
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
11 Jun 2019
Boqol sanadood ayaa laga joogaa markii uu dhammaaday dagaalkii koobaad ee dunidu, taariikh-yahannada ayaa hadda qiray doorkii ay Askarta Muslimiintu ay ku lahaayeen dagaalkii koobaad iyadoo difaacay ingiriiska oo maanta ku naaloonaya xoriyadda ay u dagaalameen askartaasi. ” askartii muslimiinta waa la iloobay” sidaas waxaa yidhi Hayyan Bhabha oo ka tirsan urur la yidhaa waayo-aragga […]
Somali News11 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa dalkaasi oo dhan ka xidhay isticmaalka khadka Internet-ka si ay u ilaaliso sharafta Imtixaanka Qaranka oo dalkaasi ka socda, sida ay sheegeen koox u dhaqdhaqaaqa xuquuqda Internet-ka. Kooxdaasi ayaa cadaysay in gabi ahaanba la joojiyey internetka marka la gaadho 7:30 subaxnimo. Talaabadan ay dawlada Ethiopia qaaday ee khadka […]
Somali News11 Jun 2019
Djibouti (HCTV) – Dawladda Jabuuti ayaa beenisay in Maraakiibta dagaalka ee Iran ku sugan yihiin Xuduudka dhanka Biyaha ee Jabuuti. Safiirka Jabuuti u fadhiya Sucuudiga Dhiauddin Bamakhrama ayaa beeniyey Warar Warbaahinta Caalamiga ah qaarkood baahiyeen, kuwaasi oo sheegay in Maraakiibta dagaalka ee IRAN hoganayaan Biyaha badda Jabuuti. Safiirku wuxuu sheegay in aanay Wararka sidaa sheegaya […]
Somali News11 Jun 2019
Washington, (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa joojisay sii socoshada tababaro ay duuliyeyaal Turki ah ay ku siinaysay diyaarada dagaalka ee F-35, kadib markii dawlada Ankara ay qorshaysay inay sii wado gantaalada difaaca ee ay ka iibsanayso dalka Ruushka. Saraakiil ka tirsan dawlada Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in dawladda Maraykanku ay joojisay duuliyayaal Turkish ah oo […]
Somali News11 Jun 2019
Lamu (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa xidhay Xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya. Xidhitaanka Xuduudda Kenya ay Soomaaliya kala wadaagto dhinaca deegaanka Lamu ayaa Boolisku sheegay inay tahay sababo amni dartood iyo in lagaga hor-tagayo hawl-gallada Kooxda Al-shabaab ee dhanka Soomaaliya ka soo weerarra Kenya. Taliyaha Booliska deegaanka Lamu Mr Muchangi Kioi ayaa sheegay in xuduudka […]
Somali News11 Jun 2019
Itoobiya (HCTV) – Hooyo 21 Jir ah oo u dhalatay Itoobiya, ayaa u fadhiisatay Imtixaankeedii Dugsiga sare markii ay Umul ahayd 30 Daqiiqo oo keliya. Almaz Derese oo ka soo jeeda deegaanka Metu ee Galbeedka Itoobiya ayaa rajeynaysay inay u fadhiisato Imtixaanka inta aanu dhalan Ilmaheedu, laakiin Imtixaannaadka ayaa dib loogu dhigay Bishii Ramadaan awgeed, […]
11 Jun 2019
Ciyaar yahanka Dhexda uga safta Kooxda Manchester United, Paul Pogba, ayaa ka sheekeeyay sababihii keenay inuu Rumeeyo Diinta Islaamka. bogba oo kasoo laabtay safarkiisii Cumarada ee tagay Xaramka Barakaysan ee Mekka, ayaa u sheegay warbaahinta The Times,inuu sameeyay daraasad uu wax kaga ogaanayo islaamka, daraasaddaasi ka dibna waxaa uu go’aansaday inuu la turkado koox dhalinyaro […]
Somali News11 Jun 2019
Nairobi (HCTV) – Ciidammada Amniga ee Dalka Kenya ayaa toogtay Nin Mindi ku Weerarray Aqalka Madaxtooyada ee looga Arrimiyo Dalka Kenya, ka dib markii uu ka booday Deyrka. Booliska ayaa sheegay In Ninkan oo Mindi lulayaa uu ka dhacay Deyrka isla-markaana Ciidammadii Booliska ee halkaa ku sugnaa markay isku dayeen inay ka hor tagaan uu […]
10 Jun 2019
Qof rakaab ah oo saarnaa Diyaarad u kala Gooshaysay Dalalka UK iyo Pakistan ayaa ku kacay fal khatar galiyay diyaaraddii u la socday. diyaaradda oo ka tirsanayd shirkadda duulimaadka ee Dalka Pakistan ee magaceeda losoo gaabiyo (PIA) ayaa in ka badan 7 saacadood Jimcihii ku xanibnayd, garoonka diyaaradaha ee magaalada Manchester, kadib markii qof rakaabka […]
Somali News10 Jun 2019
Burco (HCTV) – Xafiiska Imtixaannaadka Somaliland ayaa sheegay in la joojiyey shaacintii hadba 10-ka Arday ee ugu sarreeya Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe/Sare ee Dalka. Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Somaliland, Daa’uud Axmed Faarax oo Khudbad ka jeediyey Xaflad lagu qabtay Magaalada Burco ayaa sheegay in Wasiirka Waxbarashada Jaamac Cismaan Aadan uu siyaasad ahaan soo jeediyey […]
10 Jun 2019
Washington (HCTV)Waxay ahayd 29 April 2018-kii Madaxwayneyaasha Dalalka Maraykanka iyo Fransiiska Melania Trump iyo Macron, oo ay daawanayaan labadooda xaas Melania Trump iyo Brigitte Macron,waxay beereen geed xusuus u ah Hiilkii Maraykanku siiyay Faransiiska 100 sano ka hor. Geedkan qalalay ee xusuusta ahaa ayaa lagasoo qaaday kaymaha Belleau ee ku yaala waqooyiga faransiiska halkaasi oo […]
Somali News10 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha degmada 31-ka May ee Hargeysa Cabdillaahi Xasan Digaale ayaa ka hadlay eedaymo boqorka Beelaha Gabooye u jeediyey Madaxweyne Biixi, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiir ku-xigeenka Qorshaynta. Cabdillaahi Xasan Digaale oo daba socda hadallo uu Boqorka Gabooye ku duray Madaxweynaha Somaliland, Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiir ku-xigeenka Qorshaynta ayaa sheegay in boqorka Gabooye uu […]