
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
10 Jun 2019
SUDAN (HCTV) Golaha Militeriga Maamula Dalka Sudan ayaa amaray in Cutubyo ciidan oo ay ku jiraan ciidanka sida Militeriga u tababaran ee RSF loo kala diro Gobolada dalka suudaan si ay uga hortagaana Rabshadaha ka dhanka ah xukunka militeriga. Magaalooyinka ay ciidamo badani ku wajan yihiin, waxaa ka mid ah magaalada Umu Durmaan iyo xarumaha Gobolada […]
Somali News10 Jun 2019
UK (HCTV) – Dhaqaalaha Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa waxa saamayn weyn ku yeeshay Go’aanka ka bixitaanta UK ee Midowga Yurub (Brexit) oo aan weli dhana u dhicin. illaa bishii Afraad ee sannadkan wuxuu dhaqaalaha UK hoos u dhacay boqolkiiba 0.4, taasi oo ka dhigan inuu Afjeer hoos u dhacaasi ka badan yahay kii bishii Saddexaad […]
10 Jun 2019
HINDIYA (HCTV) Sanadkiiba bil kaliya ayay soo if baxdaa oo la arkaa 11-bilood ee kalena biyaha ayay ku hoos jirtaa biyaha, waa Magaalo lagu magcaabo Curdi ku taalay Galbeedka Gobolka Goa ee Dalka Hindiya, oo 33 sano ka hor ay biyo xoogani dabooleen. Taariikhdii hore magaladani Curdi, waxay ku taalay laba buurood dhexdood waxaana dhibaato […]
Somali News10 Jun 2019
Mali (HCTV) – Ku dhawaad 100 Qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay Tuulo ku taalla Badhtamaha Dalka Maali. Weerarka ayaa ka dhacay deegaanka Sobale Kou oo kulaalaya ama ku dhow Sanga town, sida uu baahiyey Channel Afka Faransiiska ku hadla ee RFI. Meydadka Dadka la dilay ayaa la gubay, sida uu sheegay Masuul Maxali […]
Somali News10 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Xubno ka mid ah Guddiga Madasha Wadatashiga Somaliland oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in laga baydhay ku dhaqankii Dastuurka isla-markaana dhaartii ay Illaahay u dhaarteen Masuuliyiinta Dawladdu aanay ku dhaqmin. Sheekh Maxamed Xaaji Maxamuud iyo Cabdisalaan Yaasiin Gabaxaddi iyo Xubno dhallinyaro ah oo Guddigaasi ka mid ah ayaa […]
Somali News10 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa sheegtay in laba ka mid ah Dugsiyada ku yaalla Degmada Badhan laga joojiyey Imtixaanka Shahaadiga ah oo Somaliland ka bilaabmaya 16-ka bisha June. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Jaamac Cismaan Aadan oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Wasaaraddu ay Dugsiyada Waxbarashada ee degmada […]
Somali News9 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Khadar Xuseen Cabdi oo ay wehelinayaan saraakiil kale oo ka tirsan xisbigaasi ayaa maanta xabsiga magaalada Hargeysa ku booqday Maxamed Sidiiq Dhame oo ah gudoomiyaha garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani iyo Wariye Coldoon oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku xidhnaa Xabsiga Hargeysa, Sida uu ku […]
Somali News9 Jun 2019
Ukrain (HCTV) – Ciyaaryahanka Oleksandr Zinchenko oo safta Kooxda Manchester City ayaa dhunkaday ama Shumiyey Gabadh Weriye ah oo si toos ah u tabinaysay Ciyaar dhex martay Xulalka Ukrain iyo Serbia, ciyaartaasi oo ku tirsan Is-reeb-reebka tartamada Yurub ee 2020-ka isla-markaana dhacday Jimcihii la soo dhaafay. Ciyaaryahanka Oleksandr Zinchenko oo Qarankiisa Ukrain ku hoggaamiyey inay […]
Somali News9 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Khadar Xuseen Cabdi oo ay wehelinayaan saraakiil kale oo ka tirsan xisbigaasi ayaa maanta xabsiga magaalada Hargeysa ku booqday Maxamed Sidiiq Dhame oo ah gudoomiyaha garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani iyo Wariye Coldoon oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku xidhnaa Xabsiga Hargeysa, Sida uu ku […]
Somali News9 Jun 2019
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dawladda Federalka ee Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda wasaaradda arrimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska, Richard Moore. Sida ay magaalada Muqdisho kaga soo warantay Wariyaha HCTV ee Muqdisho Farxiya Maxamuud Yuusuf. Raysal Wasaaraha Somalia iyo Agaasimaha siyaasada ee Wasaarada Arimaha dibada ee Ingiriiska ayaa […]
Somali News9 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland, Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa Dawladaha hoose ee Dalka ku canaantay qashinka Magaalooyinka dhex daadsan, kaasi oo si weyn u muuqda xilliyada Roobabku da’aan. Wasiir Saajin oo Maanta Hadal ka jeediyey Munaasibad ku saabsanayd Deegaanka oo lagu qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in Qashinku uu Magaalooyinka fasahaadiyey, […]
Somali News9 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiim-baro) ayaa sheegay in Ciidammadii Qaranka Somaliland ee hore ula socday Kornayl Caarre ay dib u soo noqdeen. Badhasaabka oo Maanta Saxaafadda ugu warramay Magaalada Hargeysa oo uu safar shaqo ku joogo ayuu sheegay in Ciidammadii la socday ay dib u soo noqdeen, inkasta oo aanu […]