
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 May 2019
Nairobi, (HCTV) – Weftigii labada xisbi Kulmiye iyo UCID ee socdaalka ku joogay dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay Siyaasiga caanka ah ee Raila Odinga oo hore Raysal Wasaare uga soo noqday dalka Kenya. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ahna Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland, Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali […]
Somali News23 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Qof lagu dilay Degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag, dilkaasi oo ka dhex dhacay laba Beelood oo hore halkaa loogu heshiisiiyey. Dilkan oo dhacay shalay ayaa loo geystay Nin ka soo jeeda mid ka mid Beelaha Ceel Af-weyn dega, arrintaasi oo wer-wer amni-darro abuurtay. Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha […]
Somali News23 May 2019
Asmara, (HCTV) – Munaasibadi loogu dabaal degayo Maalinta Madaxbanaanida dalka Eritrea oo ku beegan 24-ka May ayaa dabaal degyo balaadhan laga dhigi doonaa dalka Eritrea iyo meelo badan oo caalamka ah. Dabaaldeganmaalinta Madaxbanaanida dalka Eritrea ayaa noqonaysa sanad guuradii 28th ee ka soo wareegtay maalintii ay Madaxbanaanida dalkaasi. Wasiirka warfaafinta dalka Eritrea Yemane Meskel ayaa […]
Somali News23 May 2019
Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal, Ilaahay markuu inagu waajibiyey acmaasha kala duwan, dadku way ku qaybsamaan qofkastaana boos ayuu astaystaa. Ilaahay SWT wuxuu yidhi”Addoomahayga waxaa ka mid ah mid naftiisa dulmiyey,mid iska dhexdhexaada iyo mid markasta khayrka u dheereeya”. Acmaashana sidaas oo kale loogu qaybsamay,qof naftiisa dulmiyey oo amarkii ilaahay qaadan waayey,mid wax isku dhex […]
Somali News23 May 2019
Islamabad, (HCTV) – Milatariga dalka Pakistan ayaa sheegay inay ku guulaysteen tijaabinta gantaal nooca ridada dheer ah ee iskaga gudba qaaradaha. Gantaalkan ayaa sidoo kale awood u leh inuu qaado madaxyada hubka Nuclear-ka, maalin ka dib markii wasiir arimaha dibada ee dalkaasi uu dawlada India ugu baaqay inay sii wado wadahadalka nabada. Gantaalkan oo la […]
Somali News22 May 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wasiirka arimaha dibada ee Somalia Axmed Isse Cawad ayaa kulan xafiiskiisa kula yeeshay Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Somalia Mehmet Yilmaz. Intii lagu gudo jiray kulankaasi Wasiir Cawad kaalinta taariikhiga ah ee turkugu ugu jiro dadka Somalia ee uu u barbar taagan yahay, kaas oo uga mahadceliyey doorka muhiimka ah. Wasiirka arimaha […]
Somali News22 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay qoraal kaga jawaabay Tallaabo ay Dawladda Kenya ay Dal ku galkeeda ugu diiday Wasiirro iyo Xildhibaano ka mid ah Dawladda Soomaaliya. War-saxaafadeed ay Wasaaraddda Arrimaha dibedda Soomaaliya soo saartay Maanta oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Telefiishanka HCTV , […]
Somali News22 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax Maanta gelinkii hore ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dadka ku dhintay uu ku jiro Xuseen Ceelaabe Faahiye oo Soomaaliya ka soo qabtay Xilalka Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Wasiirka Daryeelka Naafaa iyo Agoonta. Sidaana waxa xaqiijiyey Raysal-wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo dhambaal […]
Somali News22 May 2019
Jakarta, (HCTV) – Ugu yaraan lix qof ayaa lagu dilay dibadbaxyo ka sii socda maalintii labaad caasimada dalka Indonesia ee Jakarta, kadib natiijadii doorashadii bishii la soo dhaafay ka dhacday dalkaasi ee Joko “Jokowi” Widodo uu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ku guulaystay doorashad boqolkiiba 55 codadkii la dhiibtay. Dibadbaxayaasha ayaa ah taageerayaasha Musharixiintii […]
Somali News22 May 2019
Nairobi, (HCTV) – Weftigii xisbiyada Somaliland ee socdaalka ku joogay dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay Ergayga gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Somalia iyo Badda Cas Dr Maxammed Cali Guyo oo ay kula kulmeen magaalada Nairobi. Intii kulanka labada dhinac uu socday ayaa weftiga Somaliland Iyo Ergayga IGAD ee Somalia iyo badda cas ay […]
Somali News22 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Qaabiley Saddex Arday oo reer Somaliland ah, kuwaasi oo Dalka Jabuuti kaga qayb-galay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee Dalalka Carabta iyo Afrikaanka halkaa ku dhex mara. Saddexda Arday ayaa waxa ka mid ah Bashiir Cabdilaahi Maxamed oo kaalinta koowaad u galay 11 Arday oo […]
Somali News22 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gelinkii hore ee Maanta, waxaanu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jirta. Qaraxan oo loo adeegsaday Gaadhi Walxaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay bar kontorool oo ku dhow agagaarka taalada Daljirka Dahsoon iyo xaruntii hore ee Baarlamaan ee degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Qaraxa […]