
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News30 May 2019
Budapest, (HCTV) – Doonis siday 35 qof oo ay ka mid yihiin 33 dalxiisayaal ah oo u dhashay dalka Koonfurta Korea ayaa ku dhacday doon kale oo weyn oo maraysay Wabiga Danube ee ku yaala magaalada Budapest ee dalka Hungary. Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Koonfurta Korea ayaa sheegay in shilkani uu ka dhacay badhtamaha […]
Somali News30 May 2019
Tel Vive, (HCTV) – Golaha Israel ayaa u codeeyey in dalka laga qabto doorasho labaad bilo gudahood, kadib markii Raysal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu ku guuldaraystay inuu soo dhiso dawladd wadaag ah ka hor intii aanu wakhtigu ka dhicin. Bishii April ayaa Netanyahu uu ku soo baxay markiisii shanaad ee uu Raysal Wasaare ka […]
Somali News30 May 2019
Asmara (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa Eritrea ka saartay liiska Dalalka la rumaysan yahay inay gacan siiyaan Ururrrada Argagixisada ah. Arrintan oo guul diblumaasiyadeed u ah Qarankan ku yaalla Geeska Afrika, ayaa waxa lagu qoray Diwaanka Federaalka ee Maraykanka, sida laga soo xigtay Wakaaladaha Wararka Arbacadii Shalay. Dawladda Maraykanku waxay hore Eritrea ugula talisay inay […]
Somali News30 May 2019
Seychelles (HCTV) – Shan nin oo lagu sheegay inay yihiin Budhcad-badeed Soomaali ah ayaa lagu wareejiyey Maamulka Jaziirradda Seychelles. Shantan Nin ee Budhcad-badeedda ah ayaa Seychelles waxa ku wareejiyey Ciidammada la dagaalanka Budhcad-badeeda ee Midowga Yurub, kuwaasi oo Xeebaha Soomaaliya ka wada hawl-galo lagu Magacaabo Atlanta. Raggan oo Seychelles lagu wareejiyey 26-kii bishii April ee […]
Somali News29 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axemd ayaa balan qaaday in aanu dalkiisu faragalin doontin arimaha ka socda dalka Sudan, isla markaana aanu wax fikrad ah ku darsandoonin hawluhu siday u socdaan dalka ay jaarka yihiin ee Sudan. Abiy Axmed Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia ayaa sidaasi sheegay xili uu kulan la yeeshay […]
29 May 2019
Boris Johnson, oo ah Musharaxa loo Badinayo inuu Bedelo Theresa May, oo iska Casishay Ra’iisal Wasaarenimada Ingiriiska ayaa Maxkamad lasoo Taagayaa waxaana loo haystaa eedayn ku saabsan inuu been u sheegay shacabka ingiriiska sanadkii 2016-dii, Xilligaasi oo dalka UK ay ka socotay Olalaha Aftida ka bixidda Midawga Yurub. Maxkamad ku taala Magaalada london ayaa amar yeedhmo […]
Somali News29 May 2019
Dubai (HCTV) – John Bolton oo ah la Taliyaha Madaxweynaha Maraykanka ee dhanka Amniga ayaa gaadhay Dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta. Mr. John Bolton ayaa Imaaraadka Carabta u tagay Shirar Maraykanku uu xulafadiisa Khaliijka kala yeelanayo waxa loogu yeedhay “Xiisadda IRAN ka waddo’. The National oo HCTV soo xigtay ayaa sheegay in Maraykanka Xulafiisa Khaliijka ka […]
29 May 2019
Boris Johnson, oo ah Musharaxa loo Badinayo inuu Bedelo Theresa May, oo iska Casishay Ra’iisal Wasaarenimada Ingiriiska ayaa Maxkamad lasoo Taagayaa waxaana loo haystaa eedayn ku saabsan inuu been u sheegay shacabka ingiriiska sanadkii 2016-dii, Xilligaasi oo dalka UK ay ka socotay Olalaha Aftida ka bixidda Midawga Yurub. Maxkamad ku taala Magaalada london ayaa amar yeedhmo […]
Somali News29 May 2019
UAE (HCTV) – Waxa mar kale kor loo qaaday Qiimaha Shidaalka ee Dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta. Qiimo korodhka cusub oo dhaqan-gelaya Bisha lixaad ee foodda innagu soo haysa ayaa waxa go’aamiyey isla-markaana ku dhawaaqay Guddiga goysa Qiimaha shidaalka ee Imaaraadka Carabta. Tusaale ahaan, Halka Litir ee Petrol-ka ah waxa lagu kordhiyey 8 Filis, taasi oo […]
Somali News29 May 2019
Turkmenistan, (HCTV) – Bishii la soo dhaafay dalka ku yaala badhtamaha qaarada Asia ee Turkmenistan ayaa noqday dal cadaadiya Saxaafada oo ka sii daran dalka Waqooyiga Kuriya, sida ay warbixin sanadeedkii heerka madaxbanaanida warbaahinta ay ku baahisay, hay’adda la socodka suxufiyiinta ee (Reporters Without Borders). Kooxdan la socodka Warbaahinta ayaa sheegay in dhamaan warbaahinta ay […]
Somali News29 May 2019
London, (HCTV) – Diyaarada British Airways ayay aad ugu soo dhawaatay diyaarad yar oo drone oo si sharci daro ah u duulaysay mee gaadiidka la dhigo oo ku taala garoonka diyaaradaha ee Heathrow, sida uu warku sheegayo. Duuliyii diyaarada ayaa markii uu soo gaadhay 250ft ee garoonka diyaaradaha wuxuu arkay diyaarada yar drone-ka ah ee […]
Somali News29 May 2019
Yangon, (HCTV) – Maxkamad ku taaa dalka Myanmar ayaa soo saartay Waaran qabasho ah oo lagu soo xidhayo wadaad Aaminsan diinta Buddhism-ka oo la yidhaa Wirathu, kaas oo dadka dalkiisa ku dhiirigaliya falal ka dhan ah Muslimiinta laga tirada badan yahay Rohingya. Wadaadkan Buddhistaha ah ayaa mar isugu yeedhay ama la magac baxay inuu yahay […]