Somali News28 May 2019
UAE (HCTV) – Kumanaan Carruur ah ayaa Dawladda Imaaraadku Go’aansatay inay siiso dhalashada Dalkaasi. 3,354 Carruur Gabdho iyo Wiilal ay dhaleen Dumar u dhashay Imaaraadka oo ay guursaday Rag Ajaanib ah ayaa la siinayaa dhalashada Imaaraadka, sida uu baahiyey Wargeyska The National oo ka soo baxa Imaaraadka, isla-markaana uu HCTV soo xigtay. Maamulka Federaalka ee […]
Somali News27 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Wasiirka Arrimaha dibada ee dalka Ethiopia ayaa raaligalin ka biyey kadib markii website-ka lagu daabacay khariirada Afrika oo aanay ku jirin dalka ay jaarka yihiin ee Somalia oo ay xad la leeyihiin. “Waxaanu ka xunahay khalkhalka iyo isfahamadarada ay sababtay dhacdadaasi,” ayaa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibada […]
Somali News27 May 2019
Nigeria (HCTV) – Jabhad Islaamiyiin ah ayaa Dalka Nigeria ku dilay 25 Askari oo Ciidanka Nigeria ah iyo Tiro kale oo Dad Shacab ah. Weerarkan oo noqonaya kii labaad ee Dad ku dhintaan ee halkaa ka dhaca Toddobaadkan gudihiisa, ayaa waxa xaqiijiyey laba ilo-wareed oo dhanka Ciidammada ah. Kooxda Islaamiyiinta ah ayaa Rasaas ku furay […]
Somali News27 May 2019
Mecca, (HCTV) – Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa martiqaad ka helay boqorka dalka Sucuudi Carabiya Boqor Salman si uu uga soo qaybqalo shir degdeg ah oo ay yeelanayaan dalalka ku bahoobay golaha iskaashiga gacanka oo magaalada barakacaysan ee Mecca ka dhici doona 30-ka bishan May, sida uu sheegay wasiirka arimaha […]
Somali News27 May 2019
Kampala, (HCTV) – Sanadkii 2018, Qaramada Midoobay waxay ogaatay in malaayiin doolar oo lacago gargaar ah laga soo xaday Ugandha. Hadda Jarmalka ayaa qayb ahaan joojisay maal-galinteeda si ay ugu khasbaan Uganda in ay kor u qaadaan baadhitaannada. Dawladda Jarmalka ayaa Jimcihii shaaca ka qaaday in ay ka xayirtay Sh400 bilyan oo doollar ($ 106 […]
Somali News27 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay 14 maxbuus oo Ciidammada lagaga qabtay dagaalkii Sannadkii hore ka dhacay Degmada Tuke-raq ee Gobolka Sool ee Somaliland. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac oo goor dhawayd Shir-jaraa’id qabtay ayaa isagoo faahfaahinaya sababta loo siidaayey Maxaabiistaasi wuxuu yidhi “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. […]
Somali News27 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey 14 maxbuus oo maamul goboleedka Puntland lagaga soo qabtay dagaalkii Somaliland iyo Puntland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa maanta u xaqiijiyey warbaahinta in la siidaayey maxaabiistaasi. “Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu cafis madaxweyne ku siidaayey […]
Somali News27 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciyaar kubadda Cagta ah oo dhexmartay kooxaha HCTV iyo Ilays Jet ayaa ku soo dhamaatay baraajo lixdankii daqiiqo ee ciyaarta, waxaana markii dambe la dhigay gool ku laag ama ridhoodhayaal ay guushu sidaasi ku raacday Kooxdii ku ciyaaraysay magaca HCTV. Ciyaartan ayaa Ciyaaryahan Naasir Nawaa uu dhaliyey 3 Gool Oo Qurux Badan, […]
Somali News27 May 2019
Burkina Faso (HCTV) – Afar Qof ayaa lagu dilay Weerar lagu qaaday Kiniisad ku taalla Waqooyiga Dalka Burkina Faso Axaddii Shalay, sida ay soo Werisay Al-jazeera oo HCTV soo xigtay. Weerarkan ayaa ku soo badanaya xilli Gobolkaa ay ku soo badanayaan Weerarrada lala beegsanayo Goobaha ay ku cibaadaystaan Dadka Kiristaanka ah, isla-markaana khasaaraha la gaadhsiinayo. […]
Somali News27 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Tartanka Kubadda Cagta ee bisha Ramadaan ee Telefiishanka HCTV ka wado Garoonka Xawaadle ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxay galeen wareeggii Saddexaad. Tartankan oo ay ka qayb-galayaan Kooxaha Heerka koowaad ee Caasimadda Hargeysa, iyagoo kooxuhu ku ciyaaraya Magacyada Shirkadaha Dalka qaarkood. iyadoo tartanku marayo Marxaladdii is reeb-reebka, Toddobaadkii tagay waxa la soo xulay […]
Somali News27 May 2019
Nepal (HCTV) – Inta la xaqiijiyey, Afar Qof ayaa ku dhintay, 7 kalena wau ku dhaawacmeen Qaraxyo Isniinta Maanta ka dhacay Caasimadda Dalka Nepal. Booliska wuxuu sheegay inay Qaraxyadan ka dhacay Caasimadda Kathmandu ay uga shakisan yihiin koox gooni u goosato ah oo Dawladda ka soo horjeedda. Afhayeen u hadlay Booliska Nepal oo la hadlay […]
Somali News27 May 2019
“Sidee Ayeynu U Badbaadin Karnaa Bisaylka Qofnimo?” Maxaa sababay Qof wax bartay iyo Qof aan waxba barran in wax farqi ahi uu u dhexaynwaayo? Bisaylka Qofnimo waa Dayrka ilaaliya dhismaha Dawladnimo iyo jiritaanka qaranimo. Somaliland waxa soo maray saddex dagaal oo sokeeye. Dagaalkii faqashta ee 88-kii, waayo soomaali ayuu u dhexeeyey, dagaalkii sokeeye ee Somaliland […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation