
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddiga wanaag farista iyo xumaan-reebista Somaliland ayaa ka hadlay Xus loogu Magac-daray ‘Maalinta Caalamiga ah ee caadada Dumarka’, taasi oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa Toddobaadkan. Xuskan oo ku cusub dhaqanka Soomaalida ayaa guddigu ku sheegeen inuu meel ka dhac ku yahay Diinta Islaamka oo ay sheegeen inay si dhowrsoon uga hadashay. Guddoomiyaha […]
Somali News3 Jun 2019
UK (HCTV) – Madaxweynaha Dalka Maraykanka Doland Trump ayaa waxa Magaalada London uga bilaabantay booqasho Saddex Maalmood ah. Madaxweynaha oo ay weheliyaan Xubno Qoyskiisa ka mid ah oo ay Marwada koowaad ugu horrayso ayaa markii uu London gaadhay wuxuu dhismaha Buckingham Palace kula kulmay Boqorradda Dalka Ingiriiska. boqorrada Ingiriiska Queen Elizabeth II oo dhoolla-caddaynaysa ayaa […]
Somali News3 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Hay’adda ICRC ayaa sheegtay in 17 xubnood oo ah Askar Maxaabiis ah oo ay kala qabsadeen Somaliland iyo Puntland intii lagu gudo jiray dagaalkii labada dhinac ka dhex qarxay bishii May 2018-kii la sii daayey kadibna ku noqday guryahoodii. Kevin Ngang Che oo u hadlay hay’adda ICRC ayaa sheegay in ay door […]
Somali News3 Jun 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka, ahna ku-simaha Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland ayaa Cafis u fidiyey 121 Maxbuus, Farxadda Ciidda Soon Awgeed. Maxaabiista Cafiska loo fidiyay ayaa ku kala xidhan Xabsiyada Gaalkacayo, Garoowe, Qardho iyo Boosaaso. Wareegtada Cafiska ee Madaxweyne ku-xigeenka Puntland soo saartay oo HCTV uu arkay ayaa u qornayd sidan:- Cafis Maxaabiis “Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda […]
Somali News3 Jun 2019
Tel Vive, (HCTV) – Raysal wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa dalka Iran uga digay inay cawaaqib xun ay la kulmi doonto hadii Iran ay khatar galiso Israel, waxaanu intaasi ku daray Raysal Wasaaraha Israel inuu amray weeraro dhinaca cirka ah oo lagu qaado Suuriya, xili dalka Israel uu galayo doorasho ku celis ah. Waxa dhif […]
Somali News3 Jun 2019
Sallaxley (HCTV) – Maamulka Gobolka Maroodi-jeex ayaa ka hadlay Hal Qof ku geeriyooday Roob Shalay ka da’ay deegaanka Sallaxley. Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Jaamac Axmed oo la hadlay Telefiishanka HCTV ayaa sheegay in Wiil dhallinyaro ah Magaciisu ahaa Ayaanle Cabdi Saaxil uu ku dhacay Danab isla-markaana uu Geeriyooday. Badhasaabka Maroodi-jeex wuxuu sheegay in Wiilka geeriyooday uu […]
Somali News3 Jun 2019
Asmara, (HCTV) – Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dr Mohamed Warsame Duale oo ah wakiilka Somaliland ee Qaramada Midoobay, ayaa sidoo kale la kulmay wasiirka arimaha dibada dalka Eritrea Mr Osman Saleh. Wakiilka Somaliland ee Qaramada Midoobay Dr Duale ayaa socdaal ku tagay caasimada dalka Eritrea ee Asmara, maalintii axadii. Ilo Wareedo […]
Somali News3 Jun 2019
Khartoum (HCTV) – Ugu yaraan 9 Qof ayaa dileen Ciidammada Suudaan oo isku dayaya inay Talisyadooda ka kiciyaan Dibed-baxayaasha muddada fadhiisinada ka hor samaystay, Caasimadda Khartuum. Rasaas iyo Qaraxyo ayaa laga maqlay Gudaha Caasimadda Suudaan, ka dib markii Ciidammadu bilaabeen inay banneeyaan waddooyinka iyo Goobaha ay halkaa ka dhisteen dibed-baxayaasha oo doonaya in talada Suudaan […]
Somali News2 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Siyaasiyiinta ku midaysan Madasha Wada-tashiga Somaliland ayaa Maanta ka hadlay Xaaladda Dalka, sida Doorashooyinka iyo Xiisadda u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ee bariga Gobolka sanaag. Mujaahidiinta kala ah Xasan Guure, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, Cabdisalaan Yaasiin gabaxaddi iyo Sheekh Maxamed Xaaji Maxamuu oo guddigaa ka mid ah oo Maanta shir-jaraa’id ku qabtay […]
Somali News2 Jun 2019
Manila, (HCTV) – Dalka Philippines ayaa bilaabay in uu dib ugu celiyo shixnad kontiinaro ah oo ay ka buuxaan qashin inay dib ugu celiso dalka Canada, Waxaana la filayaa in talaabadani ay soo afjarto lix sanadood oo muran u dhexeeyey labada dal. Dalka Philippines ayaa wakhtixaadirkan diyaariyey 69 kontiinar oo ay ku jiraan 2,500 ton […]
Somali News2 Jun 2019
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Argagixisadu ay yihiin dambiilayaan in talaabo laga qaadana aanay diintu diiday in lala dagaalamo Argagixisadaasi. Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sidaasi sheegay mar uu todobaadkii hore booqasoh taariikhi ah uu ku tagay masaajidka ugu weyn caasimada dalka Kenya ee Nairobi oo uu kala […]
Somali News2 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dedaalo lacag looga gol leeyahay in lagu qurxiyo Addis Ababa lagu ururinayey ayaa gaadhay $25 million oo dollar in durtaba la soo qaadhaamay. Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa isagu soo bandhigay qadarkii ugu dambeeyey ee lacagta ee ay ugu yabooheen dadka dalkaasi iyo taageerayaasha caalamkiga ah oo ay ku […]