
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Xuseen Buuni ayaa si wada jir ah u sharraxay sababta uu Madaxweynaha Somaliland uu Wasiirka Maaliyadda si ku meel-gaadh ah ugu magacaabay inuu ku sime u noqdo Wasiirka Qorshaynta oo Xaalad Caafimaad dibedda ugu maqan, xilli uu Wasiir ku-xigeenkii Wasaaraddu […]
Somali News7 Jun 2019
Sweden (HCTV) – Qarax weyn ayaa ka dhacay Magaalada Koonfurta Sweden ku taalla ee Linkoping Jimcihii Maanta, waxaana ku dhaawacmay 25 Qof, waxaanu khasaare gaadhsiiyey Dhismihii uu ka dhacay. Ma Cadda waxa sababay Qaraxa, laakiin Booliska ayaa sheegay inay ka shaki qabaan in Qaraxu ka dhashay Bam meesha la dhigay, waxayna sheegeen inay fureen baadhitaanka […]
Somali News7 Jun 2019
Khartoum, (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dawladda Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Maanta gaadhay Caasimadda Dalka Suudaan ee Khartoum. Raysal-wasaare Abiy Ahmed ayaa halkaa u tagay inuu hoggaamiyo dedaallo lagu dhexdhexaadinayo Milletariga talada Suudaan sida ku meel-gaadhka ah Gacanta ugu haya iyo Mucaaradka, ka dib maamulo la dilay tobanaan Qof oo ka mid ahaa dibed-baxayaasha doonaya in Millaterigu […]
Somali News7 Jun 2019
Khartuum, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa ku sugan caasimada dalka Sudan si uu dhexdhexaadin uga dhex dhaliyo Milatariga iyo Mucaaridka, maalmo ka dib markii dibadbaxyaal ay ciidamada ku laayeen caasimada Khartuum. Socdaalkan degdega ah ee uu Raysal Wasaaraha Ethiopia uu Jimcihii maanta ku tagay magaalada Khartuum ayaa Abiy uu kulamo la […]
Somali News7 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in Ciidammada Milletariga Somaliland ee bariga Gobolka Sanaag ay ahmiyad u yihiin Dadka deegaankaasi ku dhaqan, isla-markaana hormood u yihiin in Dawladnimadu gaadho. Cabdillaahi Maxamed Daahir wuxuu ka hadlay Xaaladda Xilligan ee bariga Gobolka Sanaag, halkaasi oo Maamulka Puntland […]
Somali News7 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Dab ayaa Xalay Fiidkii ka kacay Qayb ka mid ah Suuqa Gobanimo ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Bakhaaro ku yaalla qaybo ka mid ah Xusbiga, kuwaasoo ay ku kaydsanayeen khudaarta noocyadeeda kala duwan. Ciidanka Dab-demiska ayaa damiyay dabkaas, sidoo kalena ku guuleystay inuu ka xakameeyo inuu ku fido dabkaasi meheradaha kale ee […]
Somali News6 Jun 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed-karaash) ayaa Somaliland ku eedeeyay inay taageerto kooxda Al-shabaab. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Maanta kormeer ku tagay Jidka u dhexeeya Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso oo Roobab gooyeen, ayaa ka hadlay Xaaladda deg-degga ah ee Madaxweynaha Somaliland ku soo rogay deegaanno ka mid ah Gobolka Sanaag, waxaanu […]
Somali News6 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa ayaa loo doortay inay martigaliso shirka soo socda ee golaha maamula kubadda cagta aduunka ee FIFA sanadka 2020-ka. Dhawaaqan shirka 70aad ee FIFA ee ka dhacaya Addis Ababa ayaa lagaga dhawaaqay markii uu dhamaaday shirkii 69th ee ka dhacay caasimada dalka Faransiiska ee Paris. Sida […]
Somali News6 Jun 2019
Sool (HCTV) – Dhowr Qof ayaa ku Geeriyooday Roobab Maalmihii u dambeeyay ka da’ayay Gobollada Somaliland, sida Sool iyo Maroodi-jeex. Dadkaasi waxa ka mid ah Cismaan Maxamed Cilmi oo Allaah ha u naxariistee ahaa Wiil da’diisu tahay 12 Jir, sida Weriyaha HCTV ee Gobolka Sool uu ku dhintay Balli-biyood uu ku dhacay. Ehelada Wiilka dhallinyarada […]
Somali News6 Jun 2019
Barcelona, (HCTV) – Xidigada sare ee Heesaaga ah ee dalka Colombia u dhalatay ee Shakira Isabel Mebarak Ripoll ayaa ka soo hormuuqatay Maxkamad ku taal meel u dhow Barcelona maalintii salaasadii si su’aalo looga waydiiyo eedo la xidhiidha in aanay bixin lacago cashuura ah oo gaadhaya 14.5 million euros oo u dhiganta ($16.3 million dollar). […]
Somali News6 Jun 2019
Burco (HCTV) – Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in Cisbitaalka Magaalada Burco la dhigay Dad gaadhaya 40 oo uu soo ritay Xanuunka Shubanku. Isu-duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Togdheer Aadan Cilmi Diiriye ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ee Magaalada Burco ka taagani tahay in Xanuunka Shubanku uu soo rito Dad tobannaan gaadhaya, xilli […]
Somali News6 Jun 2019
UAE (HCTV) – Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa walaac xoog leh ka muujisay Rabshadaha ka sii socda Dalka Suudaan, kuwaasi oo u dhexeeya Dibed-baxayaasha iyo Milletariga Suudaan isla-markaana sababtay inay dhintaan Dad gaadhaya 108 Ruux. Dawladda Imaaraadka Carabtu waxay rejo ka muujisay in Milletariga iyo guud ahaan Xisbiyada Suudaan yeeshaan Wada-hadallo midho-dhal leh oo wax lagu […]