
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News9 Jun 2019
Tehran (HCTV) – Ciidammada amniga ee Dalka Iran ayaa Albaabada u laabay Huteello kuwa Cuntada laga cuno ah iyo Makhaayado Bunka laga cabbo oo tiradoodu gaadhayso 547, sida uu sheegay Taliyaha Booliska Caasimadda Tehran. Huteellada iyo Goobaha Bunka laga cabbo ee la xidhay ayaa Boolisku ku samaynayaan Kormeer ah in Waxyaabaha ay iibinayaan waafaqsan […]
Somali News9 Jun 2019
Baydhabo (HCTV) – Dawladda boqortooyada Ingiriiska ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamul-gobolleedka Koonfur Galbeed ka furtay Xarun lagu tababbari doono Ciidammada Soomaaliya. Xaruntan ayaa waxa loogu talo-galay in Tababbarro lagu siiyo Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya si ay Mustaqbalka ula wareegaan Amniga guud ee Dalka, qaadaana Masuuliyadda Xasiloonida. Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa sheegtay […]
Somali News8 Jun 2019
Addis Ababa (HCTV) – Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa dib ugu laabtay Magaalada Addis Ababa, ka dib booqasho Hal Maalin ah oo uu ku tagay Caasimadda Suudaan ee Khartoum. Raysal-wasaaraha ayaa Diyaaraddii gaarka ahayd ee uu ku tagay Suudaan kaga soo qaaday 78 Maxaabiis Itoobiyaan ah oo muddo halkaa ku xidhnaa, ka dib markii Suudaan […]
Somali News8 Jun 2019
Riyadh, (HCTV) – hay’adda u dhaqdhaqaaqda Arimaha xuquuqal Insaanka ee Amnesty International ayaa ugu baaqday Sucuudi Carabiya inay joojiso xukun dil ah oo lagu riday wiil yar oo la xidhay shan sano ka hor. Murtaja Qureiris ayaa la xidhay isagoo da’diisu ay tahay 13 markii uu ka qaybqaatay dibadbax lagaga soo horjeedo dawlada kaas oo […]
Somali News8 Jun 2019
DRC, (HCTV) – Hay’adda caafimaadka Aduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa sheegtay in aduunku uu galayo waji cusub, halkaas oo uu ka dilaaci doono cudurka ebola oo khatar ah kaas oo si cusub oo caadi ah u faafaya. Ururka Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa intaasi ku dartay in cudurkii hore ee Ebola uu […]
Somali News8 Jun 2019
Somalia (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa Qaylo-dhaan ka soo saartay Xaaladda nololeed ee Malaayiin Qof oo ku nool Dalka Soomaaliya. Qaramada Midoobay waxay sheegtay in Dad ka badan 2 Million Qof ay Macaluul u dhiman doonaan, haddii aan Kaalmo Caalami ahi lala gaadhin ka hor bisha September ee sannadkan, Qaranka dagaalladu naafeeyeen ee ku yaalla […]
Somali News8 Jun 2019
South Afrika, (HCTV) – Haweenay Maraykan ah ayaa la kulantay hanjabaado dil ah kadib markii ay ugaadhsatay duurjoog ku sugnayd dalka Koonfur Afrika, waxaana ay sheegtay in aanay marnaba qoomamaynayn kadib markii sanad ka dib ay baahisay sawida iyadoo ku faraxsan laynta ugaadhaasi. Haweenaydan oo magaceedala yidhaa Tess Thompson Talley, oo da’deedu ay tahay 38 […]
Somali News8 Jun 2019
Seattle, (HCTV) – Laba gabdhood ayaa cusbitaal la dhigay kadib markii ay qalabka wax lagu nadiifiyo ay u isticmaaleen in xiliga caadada ay si dhakhso ah ugu soo gabogabeeyaan. Kalkaaliso ku sugan Seattle ayaa xaaladda daran ee labadan gabdhood oo da’dooda ay ku sheegtay 19 jir iyo 23 jir, ku tilmaantay inay xaalad daran kala […]
Somali News8 Jun 2019
Mosco (HCTV) – Ivan Golunov oo ah Weriye Ruushka u dhashay oo sameeya baadhitaannada ayaa lagu eedeeyay inuu isku dayey inuu si sharci-darro ah u iibiyo Mukhaadaraad, sida uu sheegay Pavel Chikov oo ah Looyar caan ku ah Difaaca Xuquuqda Aadamaha. Weriye Ivan Golunov ayaa la xidhay, laakiin wuxuu ku dhex xanuunsaday Saldhigga Booliska, hase-ahaatee […]
Somali News8 Jun 2019
Pacific Ocean, (HCTV) – Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Maraykanka iyo Markabka wax duqeeya ee dalka Ruushka ayaa inyar isku jirsaday, waxaanay ku sigteen inay isku dhacaan xili ay marayeen badda Pacific Ocean-ka – waxaanay labadooduba midba midka kale ku eedeeyey masiibadaa dhici gaadhay. Ciidamada Badda ee Maraykanka ayaa iyagu sheegay in Markabka Ruushka […]
Somali News8 Jun 2019
Khartuum, (HCTV) – Ciidamada Amaanka ee dalka Sudan ayaa xidhay laba hogaamiye oo ka tirsan Mucaaridka dalkaasi, waxyar ka dib markii ay kulan la yeesheen Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed, oo u muuqday hogaamiyaha gobolka, kaas oo socdaal tagay Jimcihii magaalada Khartuum. Raysal Wasaaraha Ethiopia ayaa xubnihii ka socday socday labada dhinac ee Jeneraalada […]
Somali News8 Jun 2019
Istanbul (HCTV) – Ciyaaryahanka Caanka ah ee Mesut Ozil ayaa Arooskiisu ka dhacay Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga, waxaana Mixiiskiisa koowaad ahaa Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Ciyaaryahankan Caalamiga ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Jarmalka, balse Qoyskiisa badhkii ku sal leeyihiin Turkiga ayaa sannadkii hore doodi ka dhalatay Sawir uu la galay Madaxweynaha […]