
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News22 May 2019
Riyadh (HCTV) – Saddex ka mid ah Aqoonyahannada Diinta Islaamka ee Dalka Sucuudiga ayaa la sheegay in lagu xukumayo Dil. Saddexdan Wadaad oo gudaha Sucuudiga muhiim ka ah ayaa lagu eedeeyay ‘Argagixiso-nimo’ sida lagu sheegay War-bixin ay soo xigatay Al-jazeera. Sida ay xaqiijiyeen laba il-wareed oo dhanka Dawladda ragga la eedeeyay ayaa Magacyadoodu kala […]
Somali News22 May 2019
USA (HCTV) – Maxkamad ku Taalla Dalka Maraykanka ayaa Xukun ku riday kornayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidammada Milletariga Soomaaliya ee 1980-maadkii. Kornayl Tuke ayaa lagu helay inuu Tacadi ay toogasho ka mid tahay u geystay Dad badan uu ka mid ahaa Farxaan Warfaa oo Dhalasho ahaan ka soo jeeda […]
Somali News22 May 2019
Assalaamu Calaykum, Ramadaan wacan dhamaan akhyaarta, Waxaynu ku dhexjirnaa bishii khayrka badnayd ee ramadaanta waqtiguna sida hilaaca ayuu markastana innagu dhaafayaa,maxaa inoo faa’ido ah walaalayaal mar haddaynu soono? Sida baadhitaano badan lagu helay waxaa soo baxday in soonku xanuuno badan ka daawo yahay,Nebigu SCW wuxuu yidhi”Sooma Waad cafimaadaysaane”,siday culimo badan shegeen waxyaalo dad badani manta […]
Somali News21 May 2019
Nairobi, (HCTV) – Wefti balaadhan oo ka socday labada xisbi ee Somaliland ee UCID iyo Kulmiye oo ay hogaaminayeen Maxamed Kaahin Axmed iyo xisbiga UCID oo uu hogaaminayey Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la yeeshay dhinacyada qaadhaan bixiyeyaasha ee Midawga Yurub ee ku sugan Nairobi. Waxaanay masuuliyiinta weftiga reer Somaliland ee kulankan ka qaybalay ay […]
Somali News21 May 2019
Washington, (HCTV) – Shirkad Maraykan ah ayaa shaaca ka qaaday qorshe ay ku horumarinayso diyaarad u socota shan saacadood oo ah xawaaraha codka, taas oo New York iyo London ku geyn doonta 90 daqiiqo ama ka yar. Shirkadda Aerospace Hermeus Corporation, oo fadhigeedu yahay Atlanta, ayaa sheegtay in ay ka heshay maalgelin ka timid maalgelinta […]
Somali News21 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Gaadiidka Iyo horumarinta Jidadka Somaliland, ayaa bilowday hawl-gal ay ku ururrinayso Gaadiidka ay wadaan Dirawallada aan haysan Liisanka Kaxaynta Gaadiidka. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, Cumar Sayid oo Warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahiyey ujeeddada Gaadiidkan loo ururriyey, waxaanu yidhi “Waxaanu sii wadnaa ololihii lagu kaantaroolayey gaadiidka Waddanka […]
Somali News21 May 2019
Nairobi (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah Wefti ka socda Xisbiyada KULMIYE iyo UCID oo Socdaal ku tagay Nairobi, ayaa ka warramay Ujeeddada socdaalkooda. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe wuxuu sheegay in ujeeddada socaalka Madaxda Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ay tahay inay Dalalka Qaadhaan-bixiyeyaasha ee Somaliland […]
Somali News21 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Kaltuun Sheikh Xasan oo ka mid ah xubnaha Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somalia oo iyagu sheegay in doorashada halka qof iyo halka cod ee ka dhacaysa Somalia laga qaban doono deegaamada Somaliland. Marwo Kaltuun Sheekh Xasan oo Shirkaasi Jaraa’id ku qabatay xarunta […]
Somali News21 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirro ka mid ah Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa ka hadlay Dacwad loo haysto Kormayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke). Kornayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo ahaa Taliyihii Ciidammadii Soomaaliya ee Fadhigoodu ahaa Magaalada Gabiley sanadihii siddeetamaadkii ayaa loo haystaa inuu Xasuuq ka geystay halkaasi, waxaana Dacwad Maraykanka kaga oogay Dad reer Somaliland […]
Somali News21 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay walaac wayn ka qabtaa xaladda xorriyadda hadalka ee Somaliland oo sii xumaanaysa. Waxa hada xabsi ku jira siyaasiyiin, suxufi iyo dad isticmaala baraha bulshada. Maxamed Sidiiq Dhame oo ah gudoomiyaha garabka dhalinayrada ee xisbiga Waddani waxa laga xidhay gurigiisa 1dii May 2019. Waxa lagu xidhay qoraal uu soo […]
Somali News21 May 2019
Nairobi (HCTV) – Xidhiidhka Diblumaasiyadeed ee Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa heerkii ugu xumaa ku gaadhay muddo 24 Saacadood gudahood ah, ka dib markii Dawladda Kenya ay diidday in Wasiirro iyo Xildhibaanno ka mid ah Dawladda Federaalka Soomaaliya ay dalkeeda ku galaan Baasaaboorka Soomaaliya. Dawladda Kenya ayaa la sheegay inay diidday inay Wasiirro ay ka […]
Somali News21 May 2019
Muqdisho, (HCTV) – Ugu yaraan 1.7 malyan oo qof oo Soomaali ah ayaa wajahaya cunto yaraan ba’an kadib markii dib u dhac ku yimid roobabkii di’i jiray, hay’adaha gargaarka bani’aadamnimada ayaa ka digay, waxaanay ku baaqeen gargaar bani’aadamnimo oo degdeg ah oo lala soo gaadho si loo badbaadiyo nolosha boqollaal kun oo qoys oo halis […]