
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News5 Jun 2019
Istanbul (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Xalay Geeriyooday Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye oo ka mid ahaa Golaha Wakiillada Somaliland. Xildhibaanka ayaa ku Geeriyooday Cisbitaal ku yaalla Dalka Turkiga oo bilihii u dambeeyay Xaalad Caafimaad u jiifa. Marxuumka oo muddo dheer ka mid ahaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada oo uu kaga soo biiray Xisbigii […]
Somali News4 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Diyaarada Kenya Airways ayaa hakadD galisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay dalka Sudan, maadaama oo ay xaaladi ka jirto Madaarka caalamiga ah ee Khartuum oo ay ku sugan yihiin dibadbaxayaal ka soo horjeeda dawladda dalkaasi. Sida lagu sheegay fariin Kenya Airways ay u adeegsatay dhinaca Twitter-ka, taas oo lagu sheegay inay hakadd […]
Somali News4 Jun 2019
Djibouti, (HCTV) – Dhismaha Dhaamka Ambouli Friendship Dam ayaa laga dhamaystiray dalka Djibouti, sida Wasaarada Beeraha iyo Kaymaha dalka Turkigu ay ku sheegtay war-saxaafadeed ay soo saartay. Waxaanay tilmaantay in qaybta ugu weyn ee dhaam-ka lagu dhisay heshiis ay kala saxeexdeen Turkiga iyo Djibouti sanadkii 2014-kii oo ku saabsanaa inay arimaha biyaha ka wadashaqeeyaan, waxaanu […]
Somali News4 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Ciidamada bileyska ee dalka Kenya ayaa isku gedaamay gaadhi uu leeyahay Afhayeenka Madaxweyne Yoweri Museveni, kadib markii laga helay dalka Kenya isagoo ay ku xidhan tahay Lambarka Taarikada ee dalka Koonfurta Sudan. Gaadhigan oo noociisu yahay Toyota Kluger, ayaa la waayey xili uu yaalay mudo dheer Parking-ka guri ku yeaala Kampala bishii […]
Somali News4 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee UNHCR ayaa ku baaqday in gargaar dheeraad ah lala soo gaadho dad ay saamaysay, oo ay barakicisay abaar ka jirta Somalia. Roobabkii Guga ee April-June 2019-ka oo hooseeyey celcelis ahaan iyo Dayrtii bishii October ilaa December ee sanadkii 2018-kii ayaa sababay abaar uga sii darta […]
Somali News4 Jun 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa sheegay inaan Maamulkiisa iyo Somaliland aanay nabadgalyo ku wada noolaaneyn inta sida uu sheegay Somaliland haysato Gobolka Sool oo Mulkiyaddiisa Puntland sheegato, balse ay hadda Somaliland gacanta ku hayso. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Maamulkaasi oo safar dibedda ugu maqan, […]
Somali News4 Jun 2019
Moche, (HCTV) – Victor Angulo, oo dadiisu ay tahay 12 jir ayay kamarada amaanka ee CCTV-ga loo yaqaanaa ay qabatay bishii March isaga oo wax ku hoos baranaya laambad ku xidhnay wadada magaalada Moche ee dalka Peru, taas oo ay sababtay gurigooda oo aan lahayn wax laydh ah. Waxaana muuqaalka Video-gu uu muujinayey wiilkan yar […]
Somali News4 Jun 2019
Istanbul, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in aanu jiri doonin talaabo dalkiisu uu dib ugaga noqonayo heshiiskii uu dalka Ruushka kula galay gantaalada difaaca cirka ee S-400 missile oo dalka Maraykanku uu aad uga soo horjeedsaday. Todobaadkii la soo dhaafay ayay ahayd markii xarunta gaashaandhiga dalka Maraykanka ee Pentagon-ku ay […]
Somali News4 Jun 2019
Khartuum, (HCTV) – Golaha Milatariga Kumeelgaadhka ah ee dalka Sudan (TMC) ayaa go’aansaday inay ka baxaan dhamaan heshiisyadii ay la galeen isbahaysiga mucaaridka, waxaanay sii wadi doonaan in ay doorasho ku qabtaan sagaal, sida ay sheegeen. Dhawaaqan ayaa soo saaray Lieutenant General Abdel Fattah al-Burhan xili hore oo maanta ah, oo ciidamada amaanku ay qaadeen […]
Somali News4 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidriga oo ku beegan maanta oo ay bisha Shuwaal curatay, sannadka 1440-ka taariikhda Hijriyada. Madaxweynaha oo ay wehelinayeen xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyayaasha ciidamada kala duwan ee qaranka, maamulka gobolka, ayaa kumannaan kamid ah shacabka […]
Somali News4 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Kumanaan ka mid ah dadweynaha Xaafadda Masalaha ee Caasimada Hargeysa maanta la tukaday salaadii Ciidal Fidriga. HORN CABLE TV, WAAXDA ONLINE-KA
Somali News3 Jun 2019
London, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump oo ay wehelinayso Marwada koowaad ee dalkaasi Melania ayaa kulankoodii ugu horeeyey ee socdaal ay ku tageen dalka UK waxa ay kulan la yeesheen boqorada dalka Ingiirksa. Madaxweyne Trump iyo marwadiisa ayaa socdaalkii ay ku tageen guriga boqorada ee Buckingham Palace waxa loogu sameeyey qado gaar ah […]