
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News17 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay in Guddiga Farsamada ee matalaya Dowladda Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ay soo asteeyeen xalka farsamo ee loo helay arrimaha dib u dhigay hirgelinta hannaanka doorasho ee 17kii Sebtember, iyo in xalkaas farsamo loo gudbiyay Golaha Wadatashiga Qaran. Waxay sidoo kale soo […]
16 Feb 2021
Ankara, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso dhexdhexaadinta dowladda Turkiga ay ka geysanayso colaadda dhawaan ka dhacday xadka ay la wadaagto Sudaan, sida uu sheegay afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya maanta oo Salaasa ah. Danjire Dina Mufti oo wareysi gaar ah siisay wakaaladda Anadolu Agency, ayaa hoosta ka xariiqday in khilaafka xadka […]
Somali News16 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Midowga Musharixiinta ayaa uga diggay dowladda Soomaaliya ay carqaladeyso dibadbaxa lagu waddo in maalinta Jimcaha uu ka dhaco magaalada Muqdisho ee looga soo horjeedo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ah musharixiinta ku baaqay dibadbaxan ayaa uga diggay laamaha amniga in ay is hortaagaan isku soo […]
Breaking News16 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland, Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle, ayaa xisbiga mucaarad ka ah ee Wadani xaflad soo dhawayna, maanta ugu sameeyey magaalada Hargaysa, kadib markii uu shaaciyay in uu ku biiray xisbiga Wadani. Guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada, oo mudo dheer katirsanaa xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa kama […]
Somali News14 Feb 2021
Laascanood, (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa maanta si rasmi ah u Shaaciyey inuu u Tartami doono Xubin ka noqoshadda Golaha Wakiilladda ee la dooran doono 31-ka Bisha May kadib Markii Gobolka Sool ay gaadheen Wefti uu Hogaaminayo Wasiir Faratoon oo ay Wehelinayaan Wasiiradda Warfaafinta,Hawlaha Guud […]
Somali News14 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Shir jaraa’id oo ay magaalada Muqdisho ku qabteen hoggaanka musharixiinta Madaxweynenimo ee Somalia ayaaa ku dhawaaqay in la qabanayo dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxaa ay sheegeen in dibadbaxani yahay mid lagu muujinayo sharci darrada sida ay hadalka u dhigeen uu Farmaajo wali kursiga ku […]
Somali News14 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Guddiga farsamo ayaa u gogol xaarayaa shirka golaha wadatashiga ay isugu imanayaan kaasoo lagu dhammeystirayo wadahadalladii arrimaha doorashooyinka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka […]
Somali News13 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo kamid ahaa salaadiinta faca weyn, kaas oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Aaska qaran ee loo sameeyey marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka dhacay xabaalo ku yaalla badhtamaha […]
Somali News12 Feb 2021
Hawlgallada ay qabatay dowladda federaalka Itoobiya ayaa shacabka Tigreega ka xoreeyay tobannaan sano oo maamul xumo ah oo ay waday Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray (TPLF). Tani waxay daaha ka rogtay rajo cusub, laakiin sidoo kale walwal, mustaqbalka Itoobiya iyo doorka ay ku leedahay Geeska Afrika iyo meelo ka baxsan. Rajadu waxay timid markii si wanaagsan […]
Breaking News12 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – James Swan oo ah wakiilka xoghayaha guud ee Qarramada Midoobay ee Soomaaliya oo toddobadyadii ugu danbeeyay wadday dadaallo la xiriira sidii leysugu soo dhaweyn lahaa dhinacyada Soomaaliya ee isku mari la’ qabashada doorasho wadar ogol ah ayaa arintan kala hadlay Wasiirro Arrimo dibadeedka wadamada, Itoobiya, Kenya, Jabuuti iyo Uganda. Mr Swan ayaa […]
Somali News10 Feb 2021
Somali News10 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu waddaa in maanta oo Arbaco ah uu hortago xildhibaannada Golaha Shacabka, halkaa oo uu ka jeedin doono khudbad ka la xiriirta wax qabadka xukuumaddiisa. Maalin ka hor ayeey aheyd Ra’iisal Wasaaruhu in uu hortago xildhibaannada Golaha Shacabka. laakiin kulankaa ayaa dib loo dhiggay kaddib markii ay […]