
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News25 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay sheegtay in Dawladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay jabhado u samaysteen Somaliland, si loo dhibaateeyo. Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Md. Maxamed Kaahin Axmed oo ka mid ahaa Wefti Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo ka soo laabtay Dalka Kenya, ayaa isagoo ka jawaabaya su’aal […]
Somali News25 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Actrada Caanka ka ah shirkadaha Bollywood iyo Hollywood ee ka soo jeeda dalka India, Priyanka Chopra Jonas isla markaana ah Safiir maamuuseed ka tirsan hay’adda UNICEF ayaa socdaal ku timid dalka Ethiopia si ay ula kulanto caruurta ku jira qaxoontiyada dalka Ethiopia ee ka soo barakacay dagaalada iyo xaaladaha bani’aadanimo ee […]
Somali News25 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay Su’aal laga waydiiyey waxa xaleeyay in isaga iyo Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland ay Magaalada Nairobi kula kulmaan Siyaasiyiin reer Soomaaliya ah oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Xisbiga WADAJIR, Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Guddoomiye Faysal oo ka mid ahaa Wefti ka […]
Somali News25 May 2019
Washingtion, (HCTV) – Dawlada Maraykanka ayaa ciidamo dheeraad ah u dirtay Bariga Dhexe kadib markii ay dawlada Tehran ku eedaysay inay ka dambaysay weeraro lagu qaaday maraakiib shidaal siday oo laga leeyahay dalalka Sucuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta. Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Iran Maxamed Javad Sarif oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xaaladu […]
Somali News24 May 2019
London, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska Therea May ayaa ku dhawaaqday inay iska casilayso xilak Raysal Wasaaraha dalka INgiriiska kadib markii ay caqabado xoogleh ay kala kulantay qorshayaal ay ku doonaysay in lagaga baxo Midawga Yurub. Raysal Wasaaraha dalka Ingiriisku waxa ay maanta oo Jimce ah ku dhawaaqay inay istiqaalada xisbiga ay dhiibayso June […]
Somali News24 May 2019
“Afartii Caruur Ah 3 Ka Mid Ahi Waxay Wajahayaan Cunto Yaraan Daran” Save the Children Garoowe, (HCTV) – Wakhti xaadirkan afartii caruur ah ee ku nool Puntland mid ka mid ayaa helaya cunto ku filan, sida ay hay’adda Save the Children ay ku sheegtay qiimayn cusub oo ay soo saartay. Waxaanay tilmaantay in caruurtani ay […]
Somali News23 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Afrika waa Qaarad caan ku ah Xanuunka Doomada ama Kaneecada, kaasi oo ah Cudur halis-geliya nolosha, waxaana xanuunkaasi sababta Qaniinyada Kaneecada dhedig. sannadkii 2017-kii, Afrika waxay 92% hoy u ahayd Kiisaska Xanuunka Kaneecada, 93% dhimashaduna waxa sababayey Duumada, sidaa waxa sheegtay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadka Addduunka ee Magaceeda loo soo […]
Somali News23 May 2019
New York, (HCTV) – Ergay Chinese ah ayaa beesha caalamka ugu baaqay in taageero farabadan la siiyo Somalia si wax looga qabto arimaha amaanka, bani’aadanimada iyo hurumarka dhaqaalaha iyo mid bulshoba. “Somalia waa wadan muhiim ah oo ku yaala geeska Afrika. In la sii wado sidii dalkaasi ku heli lahaa nabad iyo xasiloonida waxa ay […]
Somali News23 May 2019
Jakarta, (HCTV) – Dibadbaxyo lagaga soo horjeedo natiijada doorashadii Madaxweynenimada ee ka dhacday dalka Indonesia bil ka hor ayaa ka socda habeelkii labaad dalkaasi, waxaana dadka mudaharaadayaa ay ka soo horjeedaan dib u doorashada Madaxweyne Jako Widodo. Isku dhacyadan ciidamada amaanka iyo jamaahiirta mudaharaadyada ayaa keentay in labada dhinac ay isku adeegsadaan Dhagaxaan, Quraarado Ololaya […]
Somali News23 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa Cambaareyasay Gantaal kooxda Xuutiyiinta ee dagaallada ka wada Yemen ay ku tuureen Magaalada MAKKAH. War-saxaafadeed ay Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Soomaaliya Maanta soo saartay isla-markaana nuqul ka mid ahi si gaadhay HCTV ayaa lagu sheegay inay dambi tahay in gantaal lala beegsado Magaalada MAKKAH. War-saxaafadeedkaasi oo dhamaystiran […]
Somali News23 May 2019
Minnesota, (HCTV) – Unug ka tirsan bilayska Tareenada ee dalka Maraykanka ayaa taariikh sameeyey ka dib markii dhamaan saraakiisha unugaasi ka kooban ay yihiin rag Somali-American ah. “Waxaanu ka jawaabnaa wicitaanka telefoonada, waxa kale oo aanu adeegyo lagu daryeelayo dadka aanu qabanaa maalin kasta oo aan maalin wala sameyno, taasina aniga waxay ii ahayd khibrad […]
Somali News23 May 2019
USA (HCTV) – Pentagon-ka Maraykanka ayaa Aqalka Cad ka doonayo ogolaanshiyo Kumanaan Askari ugu diro Bariga dhexe oo ay ka jirto Cabsi laga qabo IRAN, sida laga soo xigtay Madax ka mid ah Dawladda Maraykanka. Pentagon-ka ayaa doonaya inuu illaa 10.000 kun oo Milletariga Maraykanka geeyo Bariga dhexe, waxaanu fasax ka doonaya Aqalka Cad, […]