
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News26 May 2019
Itoobiya (HCTV) – Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay Sarkaal sare oo ka mid ahaa Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar (Iley) ee Dawlad-deegaanka Itoobiya. Ninka la qabtay oo Magaciisu yahay Xasan Ismaaciil Ibraahim (Xasan-dheere) ayaa waxa 40 Qof oo uu ku jiro hore in la soo qabto Amar ugu bixiyey Xeer ilaaliyaha guud ee […]
Somali News26 May 2019
Algeria (HCTV) – Dad Tiradoodu dhan tahay 77 Qof ayaa Musharraxiin u ah Madaxweyne-nimada Dalka Algeria. Wasiirka Arrimaha gudaha Algeria ayaa ku dhawaaqay in 77 Qof oo ay ku jiraan Madaxda 3 Xisbi sheegeen inay doonayaan inay u ordaan Doorashada Madaxweyne-nimo ee dalka Algeria, taasi oo loo muddeeyay inay qabsoonto 4-ta bisha July ee Sannadkan. […]
Somali News26 May 2019
Siberia, (HCTV) – Dalka Ruushka ayaa soo bandhigaymarkab cusub oo awood u leh inuu barafka dhexmaro, waxaana uu qayb ka yahay barnaamijka hufan ee dib u cusbooneysiinta iyo ballaadhinta gaadiidka maraakiibta si loo hagaajiyo awoodda ay u leedahay inay ku xakamayso awoodda ganacsiga Arctic. Markabka, oo lagu magacaabo Ural, oo la soo dhigay dekedda St […]
Somali News26 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xerada Tababbarrada Ciidammada ee degmada Dararweyne ku soo gebogebeeyay Tababbar u socday dhallinyarada Barnaamijka shaqo-qaran. War Qoraal ah oo Madaxtooyadu ka soo saartay Gabogabadii Munaasibadda Qallin-jebinta Dhallinyarada shaqo-qaran oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, […]
Somali News26 May 2019
Baqdaad (HCTV) – Dawladda Ciraaq ayaa Xiisadda ka dhex taagan Dalalka Maraykanka iyo IRAN ka istaagtay mowqif Cad. Wasiirka Arrimaha dibedda ee Ciraaq Mohamed Ali Alhakim ayaa sheegay inay Ciraaq diidday inay Maraykanka ugu hoggaansanto Arrimaha ka dhacaya Gobolka, laakiin taa beddelkeeda ka shaqaynayso sidii ay u dhexdhexaadin lahayd labada dhinac, waa IRAN iyo Maraykanka’e, […]
Somali News26 May 2019
Muqdisho, (HCTV) – Dawladda Somalia ayaa qaaday talaabooyin ay hoos ugu dhigayso xidhiidhka Kenya ay la leedahay tan iyo intii khilaafka diblomaasiyadeed ee labada dal uu cirka isku shareeray kadib markii dawladda Kenya ay diiday inay dalkeeda soo galaan saraakiil ka tirsan dawladda Somalia. Wasiirka Caafimaadka dalka Somalia ayaa ogaysiiyey hay’adaha ay wadashaqaynta leeyihiin inay […]
Somali News26 May 2019
New York, (HCTV) – Shirkadda Facebook ayaa sheegtay inay meesha ka saartay 2.2 billion oo ciwaano been abuur ah ilaa bishii January iyo March, waxaanay arintani noqonaysaa talaabadii ugu balaadhnayd ee ay shirkadu ku dhaqaaqo ee ay ciwaano intaa leeg meesha kaga saartay. Tiradana waxay noqonaysaa mid inyar uun ka yar tirada 2.38 billion ee […]
Somali News26 May 2019
Lima, (HCTV) – Dhulgariir xoogleh oo cabirkiisa lagu qiyaasay 8.0 magnitude ayaa ku dhuftay badhtamaha waqooyiga dalka Peru maanta oo Axad ah. Dhulgariirkan ayaa ka dhacay magaalada Lagunas 158km waqooyi-galbeed kaga beegan magaalada weyn ee Yurimaguas. Ma jiro ilaa iyo hadda warbixino degdeg ah oo ka soo baxaya khasaaraha uu sababay dhulgariirkaasi baaxada leh. Hase […]
Somali News26 May 2019
Islamabad (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dalka Pakistan Imran Khan ayaa ka digay khatarta ay Gobolka u horseedi karto xiisadda Maraykanka iyo IRAN. Raysal-wasaaraha ayaa hadalka ka sheegay Magaalada Islamabad oo uu booqanayo Wasiirka Arrimaha dibedda ee IRAN Javad Zarif, xilli xiisadda ka dhaxaysa Dalkiisa iyo Maraykanku ay kor u sii kacayso, sida ay ku soo […]
Somali News26 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga WADDANI ayaa sheegay inuu diyaar yahay inuu ka qayb-galo doorashada Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee la qorsheeyay inay Somaliland ka qabsoonto dabayaqaada sannadkan. Xisbiga WADDANI oo daba socda Warar laga faafiyey oo sheegayey in aanay ka qayb-gelaynin doorashada, ayaa sheegay inaan marnaba Xisbi ahaan laga maqal inay diiddan yihiin ka qayb-galka […]
Somali News26 May 2019
Jizan, (HCTV) – Dhaqdhaqaaqyada Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yemen ayaa diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ku bartilmaameedsaday Garoonka Jizan ee dalka Sucuudi Carabiya, sida uu ku waramay Telefishanka al-Masirah. Hase yeeshee ilaa iyo hada ma jiraan wax cadayn degdeg ah oo ka soo baxday dawlada Sucuudi Carabiya amaba Isbahaysiga Sucuudiga-iyo Imaaraadka Carabtu hogaamiyo ee […]
Somali News26 May 2019
Tehran, (HCTV) – Wasiirka arimaha dibada ee dalka Iran Javad Zarif ayaa sheegay in dawlada dalka Tehran ay iska difaaci doonto gardaro milatari iyo mid dhaqaale oo lagu soo qaado dalkeeda, waxaanu dalalka Yurub uu ugu baaqay inay ilaaliyaan heshiiskii dhinaca Nuclear-ka ee ay la galeen dalkooda. Wasiirka Arimaha dibada dalka Iran oo shalay shir […]