
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Jun 2019
London, (HCTV) – Henry Wallington iyo Frank Mead, oo ka mid ahaa guutadii 23 aad ee ku sugnayd London xiligii dagaalkii 1aad ee aduunka oo hada laga joogo 100 sanadood ayaa aas dhamaystiran loo sameeyey iyadoo la dhinac dhigay askari kale oo ciidamada Britain ka tirsana oo aan wali isaga la cadayn. Wasaarada Difaaca oo […]
Somali News13 Jun 2019
Kampala, (HCTV) – Qofkii labaad ayaa u geeriyooday cudurka Ebolka dalka gudaha dalka Uganda, arintan ayaa daba socday kadib markii dalkaasi lagu arkay ugu yaraan toban kiis oo curur sidaha Ebolka ah, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadku. Cudurkan ayaa la rumaysan yahay inuu dalka Uganda uga soo gudbay Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Congo oo uu halakeeyey […]
Somali News13 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Jaamacada Mekele University ayaa qaabishay wefti ka socda Somaliland, waxaanay kala saxeexdeen heshiis isfaham (MoU) oo ku saabsan dhinaca xoojinta awooda. Agaasimaha guud ee Wasaarada Biyaha Somaliland Mohamed Yusuf Ismail ayaa heshiiskaasi isfaham la saxeexday gudoomiyaha Jaamacada Mekele University Dr Atto Kindeya. Heshiiskan ayaa sidoo kale diirada lagu saari doonaa awoodaynta […]
Somali News12 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Maamulka dakhli ururinta u qaabilsan dalka Kenya ayaa sheegay inay qabteen 14 qaadhi oo ah nooca raaxada oo dalkaasi si qarsoodi ah loo soo galiyey, lagana keenay dalka Ingiriiska. Gawaadhidan dawlada Kenya ay qabatay ayaa waxa ku jira Range Rover Sport, sida ay baahisay warbaahinta Business Daily, oo HCTV ka soo xigtay, […]
Somali News12 Jun 2019
France, (HCTV) – Xidigad u ciyaarta kubadda cagta dalka Maraykanka oo magaceeda la yidhaahdo Megan Rapinoe ayaa diiday inay qaado heesta calanka dalka ay u ciyaarayso ee Maraykanka oo ciyaar la lahaa dalka Tahiland koobka gabdhaha aduunka oo ka socda dalka Faransiiska. Ciyaaryahanadan ayaa la arkayey iyadoo taagan oo aamusan oo aan qaaday heeska calanka […]
12 Jun 2019
Nottingham, UK (HCTV)Leonard-Valter Tudor, 20,u dhashay wadanka Romania ayaa xabsiga loo dhigay inuu fal xattooyo ah ka gaystay ganacsi ku yaala dalka ingiriiska isagoo maalin kali ah joogay dalka. 20 jirkan ayaa u dhashay dalka Romania, markii u horaysay ayuu maalin jimce ah soo cago-dhigtay dalka ingiriiska, saacadihii ugu horeeyay ayuu isku dayay inuu shaqo […]
Somali News12 Jun 2019
Muqdisho, (HCTV) – Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee hawlgalada Afrika General Thomas Waldhauser iyo Safiirka dawlada Maraykanka ee Somalia Donald Yamamoto oo socdaal ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa kulan la yeeshay Raysal Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre. Waxaanay sheegeen inay sii wadi doonaan howlgallada amniga ee lagu taageerayo xasillinta Soomaaliya iyo dagaalka lagula […]
12 Jun 2019
Sicily, (HCTV) – Haweenay Kabtan ka ahayd doon laga leeyahay dalka Jarmalka oo magaceeda la yidhaahdo Pia Klemp ayaa maxkamad lagu soo taagay dalka Talyaaniga kadib markii lagu eedeeyey inay badbaadisay muhaajiriin si sharci daro ah u doonayey inay soo galaan Talyaaniga. Kabtankan iyo shaqaalihii kale ee la socday doonta dalka Jarmalka ayaa lagu maxkamadeeyey […]
Somali News12 Jun 2019
Sicily, (HCTV) – Haweenay Kabtan ka ahayd doon laga leeyahay dalka Jarmalka oo magaceeda la yidhaahdo Pia Klemp ayaa maxkamad lagu soo taagay dalka Talyaaniga kadib markii lagu eedeeyey inay badbaadisay muhaajiriin si sharci daro ah u doonayey inay soo galaan Talyaaniga. Kabtankan iyo shaqaalihii kale ee la socday doonta dalka Jarmalka ayaa lagu maxkamadeeyey […]
Somali News12 Jun 2019
Masqaṭ, (HCTV) – Dalka Oman ayaa cashuur cusub ku soo rogay Tubaakada, Cabitaanada tamarta laga helo iyo khamriga nooca loo yaqaano Booze, waxaana cashuurahaastaasi boqolkiiba boqolka ah dhaqangalkeedu uu bilaabmi doonaa 15-ka bishan June oo maalmo yari inaga xigaan, dalka Oman oo ah dal yar oo ku yaala gacanka ayaa soo saara shidaalka ama saliida […]
Somali News12 Jun 2019
Malapuram, (HCTV) – Devika Sajeev, waa gabadh ku dhalatay gacmo la’aan oo wax ku qorta cagaheeda, waxaanay dhawaan imtixaankii shahaadiga ahaa ee dalka Hindiya oo ay u fadhiisatay fasalka 10aad ay ka keentay in dhamaan maadooyinkii ay gashay ka keento A+. Balse Devika iyo waalidkeed uma arkaan wax layaab leh in gabadhoodu ay keento A+ […]
12 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Ugu yaraan 525 qof ayuu asiibay bacteriyada cudurka Daacuunka, sida ay xaqiijinayaan hay’addaha caafimaadka ee dalka Ethiopia. Machadka caafimaadka dadweynaha ee dalka Ethiopia ayaa shaaciyey in cudurkan Daacuunka ama cholera uu ka dilaacay dalka Ethiopia, isla markaana ay ku dhinteen 16 qof, waxaana uu tilmaamay in cudurkan Daacuunka ay keento bacteria-da […]