
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News2 Jun 2019
Cardiff (HCTV) – Booliska Magaalada Cardiff ayaa Xabsiga u taxaabay laba dhallinyaro ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay Dhibaataynayeen Dad ku sugnaa Masaajid ku yaalla Halkaasi. Dhallinyarada la xidhay oo 18 iyo 19 jirro ah ayaa Xarun lagu Magacaabo Dar Ul Isra oo ku taalla Magaalada Cardiff isla-markaana Masaajidku qayb ka yahay ka sameeyay Rabshad […]
Somali News2 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Magaalada Hargeysa ayaa mudooyinkii u dambeeyey laga dareemayey diyaargarow baaxad leh oo ay dadweynuhu ugu diyaargaroobayeen munaasibada Ciidal Fidrida oo kaabiga inagu haysa. Waxaanay dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa ay soo buuxdhaafiyeen suuqyada waaweyn ee magaalada Hargeysa iyagoo oo ka dukaamaysanaya oo iibsanaya dharka ciida, waxaanay indhahaagu qabanayaan waalidka oo caruurtooda gacmaha […]
Somali News2 Jun 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa maanta oo Axad ah wadahadalo la yeeshay Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee Caasimada dalkaasi Ethiopia. Xafiiska Raysal Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in labada masuul ay ka wadahadleen xidhiidhka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal […]
Somali News2 Jun 2019
Khartuum, (HCTV) – Ugu yaraan 2 qof ayaa lagu dilay halka 10 kalena lagu dhaawacay caasimada dalka Sudan ee Khartuum kadib markii rasaas ay ciidamadu ku fureen goob ay ku sugnaayeen dadka dibadbaxaya. Kumanaan qof oo ka soo horjeeda xukunka dalka ay ku dhagan yihiin ciidamada Milatarigu ayaa ku sugan jidka Nile ee Khartuum, waxaana […]
Somali News2 Jun 2019
Addis Ababa (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa booqasho aan la sii shaacin ku tagay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya. Weftiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa Garoonka diyaaradaha Magaalada Addis Ababa ku soo dhaweeyay Raysal-wasaare Abyi Axmed iyo Masuuliyiin kale oo Itoobiyaan ah. illaa hadda, si rasmi […]
Somali News2 Jun 2019
Dimishiq, (HCTV) – Israel ayaa weerar ku qaaday xarumo Milatari oo ay leedahay dawlada Suuriya, waxaana weerarkaasi ku dhintay saddex askari halka ay ku dhaawacmeen todoba kale oo Suuriyaan ah, sida ay ku warantay warbaahinta dalka Suuriya. Milatariga dalka Israel ayaa xaqiijiyey inay weerar ku qaadeen xili hore oo maanta oo axad ah, waxaanay intaasi […]
Somali News2 Jun 2019
Garoowe (HCTV) – Roobab laxaad leh oo ka da’ay Deegaannada Puntland intooda badan ayaa sababay khasaare iskugu jira dhimasho, Baro-kac iyo Jidad go’ay. Roobabkan oo ka da’ay Gobollo badan oo Puntland ayaa illaa hadda waxa la xaqiijiyey inay ku dhinteen 3 Qof, waxaana ka dhashay Fatahaado waaweyn, kuwaasi oo sababay inuu go’o jidka u dhexeeya […]
Somali News2 Jun 2019
Garoowe, (HCTV) – Ugu yaraan Sagaal qof ayaa ku dhintay Roobab ka da’ay magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe ee maamul goboleedka Puntland, sida uu sheegay Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad, roobabkan ayaa sidoo kale khasaare baaxad leh gaadhsiiyey wada laamayda ah ee isku xidha magaalooyinkaasi. Roobabkan oo ahaa kuwo xoog leh ayaa waxa ay […]
Somali News1 Jun 2019
Mexico (HCTV) – Madaxweynaha Dalka Mexico Andres Manuel Lopez Obrador ayaa Jimcihii Shalay sheegay in aanay Dawlad ahaan ka wer-wersanayn cunsuriyadda Madaxweynaha Maraykanka, taa beddelkeedana ay ka wada-hadlayaan. Lopez Obrador ayaa sheegay inuu Xoghayihiisa arrimaha dibedda Marcelo Ebrard u diri doono Washington si uu Trump u tuso xogta la xidhiidha in Maxico inay hoos u […]
Somali News1 Jun 2019
Hargeysa (HCTV) – Yuusuf Cismaan Cabdulle (Shaacir) oo ka mid ah Suugaanyahannada Somaliland, ayaa ka hadlay Xus loogu Magac-daray “Maalinta Caalamiga ah ee Fayo-dhowrka Caadada haweenka” kaasi oo 28-kii bishan May lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa. Yuusuf-shaacir oo Maanta u warramay Telefiishanka HCTV ayaa sheegay inay wax dhaqanka ku cusub tahay in Maalin gaar […]
Somali News1 Jun 2019
New York, (HCTV) – Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay dhimayso ciidamada Midawga Afrika ee Somalia ee (AMISOM). Balse go’aankan qaramada MIdoobay ayaa lagu sheegay hadii aanay kordhin weerarara kooxda Al-shabaab ay ku hayso caasimada inaan la dhimic doonin ciidamadaasi oo ay sii joogi doonaan hadii ay xaaladu ka sii darto. Hawlgalka […]
Somali News1 Jun 2019
UK (HCTV) – Boqortooyada Ingiriiska ayaan laba toddobaad ah isticmaalin Shidaalka lagu kiciyo Warshadaha iyo Mishiinnada Laydhka, muddadaasi ayaa noqonaysa tii ugu dheerayd tan iyo 1880-kii. Qofka Hawshan Maamulay ayaa sheegay in dab dhalileyaal shidaal loo adeegsaday ay markii ugu dambaysey ee ay isticmaaleen ahayd 17-kii bishan dhamaanaysa ee May. Fintan Slye oo ah Agaasimaha […]