
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News15 Jun 2019
Greendland, (HCTV) – Greendland ayay la soo daristay in Barafku uu dhalaalo 40% maalintii shalay, waxaana lagu qiyaasay isugaynta wadarta Baraka dhalaalay in ka badan 2 gigatons (waxaanu halkii gigatonba uu u dhigmaa ama uu la mid yahay 1 billion tons). Inkastoo Greenland ay tahay jazeerad ay ka buuxaan baraf farabadan, ayaa waxa kor u […]
Somali News15 Jun 2019
Djibouti, (HCTV) – Taliyaha Qaybta Afrika ee ciidamada Maraykanka ayaa kulano heer sare ah la yeeshay hogaamiyeyaasha dalkan ku yaala bariga Afrika ee Djibouti, waxaana kulanadaasi diirada lagu saaray deelada loogu jiro la dagaalanka kooxaha Argagixisada ee ay ka midka yihiin Al-shabaab iyo Kooxda dawlada Islaamka ee IS. Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Qaybta Afrika, Gen. […]
Somali News15 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay waxyaalo uu ku eedayn jiray Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal xiligii uu Muuse Biixi Mucaaridka ku ahaa dawladii Cigaal. Arimahaasi uu Muuse Biixi ku eedayn jiray Cigaal oo wakhti xaadirkan u muuqda kuwo Madaxweyne Muuse Biixi gondihiisa yaala oo ay ka […]
Somali News15 Jun 2019
Beirut, (HCTV) – Hay’adda xuquuqal Insaanka caalamiga ah ee Human Right Watch ayaa ku tilmaantay weerarada kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ay ku hayaan madaarada shacabka ee daka Sucuudi Carabiya mid ka dhan ah qawaaniinta dagaalka, sida lagu sheegay ay maanta soo saartay hay’addaasi, taas oo intaasi ku dartay in taliyeyaasha bixinaya amarada weerarada goobaha shacabka […]
Somali News15 Jun 2019
London, (HCTV) – Ciidamada bileyska ayaa usoo qabtay nin 22 jir, kadib markii dab la qabad siiyey laba nin oo darbi jiif ah oo horday. Montel Nowhia-Job, ayaa la horkeenay Maxkamada Croydon Magistrates’ maalintii khamiistii kadib markii uu weerarku dhacay subaxnimadii hore ee maalinta isniintan. Waxaana dhacdadan dabka lagu qabadsiiyey labadan nin ee darbi jiifka […]
Somali News15 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Maamulka Dawooyinka Iyo Raashinka ee dalka Ethiopia Oo ayaa xayiraad saaray noocyo ka mid ah cuntada iyo noocyo dawooyinka ah kuwaas oo heerkii loogu talo galay tayadoodu ka hoosayso. Wax soo saarkan laga joojiyey suugyada ayaa la ogaaday in aanay llahayn ciwaano sax ah oo tilmaamaya cidii soo saartay iyo shuruudo […]
Somali News14 Jun 2019
Sucuudiga (HCTV) – Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Dawlada Sucuudigu Cafis u fidisay Dadka Soomaalida ah ee sharci-darrada ku jooga Dalkaasi, sida kuwa Ciqaamaduhu ka dhaceen. Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Sucuudiga Saalim Macow Xaaji ayaa sheegay in Dadka Cafiska loo fidiyey yihiin kuwa Sharci-darrada ku jooga Sucuudiga ee doonaya inay isaga baxaan, sida kuwa […]
Somali News14 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa Shir siyaasadeed ku sheegtay Shir ay doonayaan in Beelaha Galbeedka iyo bariga Burco qabsadaan dhawaan. Shirkan oo Qaban-qaabadiisu socoto ayaa Madax-dhaqameedka wada oo uu ka mid yahay Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) sheegeen in lagag wada-hadlayo Horumarka Gobolka Togdheer, laakiin Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarka Jidadka Cabdillaahi Abokor Axmed […]
Somali News14 Jun 2019
Paris (HCTV) – Gabadh ay Walaalo yihiin Dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa Maxkamad la soo taagayaa bishe dambe, ka dib markii lagu eedeeyay inay Tacaddi kula kacday Qof Shaqaale ah. Baadhitaankan ayaa 9-ka bishan ka bilaabmaya Caasimadda Dalka Faransiiska ee Paris, sida uu sheegay Telefiishanka CNN oo HCTV soo xigtay. Gabadha ay Walaalaha […]
Somali News14 Jun 2019
USA (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa baahisay Muuqaal ay ku sheegayaan inuu muujinayo in Ciidammada Kacaanka Iran ay door ku lahaayeen Weerarka Shalay Khamiistii lala beegsaday Labadii Markab ee lagu weerarray Gacanta Cumaan. Al-jazeera oo Muuqaalka baahisay ayaa sheegtay inuu muujinayo Ciidammada Iran oo labada Markab midkood ka soo qaadaya Miino kuwo Maraakiibta loo dhigo […]
Somali News14 Jun 2019
USA (HCTV) – Hooyo u dhalatay Dalka Maraykanka oo Shanteedii Carruurta ahaa uu dilay Aabbahood, ayaa Xaakimka Maxkamadda waydiisatay in Odaygeeda Dilay Carruurta loo baadho Xukun aan Qisaas ahayn. Hooyada Naxariista u muujisay Ninkeeda dilay Shantii Carruurteedii ahayd ayaa u sheegtay Maxkamadda Koonfurta Carolina in Tim Jones Jr aanu Carruurta u muujinin wax Naxariis ah, […]
Breaking News13 Jun 2019