Somali News1 Jun 2019
Gaalkacayo, (HCTV) – Ku Xigeenka Xafiiska Qaramada MIdoobay ee Somalia ee UNSOM, Mr Raisedon Zenenga ayaa si adag u cambeereeyey mid ka mid ah shaqaalahooda dhinaca amaanka oo lagu dilay magaalada Galkacayo. Maxamed Cabdi Khayre oo ka tirsan ilaalada ayaa la dilay xili uu maalintii shalay ka soo baxay Masaajid uu ku soo tukaday. Ilaa […]
Somali News1 Jun 2019
Lebanon, (HCTV) – Hogaamiyaha Kooxda hubaysan ee dalka Lebane ee Xisbullah, Xasan Nasrullah ayaa sheegay in dagaal lagu qaado dalka Iran uu galaafan doono dhamaan dalalka Bariga dhexe ku yaala oo dhan. Xassan Nasrallah ayaa sheegay in dagaal lagu qaado Iran uu gubi doono dhamaan gobolka oo dhan, waxaanu dagaalkaasi u horseedi doonaa maraykanka iyo […]
Somali News1 Jun 2019
UAE (HCTV) – Khuburrada Daawaynta ayaa ka hadlay khatarta ay sababto karto isku-dayada Dadka qaar adeegsanaya Baraha Bulshadu ku doonayaan inay si Madax-bannaan isku daweeyaan. Dr. Ahmed Abdelmalek oo u dhashay dalka Kuwait ayaa kulan Wada-jir ah arrintan kaga hadlay, ayaa sheegay in Dad badan ay isku dayayaan inay si Online ah ku ogaadaan […]
Somali News1 Jun 2019
Makka (HCTV) – Hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo Madaxda Dalalka Islaamka oo shir ku yeeshay Magaalada barakaysan ee Makka ayaa si wada jir ah u cambaareeyay go’aankii uu Madaxweynaha Maraykanku uu Jerusalem ugu aqoonsaday Caasimadda Isreal. Hoggaamiyeyaasha Dalalka Islaamka ayaa Go’aanka uu Madaxweyne Trump uu Jerusalem ugu aqoonsaday Caasimadda Isreal ku sheegay mid Sharci-darro iyo Masuuliyad-darro ah. […]
Somali News30 May 2019
New York, (HCTV) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa ku dhawaaqay maanta in James Swan uu u magacaabay inuu noqdo Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia iyo Madaxa Hawlaha Gargaarka ee Qaramada Midoobay ee Somalia (UNSOM). Ergaygan cusub ee Xoghayaha guud uu usoo magacaabay Somalia ayaa badali doona Nicholas Haysom oo Somalia […]
Somali News30 May 2019
India (HCTV) – Askari ka mid ahaa Ciidammada Dalka Hindiya ayaa la xidhay, waxaana lagu dhawaaqay inaanu ahayn Muwaadin u dhashay Hindiya, gaar ahaan Ismaamulka Waqooyi-bari Hindiya ee Assam. Askarigan ayaa 30-kii sanadood ee u dambeeyay ka mid ahaa Ciidammada Hindiya isla-markaana dhawaan hawl-gab noqday, markii loo dalacsiiyey Kaptan, ayaa lagu eedeeyay inuu si khalad […]
Somali News30 May 2019
Washington (HCTV) – Nin ayaa isku hor-gubay Aqalka cad ee looga Arrimiyo Dalka Maraykanka. Masuuliyiinta Maraykanka oo arrintan ka hadlay ayaa sheegay in Ninkaasi markii uu Dabka is-qabadsiiyey isagoo dhaawac ah la geeyay Cisbitaal, laakiin uu Geeriyooday Arbacadii Shalay. Booliska Caasimadda Washington oo Subaxnimadii Khamiista Maanta ka hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in lala tacaalay in […]
Somali News30 May 2019
Badhan (HCTV) – Badhasaabkii Gobolka Badhan ee Somaliland ayaa is-casilay Maanta, xilli xiisad siyaasadeed oo u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland halkaa ka taagan tahay. Badhasaabka ayaa iscasilaaddiisa ku sababeeyay in Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee uu la shaqaynayey qaadan wayday talooyinkiisa, sidaasi darteedna uu xilka iska casilay. Masuulkan iscasilay oo ugu horrayn xaqiijinaya inuu […]
Somali News30 May 2019
Dhadhaab, (HCTV) – Haweenay hooyo ahayd oo da’deeda lagu sheegay 40 jir ayaa kufsi iyo dil wada socda loogu geystay deegaanka Dhadhaab ee dalka Kenya. Haweenaydan la kufsaday isla markaana la dilay oo magaceeda lagu sheegay Isniino Ismail Abdullahi ayaa la sheegay in markii falkaasi loo geystay ay Adhi la joogtay meel aan sidaasi uga […]
Somali News30 May 2019
Wajeer, (HCTV) – Maamulka duulista hawada ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay inay mamnuuceen shixnadaha ay ka midka yihiin boorsooyinka ee aan lala socon ee diyaaradaha ka yimaada Soomaaliya ay soo qaadaan, waxaanay dhamaan duulimaadyada ka yimaada Somalia ay cago dhigan doonaan magaalada Wajeer si loogu soo baadho. Warqad lagu socodsiiyey Somalia oo ay soo […]
Somali News30 May 2019
Mecca, (HCTV) – Shirka dalalka Carabta iyo hogaamiyeyaasha muslimka ah ayaa maanta ka furmay magaalada Barakaysan ee Mecca Al-Mukarama. Shirkan oo noqonaya kii saddexaad ee ay yeeshaan dalalkaasi Carabta iyo Muslimka ah ayuu Sucuudi Carabiya ay ku raadinaysaa taageero lagaga horyimaado dawada Iran oo lagu eedeeyey inay ka dambaysay weerarka maraakiibta shidaalka Sucuudiga ee lagu […]
Somali News30 May 2019
Garoowe (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Xalay Shil ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Garoowe iyo Qardho ku Geeriyooday laba Nin. Labada Nin oo Magacyadoodu kala yihiin Maxamuud Diiriye iyo Cabdirashiid Yaasiin ayaa Gaadhi yar oo nooca Raaxada ah oo ay wateen waxa ay is jiidheen Gaadhi weyn oo nooca Xamuulka qaada ah, […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation