
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News28 Feb 2021
Addis Ababa, (HCTV) – Wasaaradaha Maaliyada iyo Isgaadhsiinta Ethiopia ayaa bilaabay shir lagaga hadlayo geedi soodka madaxbanaanaynta hanaanka isgaadhsiinta ee dalka Ethiopia. Shirkan oo socon doona laba maalmood ah ayay ujeedadiisu tahay in macluumaad la siiyo ama ay isku dhaafsadaan qandaraasleyda daneynaya, iyo in lagaga jawaabo su’aalahooda ku saabsan geeddi-socodkan. Wasiirka Maaliyadda, dalka Ethiopia, mudane […]
Somali News26 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay heshiiskii xalay dhaxmaray dowladda iyo Midowga Musharixiinta. War ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu ku boggaadiyey Ra’iisul Wasaare Rooble dadaalka uu ku bixiyey heshiiska wadajirka ah iyo guud ahaan maareynta arrimaha doorashooyinka iyo sida ay uga go’an tahay in […]
Somali News26 Feb 2021
Johannesburg, (HCTV) – Maxkamad ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa 20 sanadood oo xabsi ah ku xukuntay Mpho Thobane oo gubay Viwe Dalingozi oo uu saaxiib la ahaa. Ninkan dhalinyarada ah ee Maxkamadu xukunka 20-k sanadood ah ku riday Khamiistii shalay ayaa da’diisa lagu sheegay 29 jir, kaas oo lagu helay inuu Viwe Dalingozi óo […]
Breaking News25 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Kulan ay yeesheen Raysal Wasaaraha Somalia Maxammed Xuseen Rooble iyo midawga Musharixiinta Somalia ayaa laga soo saaray qodobo ay ku heshiiyeen labada dhinac. Waxaana kulanka lagaga hadlay arimo xasaasi ah oo dhacay todobaadkan, waaxanay labada dhinac ku heshiiyeen in guddi loo saaro wixii ka dhacay dibadbixii Jimcihii hore mucaaridku dhigeen oo xukuumada […]
Somali News24 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad loo qabtay haweeen weynaha Somaliland ee qaybta ka ah tar-tanka doorashooyinka fooda inagu soo haya ee Wakiilladda iyo Deegaanka. Shirweynahan oo ujeedadiisu ahayd sidii haween-weynaha Somaliland loogu taageeri lahaa ka qayb-qaadashadda arrimaha Siyaasadda islamarkaana loogu dhiiri galin laha […]
Somali News23 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Ciidamada Booliska Somalia ayaa gacanta ku dhigay Ismiidaamiye isku soo xidhay walxaha qarxa, maanta oo Salaasa ah. Ciidamada ayaa ka war helay qofka Ismiidaamiyaha ah kadibna waxa uu ku tuuray jaakadii uu xidhnaa meel aan ka fogeyn saldhig degmada Xamar Weyne, waxaanu qaraxa dhaawac cka soo gaadhay mid ka mid ah ciidamadii eryanayey […]
Breaking News22 Feb 2021
Somali News22 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madax-dhaqameedka Deegaanka Marxuumka Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dhawaan geeriyooday, ayaa madaxweynaha la yeeshay kulan ay kaga mahadnaqayaan doorkii shariifka ahaa iyo kaalintii mugga iyo milgaha lahayd ee madaxweynaha qaranka iyo guud ahaan xukuumadda uu hoggaamiyaa ka qaadatay Aaskii qaran ee loo sameeyey marxuumka. Kulankan madaxweynuhu la qaatay madax-dhaqameedka oo ay ka […]
Breaking News20 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka ka qayb-galay Xuska Maalinta Dhallinyarada Somaliland ee (UFO) oo sannad walba laga xuso Dalka 20-Febraury-1982 Maalintii Dhagaxtuurka ay sameeyeen qaar ka mid ah dhalinyaradii Somaliland. Munaasibadda lagu xusayay oo lagu qabtay beerta xoriyadda ee Magaaladda Hargaysa oo ay goob joog ahaayeen […]
Breaking News19 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay dibadbaxayaal ay horkacayeen Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Xassan Cali Kheyre iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame xili ay ku dhawaayeen Isgoyska KM4. Dadka dibadbaxa ku wehlinayay siyaasiyiintan ayaa markii ay rasaastu ku bilaabatay la arkayay iyaga oo kala firxanaya, kaddib markii ay ciidamada dowladda u adeegsadeen […]
Somali News18 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Somaliland ayaa hakisay in dalka laga isticmaalo lacagta 50 dollar, maadaama oo dalka ay soo gashay lacag foojari ah. Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi) ayaa sheegay in lacagtani ay soo gashay Suuqyada Hargeysa kadib markii ay ka soo gashay dhinaca Muqdisho oo ay soo martay Wajaale oo ah […]
Somali News18 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV – Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo iska soo horjeeda oo la xiriira dibadbaxa maalinta Berri ah lagu waddo in ay qabtaan midowga musharixiinta iyo siyaasiyiinta ka soo horjeeda dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Hoggaanka ugu sarreysa midowga Midowga Musharixiinta oo isku diyaarinaya dibadbaxa maalinta Berri ay ayaa degay hotelka Naasahablood […]