
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
13 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Komishanka Xuquuqda Aadamaha Somaliland ayaa sheegay inay kormeer ugu tageen Maxamed Sidiiq Dhame oo ah Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani oo ku xidhan Xabsiga Hargeysa, Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ku xidhan Xarunta CID-da iyo Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo isna ku xidhan Saldhiga dhexe ee Hargeysa. Warbixinta Komishanka Xuquuqda Aadamaha […]
13 Jun 2019
Galway,Ireland (HCTV) Gabadh ayaa ku dhalatay gudaha Tareen ka dhaqaaqay magaalada Galway,ee wadanka Ireland, intii uu dhexda kusii jiray Tareenkani ku socday Caasimadda wadankaasi ee Dublin, hooyo uur lahayd oo rakaabka ka mid ahayd ayaa fooli ku qabatay, waxaana umushay gabadh yar iyadoo gargaar ka heshay dhakhtar iyo laba kalkaaliye oo tareenka saarnaa xiligaasi. inkasta […]
13 Jun 2019
Nairobi,Kenya (HCTV) Booliska Kenya ayaa goor dhawadayd “xabsiga” dhigay Xildhibaan Rashiid Qaasim oo maanta Feedh ku dhuftay Xildhibaanad Faadumo Geedi oo ay kawada tirsan yihiin Baarlamanka dalkaasi. labada xildhibaan ayaa isku maandhaafay iyagoo jooga gudaha baarlamanka kenya. SIDAY WAX U DHACEEN ? Faadumo Geedi, oo ah gabadh laga soo doortay ismaamulka wajeer ee waqooyi bari […]
Somali News13 Jun 2019
USA (HCTV) – Xabsi Madaxaa haku furto ah ayaa lagu xukumay Nin Sannadkii 2015-kii dilay Saddex Qof oo Muslimiin ahaa. Craig Hicks ayaa Waqooyiga Carolina ku dilay Saddex Qof oo Magacyadoodu kala ahaayeen Deah Barakat oo 23 jir ahaa, Yusor Mohammad oo 21 jir ahayd iyo Yusur Walaasheedii ka waynayd oo Magaceedu ahaa Razan Mohammad […]
Somali News13 Jun 2019
German (HCTV) – Maxkamad Sare oo Jarmal ah ayaa Sharciyeysay inay sax tahay in Shirkadaha Digaagga dhaqa isla-markaana Beedka soo saara ay layn karaan ama dili karaan digaagga lab, marka la dillaaciyo ka dib. Go’aankan ay Khamiista Maanta soo saartay Maxkamadda Federaaliga ah ee Jarmalka ayaa Shirkadaha Beedka Warshadaha kulul ku dillaaciya u ah fursad […]
13 Jun 2019
laba markab oo ay kala leeyihiin Norway iyo japan oo ahaa nooca shidaalka qaada ayaa wali Si xooggan u gubanaya iyagoo taagan gacan badeedka u dhaw xeebaha wadanka Cumaan. Qaabkee loo Weeraray Maraakiibta ? warbixinaha soo baxay ayaa sheegaya in maraakiibtani lagu dhuftay gantaalaha laga tuuro bihaha hoostooda, sidaasi awgeed aanay ahayn hub hawada soo […]
Somali News13 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Shirkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta War-bixino lagaga dhegaystay Wasiirrada Wasaaradaha Shaqada iyo Tiknoolajiyadda. Wasiiradda Shaqada iyo Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo mid mid War-bixinno uga hor akhriyey Golaha Wasiirrada ayaa soo bandhigay waxyaabaha ugu muhiimsan ee Wasaaradaha ay Masuulka ka yihiin qabteen muddadii u dambaysay. Wasiirka Shaqadu waxay sheegtay inay sannadkii […]
13 Jun 2019
Nairobi,Kenya (HCTV)Faadumo Geedi, oo ah gabadh laga soo doortay ismaamulka wajeer ee waqooyi bari dalka Kenya ayaa xildhibaan kale oo soomaaliyeed uu ka dhiijiyay, kadib markii uu feedh daanka kaga dhuftay. xildhibaanka gabadha feedhay ayaa lagu magcaabaa Rashiid Qaasim,waxaana laga soo doortay isla maagaalada wajeer. Qof goob jooge ah ayaa u sheegay warbaahinta kenya, in […]
Somali News13 Jun 2019
Islamabad, (HCTV) – Dalka Pakistan ayaa doonaya inuu hub farabadan uu ka urursado dalka Ruushka islamarkaana xidhiidh uu dhex maro labada milatari ee labada dal sida uu sheegay Raysal Wasaare Imran Khan, kaas oo tilmaamay inuu ku faraxsan yahay in Pakistan ay u dhawaato dalka Ruushka oo ay la yeelato xidhiidh dhow isla markaana uu […]
Somali News13 Jun 2019
Kasese, (HCTV) – Dawladda dalka Uganda ayaa bulshada ku dhaqan deegaanka galbeedka ee Kasese si rasmi ah uga mamnuucday goobaha bulshadu isugu yimaado, iyadoo ka cabsi qabta in cudurka Ebola uu ku sii fido dalkaasi oo uu ku dilay laba qof, markii Virus-ku uu kaga yimid dhinaca dalka Jamhuuriyada Dimuqraadiga Congo. Afhayeenka Wasaarada Caafimaadka, Emmanuel […]
Somali News13 Jun 2019
Oman, (HCTV) – Laba markab oo ah nooca shidaalka qaada ayaa weerar loogu geystay biyaha Gacanka Oman, sida ay ku waramayaan warbaahinta caalamka maanta oo khamiis ah, waxaana la arkayey markabka oo dab ka kacay iyo qarax laga maqlay. Hase yeeshee ilaa iyo hadda ma jiraan warar degdeg ah oo cadaynaya weerarka lagu qaaday Labadaasi […]
Somali News13 Jun 2019
Kuala Lumpur, (HCTV) – Dawladda dalka Hindiya ayaa si rasmi ah uga codsatay dawlada Malaysia inay dib ugu soo celiso muwaadin dalkeeda u dhashay oo ah wadaad diinta Islaamka faafiya oo caan ah Dr Zakir Naik, kaas oo hadii dalka Hindiya lagu soo celiyo wajihi doona dacwado. Waxaana jira su’aalo Wasaarada arimaha dibada laga waydiiyey […]