
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News6 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Midawga Afrika ayaa dalka Sudan xayiraad ku soo rogay, waxaanay dalbadeen in maamul shacabku gadhwadeen ka yihiin oo talada loo dhiibaa ay xal u noqon karto dhibaatooyinka ka socda Sudan ee boqolka Qof galaafay. Golaha Nabada iyo Amaanka ee urur Midawga Afrika ayaa sheegay in maanta oo khamiis ah ay kulan […]
Somali News6 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Maamulka waxbarashada Qaranka Kenya ayaa sheegay inay horumarinayaan siyaasad dalkaasi ka caawinaya inuu soo jiito Ardayda caalamiga ah oo iskaga yimaada Afrika oo dhan iyo inay isku bedesho xarunta waxbarashada sare ee qaarada Afrika – waxaana hada kaalintaasi ku jira dalka Koonfurta Afrika oo wadada u xaadhay in kumanaan Arday oo caalami […]
Somali News6 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska Somaliland ayaa Gacanta ku dhigay 432 Litir oo Khamri ah iyo Ninkii watayba. Taliye ku-xigeenka Booliska, Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle oo Saxaafadda la hadlay ayaa faahfaahiyey siday Ciidammadu u qabteen Maandooriyaha Khamriga iyo Ninkii gaadhiga ku siday, kaasi oo uu ku sheegay inuu shaqada noocaan ah caadaystay. Taliye Fooxle oo arrimahaa […]
Somali News6 Jun 2019
Suudaan (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa qorshaynaysa inay Shaqaalaheeda kala baxdo Dalka Suudaan. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii Shalay sheegay inay qorshaynayaan sidii Shaqaalaha Muhiimka ah ee Qaramada Midoobay ee ku sugan Suudaan loo geyn lahaa meel kale, sababtana waxay ku sheegeen in Xaaladda Amni ee Dalka Suudaan sii xumaanayso. “Waxaanu ka shaqaynaynaa […]
Somali News5 Jun 2019
Mexico City, (HCTV) – Maayarka Magaalada Mexico City haweenayda la yidhaahdo Claudia Sheinbaum ayaa ku dhawaaqday in caruurta yaryar ee dugsiyada dawlada wax ka bartaa aanay sii qaadan doonin direys gaar ka dhigaya jinsiga labka ama dhadiga. “Wiilashu way soo xidhan karaan toobka ama haafka, Gabdhuhuna haday doonaan way soo xidhan karaan Surwaal hadii ay […]
Somali News5 Jun 2019
Kampala, (HCTV) – Shan qof ayaa ku dhintay daraasiin kalena waa la la’yahay kadib markii roob xoogan oo sababay in dhulku soo go’o ay ka da’een buuraha Bududa ee bariga dalka Uganda, sida ay sheegtay hay’adda Laanqayrta Cas. Ururkan bisha Cas ayaa sheegay in ku dhawaad 50 qof la rumaysan yahay inay maqan yihiin ama […]
Somali News5 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Askari ka mid ahaa Ciidammada sida gaarka ah u tababbaran ee loo yaqaano RRU ayaa Askari kale ku dilay Magaalada Hargeysa. Sida loo xaqiijiyey Telefiishanka HCTV, Askariga dhintay oo magaciisu ahaa Naasir Axmed Aadan (Naasir Wadaadyare) ayaa waxa toogtay Askari ka mid ahaa Ciidammada RRU-da, waxaanu falkan dilka ahi Arbacada Maanta ka […]
Somali News5 Jun 2019
Alabama (HCTV) – Maayarka Magaalo yar oo ka mid ah Gobolka Alabama ee Dalka Maraykanka ayaa soo jeediyey in la laayo Dadka Isku Jinsiga ah ee isku taga. Mark Chambers oo ah Maayarka deegaanka Carbon Hill oo ka mid ah Alabama ayaa Faallo uu ka bixiyey Qoraal ku saabsanaa Dadka Isku Jinsiga ah ee isku […]
Somali News5 Jun 2019
USA (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa Muwaadiniinteeda ka mabnuucday inay u socdaalaan Dalka Kuuba. Maraykanku wuxuu sheegay inaan Muwaadiniintiisu aanay Kuuba ugu safrin karin dhinaca Dhulka, Badda, Cirka, isla-markaana aanay dal-xiis ahaan ku tagi karin Jaziiradda Kuuba. Mabnuuca waxa ku jira in Shirkadaha Dadka sida Jamaca ah u dal-xiis geeyaa ee Isticmaala diyaaradaha iyo Maraakiibtu […]
Somali News5 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa si ku meel-gaadh ah Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Sacad Cali Shire, ugu sii dhiibay wasaarada Qorshaynta, ka dib markii Wasiirkii Wasaaraddaasi Maamulayey xaalad caafimaad dalka Dibeddiisa loogu qaaday. Wasiir Sacad, ayaa labada wasaaradoodba isku maamuli doona muddada wasiirku Qorshayntu maqan yahay sida ay HCTV u xaqiijiyeen […]
Somali News5 Jun 2019
Gaalkacayo (HCTV) – Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug ee Soomaaliya ayaa Maanta Ciiday. Magaalada Gaalkacayo oo aan Salaasadii Shalay laga Ciidin ayaa Arbacada Maanta si wanaagsan looga Ciiday, sida uu soo sheegay Weriyaha Telefiishanka HCTV ee Magaaladaasi Cali Maalin. Dadweynaha ayaa Subaxdii hore isugu soo baxay Garoonka kubadda Cagta ee Cabdillaahi […]
Somali News5 Jun 2019
Suudaan (HCTV) – Magaalada Khartoum ee Caasimadda Dalka Suudaan waxa ka sii socda Mudaharaaddo Rabshado wata. Ururka Dhakhaatiirta Suudaan ayaa sheegay in tan iyo intii ay burbureen Wada-hadalladii u dhexeeyay Milletariga xukunka sida ku meel-gaadhka ah u haya iyo Mucaaradka dalkaasi Ciidammadu toogasho ku dileen Dad tiradoodu dhan tahay 60 Ruux, inkasta oo Milletarigu Arbacada […]