
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 May 2019
UAE (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in Weerarro lagu qaaday Maraakiibta Shidaalka qaadda ee Sucuudiga loo adeegsaday qalab lagu farsameeyo Iran. la Taliyaha amniga ee Madaxweynaha Maraykanka, John Bolton oo safar ku jooga Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa sheegay in Qalab ay ka mid ahayd Miinada loo dhigo Maraakiibta oo loo adeegsaday mid ka […]
Somali News29 May 2019
Djibouti, (HCTV) – Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Ethiopia, Gedu Andargachewu ayaa kulan qasriga Madaxtooyada ee dalka Djibouti kula yeeshay Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele. Booqashadan Wasiirka Arimaha dibada Ethiopia uu ku tagay dalka Djibouti ayaa ahayd mid si diiran loogu soo dhaweeyey dalkaasi, waxaana la socotay hambalyo xilka wasiirka ee loo magacaabay loogu […]
Somali News29 May 2019
Berbera (HCTV) – Xisbiyada WADDANI iyo UCID ayaa aad ugu kala aragti duwan Xaaladda Magaalada Berbera ay xilligan ku sugan tahay. Xisbiga UCID ayaa aaminsan in dhibaato badan ay ka taagan tahay Magaalada Berbera, sida in Masaajiddada Magaalada Badankoodu u xidhmeen Laydh la’aan, markii Maamulku xil iska saari waayay, Huteelladii iyo Meheradihii Dadku ka adeeganayeenna […]
Somali News29 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Maanta Magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiyi doona Dalka Sucuudiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa Qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu Cabdixakiim Xasan Ashkar u Magacaabay Safiirkaiirka Soomaaliya ee Sucuudi Carabiya. Xeer Madaxweynuhu soo saaray Maanta ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha oo tixgelinaya aqoonta iyo […]
Somali News28 May 2019
Mecca, (HCTV) – Xujaaj tiradoodu ka badan tahay 6.97 million oo qof ayaa u socdaalay dalka Sucuudi Carabiya si ay dhulka barakaysan ugu soo gutaan Cumrada Sanadkan, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee dalka Sucuudi Carabiya ee (Saudi Press Agency, SPA). Warbixintan tirada dadka dhulka barakaysan ee Sucuudi Carabiya ku soo cimraysana ayaa waaxda […]
Somali News28 May 2019
Congo (HCTV) – Ugu yaraan 30 Qof ayaa ku dhintay, tobanaan kalena waa la la’yahay, ka dib markii Doon ay la socdeen kula Qaraqantay Harada Mai-Ndombe oo ku taalla Waqooyiga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Shilkan ayaa sababtidii la soo dhaafay ka dhacay Harada Mai-Ndombe, gaar ahaan Tuulada Lokanga. “Xilli sii horraysay, waxaanu soo saarnay […]
Somali News28 May 2019
Tokyo (HCTV) – Nin Mindi ku hubaysan ayaa weerarray Koox Carruur ah oo Baskii Iskuulka sugayey. Weerarkan oo ka dhacay deegaanka Kawasaki oo ku dhow Magaalada Tokyo ee dalka Japan, ayaa waxa ku Geeriyooday 2 Qof, kuwaasi oo kala ah Gabadh 11 sano jir ah iyo Nin 39 Jir ah. Weerarkan oo sidoo kale ay […]
Somali News28 May 2019
Kawasaki, (HCTV) – Nin ku hubaysnaa Mindi ayaa weerar ku qaaday dalka Japan, waxaana kamid ah dadka weerarkaasi Mindida ah uu ku dilay gabadh ayar oo 12 jir ahayd, ka hor intii aanu ninkaasi is-dilin, sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaya weerarkaaasi ka dhacay dalka Japan. Sidoo kale weerarkan ka dhacay meel u dhaw […]
Somali News28 May 2019
Yorkshire, (HCTV) – Magid oo hooyadii ay ka tagtay Somaliland xili isaga iyo walaaladii Ay caruur ahaayeen oo degtay dalka Britain, ayaa noqday masuulkii ugu horeeyey ee Soomaali ah ee loo doortay inuu ka mid noqdo Baarlamaanka Yurub. Magid waxa uu ka mid ahaa lix xubnood oo laga soo doortay Yorkshire iyo Humber. Waxaanu xisbiga […]
Somali News28 May 2019
Hong Kong, (HCTV) – Madaxa shirkada, ahna aasaasaha shirkadda tiknoolajiyada ee Huawei, Ren Zhengfei, ayaa difaacay Maraykanka oo ka soo horjeeda Apple. Waraysi uu siiyey warbaahinta Bloomberg oo ku saabsanaa baaqa ay Shiinuhu uu ku xayirayo shirkadda (AAPL), ayaa Ren uu ka soo horjeedsaday talaabo kasta oo Beijing ay ku dhaqaaqdo xataa hadii ay ka […]
Somali News28 May 2019
Gaalkacayo (HCTV) – Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug ee Soomaaliya ayaa xalay lagu dilay Gabadh dhallinyaro ah. Warar kala duwan oo ka imanaya Magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in Gabadha oo dhallinyaro ah ay dhallinyaro Rag ahi ay qudha kaga jareen Tooray ay dhowr jeer kaga dhufteen meelo halis ah. Allaah ha u naxariistii Gabadha […]
Somali News28 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Maamul-gobolleedka Puntland ayaa xidhiidhkii wada-shaqayneed u jaray Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo. War-saxaafadeed dheer oo ku qoran Luqadda Afka Ingiriisiga oo ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa lagu faahfaahiyey waxa keenay in Puntland xidhiidhka u jarto Dawladda dhexe. Puntland waxay ku sheegtay Warka qoraalka ah ee […]