaha aduunka, kadib markii sida uu sheegay in aanu heshiiskaasi sii wadi karin dalkiisa oo kaliya, walow dawlada Maraykanka oo iyadu dhinac ahaan ka baxday heshiiskaasi Nuclearka ee lala galay dalka Iran 2015-kii, isla markaana ay […]
Breaking News15 Jun 2019
Gaalkacayo, (HCTV) – Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa shacabka ka tacsiyadeeyay dadkii lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Xildhibaanada ayaa Maamullka Galmudug ka dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaaladda u hor keenaan dadkii ka dambeeyay falkaasi dilka ah. Dhinaca kale shacabka iyo […]