
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News12 Jun 2019
Saudi (HCTV) – 26 Qof baa ku dhaawacmay Garoonka diyaaradaha ee Abha ee Dalka Sucuudiga, ka dib markii kooxda Xuutiyiinta ee Iran taageertaa hub ku soo tuureen Garoonka. Afhayeenka Isbahaysiga Sucuudigu Hoggaamiyo Colonel Turki Al Malki ayaa sheegay in Garoonka, gaar ahaan hoolka ay fadhiistaan Dadka soo degaa lagu dhuftay gantaal Culus, taasina keentay dhaawaca […]
Somali News12 Jun 2019
Washington (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Warbaahinta la hor-yimid Waraaqo ay ku qoran yihiin qorshaha Maraykanku kula Macaamilayo Mexico oo Mujaahiriin badan uga soo gudbaan dhanka Maraykanka. Madaxweyne Trump ayaa ka gows-adaygay inuu la wadaago Waraaqaha uu Gacanta ku hayey waxa rasmiga ah ee ku qoran waxaanu ku sheegay inay yihiin Sir. Warbaahinta […]
Somali News12 Jun 2019
India (HCTV) – Inta la ogyahay Afar Qof baa kulayl daran ugu dhex dhintay Tareen ay ku safrayeen Waqooyiga Dalka Hindiya. Kulaylkan ayaa Labadii Toddobaad ee u dambeeyay halkaasi ka taagnaa, sida ay sheegeen Madaxda Dalkaasi. Afarta Qof ayaa Geeriyooday Isniintii xilli ay ka soo safrayaan Caasimadda Magaalada Agra, waxayna ku socdeen Coimbatore oo Koonfurta […]
Somali News12 Jun 2019
Tuke-raq (HCTV) – Abaarro 2-dii habeennimo ee Xalay waxa dagaal bariga deegaanka Tuke-raq ee Gobolka Sool ku dhex maray Ciidammada Somaliland ee halkaa fadhiisimada ku leh iyo Ciidamo la sheegay inay ahaayeen kuwa Khaatumo. Ciidamo ka mid ah kuwa Khaatumo ayaa Weerar ku qaaday Ciidammada Somaliland ee fadhiisinimada ku leh Tuke-raq, gaar ahaan Saldhigga dhanka […]
Somali News12 Jun 2019
Uganda (HCTV) – Dalka Uganda ayaa lagu arkay Qofkii ugu horreeyay ee qaba Xanuunka halista ee Ebola. Wiil shan jir ah oo dhiiggiisa la baadhay ayaa laga helay Cudurka Ebola, kaasi oo noqonaya Kiiskii ugu horreeyay ee Xanuunka Ebola lagala soo tallaabo dhanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, tan iyo xilligii uu halkaa ka dillaacay. […]
Somali News11 Jun 2019
Qaahira, (HCTV) – Hal sano ka dib markii dawlada Masar ay aag badalatay ‘Maalgashiga aduunkuna uu dhamaaday’ dadka arimaha maaliyada iyo dhaqaalaha ka faalooda ayaa ku tilmaamay in meesha suuqeedu uu kulul yahay isla markaana uu hoos u socdo dhaqaalaha dalkaasi. Inkastoo ay jireen maalgashadayaal ku soo qulqulayey dalkaasi mudooyinkii u dambeeyey, isla markaana doonayey […]
Somali News11 Jun 2019
Beledweyne, (HCTV) – Taliyihii qaybta bileyska gobolka Hiiraan ayaa ku geeriyooday iska horimaaad ka dhacay dulleedka magaalada Beledweyne gaar ahaan deegaanka Kala-Baydh oo ku taala badhtamaha Somalia. Isku dhacan ayaa sidoo kale waxa ku dhaawacmay taliye kuxigeenka ciidamada bileyska ee Baladweyne iyo saraakiil kale, waxaana dagaalka uu ka socdaa Koontoroolka deegaanka Kalabaydh. Waxaanay wararku intaasi […]
11 Jun 2019
Nairobi (HCTV) – Ciidamada ilaaliya Amniga Madaxtooyada wadanka Kenya ayay khasab ku noqontay inay toogtaa arday middi ku hubaysan oo doonayay inuu ka dhaco dayrka ku wareegsan aqalka looga arrimiyo kenya. 25 jirka la toogtay oo lagu magcaabo Kibet Bera,waxaa uu ku jiraa sanadkii shanaad, kulliyadda Injineerinimada Mashiinada ee jaamacadda Jomo Kenyatta, isagoo middi ku hubaysan […]
Somali News11 Jun 2019
Jeddah (HCTV) – Hal-abuurka iyo Heesaaga Nasser Al-Saleh oo u dhashay Sucuudiga ayaa qorshaynaya inuu Boqortooyada Sucuudiga ka furo Machadkii u horreeyay ee lagu baranayo Miyuusigga (Music). Al-Saleh ayaa sheegay inuu doonayo inuu shaqaalaysiiyo Dadka Fanka ku fiican ee Hal-abuurka leh ee Sucuudiga, si ay u bartaan Music-ga iyo habka ugu fiican ee loo heeso. […]
Somali News11 Jun 2019
Saudi (HCTV) – Ciidammada Cirka ee Dawladda Sucuudiga ayaa soo riday laba diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ah. Diyaaradahan ayaa Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ka dagaalamaa doonayeen inay ku wareerraan Saldhigga Ciidammada Cirka Sucuudigu ku leeyihiin Koonfurta Dalkaas, sida Warbaahinta Dawladdu soo Werisay Salaasada Maanta. Jabhadda Xuutiyiinta ayaa iyagu sheegay inay Diyaaradahan la soo […]
Somali News11 Jun 2019
Riyadh, (HCTV) – Ciidamada difaaca cirka ee dalka Sucuudi Carabiya ayaa sheegay inay soo rideen laba diyaaradood oo nooca yaryar ee aan duuliyaha lahayn ah ee loo yaqaano drone-ka oo ay ku soo ganeen maleeshiyada Xuutiyiinta dalka ay jaarka yihiin ee Yemen, ee gacan saarka la leh Iran, sida ay ku warantay warbaahinta dalka Sucuudigu. […]
Somali News11 Jun 2019
Kampala, (HCTV) – Dalka Uganda ayaa noqday dalkii ugu dambeeyey ee xubinta ka ah ururka ururka East African Community (EAC) ee joojiya isticmaalka lacagta dalka Kenya kadib markii dalka Tanzania ay joojisay isticmaalka lacagta iyadoo gashay dedaalo bangiyadeeda lagaga joojinayo lacagtaasi isla markaana lacago laga soo xaday dalka Kenya dib ugu celisay Kenya. Arintan ayaa […]