
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News26 May 2019
Asmara, (HCTV) – Dadka reer Eriteriya ayaa u dabaal degay sannad-guuradii 28-aad ee madax-bannaanida, oo loo sameeyey abaabul heer sare ah. Tobanaan kun oo ka mid ah muwaadiniin Eritrean ah ayaa calaamad u ahaa dabaaldegga Maalinta Xoriyadeed oo ay ka qaybqaateen qaybaha bulshada iyo musicka, iyo ciyaaro qoob-ka-ciyaaro ah ayaa si balaadhan loogu dabaal degay […]
Somali News26 May 2019
India (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dalka Hindiya Narendra Modi oo markii labaad noqday Raysal-wasaaraha dalkaasi, ayaa Sabtidii jeediyey hadalkiisii u horreeyay. Narendra Modi wuxuu sheegay in Xukuumaddiisu qaadayso Tallaabooyin cusub oo ay ku dhisayaan Hindiya Cusub iyo Awood cusub’, waxaanu Xildhibaannada Baarlamaanka dalkiisa uga soo baxay xisbiga NDA waydiistay inay u shaqeeyaan si dhexdhexaadnimo ah, taasi […]
Somali News26 May 2019
Zimbabwe (HCTV) – Xisbiga ugu weyn dalka Zimbabwe ee Magaciisa loo soo gaabiyo MDC ayaa si rasmi Guddoomiye cusub u dooranaya. Xisbiga MDC ayaa door-bidaya inay Guddoomiye cusub u doortaan Nelson Chamisa oo ka mid ahaa ku-xigeenadii aasaasihii Xisbigaa Morgan Tsvangirai oo Xanuunka Kansarka u geeriyooday sannadkii 2018-kii, sidoo kalena illaa geerida Morgan Tsvangirai ku […]
Somali News26 May 2019
Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal. Waqtigu wa nimco tan ugu weyn ee Ilaahay SWT ina siiyey,waqtigu wuxuu jaanis inoo siinayaa inaynu qabsano hawleheenna adduun iyo tan aakhiroba. waqtigu waa cimrigaagii oo maalinkasta wax ku kordhayaan,maalin hadday ku dhaafto maalin cimrigaagii ah ayaa tagtay runtiina waxaad u sii dhowaanaysaa markasta dhanka qabriga. Nebigu wuxuu yidhi SCW”Laba […]
Somali News25 May 2019
Hindiya (HCTV) – Inta la ogyahay 20 dhallinyaro Arday ah ayaa ku geeriyooday Dab ka kacay iskuulkooda, Dalka Hindiya. 20-ka Arday ayaa qaarkood u Geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay markii Iskuulkooda oo Dhowr dabaq ah ay ka soo boodeen markii uu gubtay, si ay isku bedbaadiyaan. 16 ka mid ah Ardayda Geeriyootay ayaa ahaa Hablo […]
Somali News25 May 2019
London, (HCTV) – Waxa dalka UK ka bilaabmay durtaba olole loogu jiro cida badalaysa Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska Theresa May oo maaintii shalay iska casishay xilka Raysal Wasaaraha dalka Britain iyo xisbiga talada dalkaasi haya ee Consevative-ka. Waxaana durtaba soo baxaya shakhsiyaad iyo xubno ku dhawaaqay todobaad ka hor ay Rasal Wasaaruhu ay shaqada uga […]
Somali News25 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Somaliland ayaa ka hadashay doorasho dib loogu soo doortay Raysal-wasaaraha dalkaasi, Mr. Narendra modi. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Hambalyo u diray Raysal-wasaaraha Hindiya Narendra modi, kaasi oo mar kale loo doortay inuu hoggaamiyo Hindiya, ka dib markii Xisbigiisu uu kuraasta ugu badan ka helay Baarlamaanka. Saylici […]
Somali News25 May 2019
Guyana, (HCTV) – Ugu yaraan 29 maxbuus ayaa ku dhintay xabsi aad loo ilaaliyo oo ku yaala dalka Venezuela oo dab xoog lihi uu ka kacay, dabkaas ayaa burburiyey inta badan dhismaha waxaana sababay rasaas ay ilaalada xabsigu fureen kadib markii ay isku dhaceen Maxaabiis. Afar Dambiyo khatar ah oo haystay ayaa iyaga ay u […]
Somali News25 May 2019
Michigan, (HCTV) – Richard Phillips ayaa xidhnaa mudo 46 sanadood ah kadib markii loo soo xidhay dil aanu isagu geysan, waxaanu mudadaasi aadka u dheer uu ka lushay gidaarada xabsiga. Balse markii dambe waxa cadaatay in dilkaasi uu geystay nin kale oo ka soo jeeday Michigan, waxaana la sii daayey Mr Richard Phillips bishii March […]
Somali News25 May 2019
Sool (HCTV) – Inta la ogyahay Afar Carruur ah ayaa ku dhaawacmay Miino kula kacday Duleedka Degmada Tuke-raq ee Gobolka Sool. Weriyaha Telefiishanka HCTV ayaa soo sheegay in Miino ku aasnayd duleedka Degmada Tuke-raq ay la kacday Afar Carruur ah oo wada socday, isla-markaana ay dhaawacyo kala duwan soo gaadheen. Carruurta Miinadu ku qaraxday ayaa […]
Somali News25 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Maxkamadda Ciidamada ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday Eedeysane Cali Maxamuud Axmed oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska, kaasi oo dhawaan toogasho ku dilay Wiil dhallinyaro ah oo ka mid ahaa kuwa Bajaajta ku shaqaysta. Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada koowaad ee Ciidammada oo xukunka ku dhawaaqay Maanta ayaa yidhi “Maxkamadda Derajada koowaad […]
Somali News25 May 2019
Jiddah, (HCTV) – Jeneraal sare oo ka tirsan Golaha Milatariga Sudan ayaa wacad ku maray inuu Sucuudiga ka difaaci doono khatarta iyo weerarada uga imanaya dalka Iran, xili uu wadahadalo la lahaa dhaxal sugaha awooda leh ee boqortooyada Sucuudi Carabiya. Wakaalada Wararka ee Sucuudiga ee (SPA) ayaa ku warantay in General Mohamed Hamdan Dagalo, oo […]