
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News21 May 2019
Najran (HCTV) – Jabhadda reer Yemen ee Xuutiyiinta ayaa Weerarray Magaalada Koonfurta Sucuudiga ku taalla ee Najran. Xuutiyiinta ayaa Weerarkan u adeegsaday Diyaarad oo Drones ah oo xambaarsan Bam, sida uu ku warramay Wargeyska The National oo Telefiishanka HCTV uu Warkan ka soo xigtay. Telefiishanka Al Masirah TV network oo ku hadla Afka kooxda Xuutiyiinta […]
Breaking News21 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Khataraha ka iman kara dadka degan dhulka jilicsan ee jeex-jeexyada iyo dooxyada yaryar ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa mar kasta khatar ugu jira in waxyeelo ka soo gaadho roobabka ka curtay Somaliland. Alle inaguma keenee Aduunka waxa ka jira isbadal ku yimid cimilada, taas oo dalal badan ku keentay roobaba intii […]
20 May 2019
Hogaamiyaha xisbiga Brexit, Nigel Farage,ayaa caano lagu saydhay isagoo ku gudo jira olole socod ah oo la xidhiidha doorashada baarlamanka ee Midawga Yurub oo uu ku dhexmarayay Magaalada Newcastle ee dalka ingiriiska. Paul Crowther, oo ah 32 jir u dhashay magaaladaasi Newcastle, ayaa caagad caano ah ku saydhay Siyaasigani hogaamiya xisbiga Brexit ee doonaya in […]
Somali News20 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland, Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa Maanta dhaariyey Axmed Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi-waraabe) oo buuxinaya Jagadii Xildhibaannimo ee Aabbihii Allaah ha u naxariistee Xaaji Cabdi-waraabe oo dhawaan geeriyooday. Kursigii uu ka Geeriyooday Xaaji Cabdi-waraabe ayaa waxa buuxinaya Axmed Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi-waraabe) oo uu Marxuumku dhalay, waxaana Maanta […]
Somali News20 May 2019
Nairobi, (HCTV) – Wefti balaadhan oo ka socday labada xisbi ee Somaliland ee UCID iyo Kulmiye oo socdaal ku tagay Nairobi shalay ayaa kulamo la yeeshay masuuliyiin ka tirsan Golaha Baarlamaanka Qaranka Kenya. Hogaamiyaha Aqlabiyada golaha Qaranka Kenya Aden Duale ayaa kulan wadajir ah ku marti qaaday labada xisbi ee ka yimid Somaliland ee (UCID […]
Somali News20 May 2019
Laascaanood (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa Shacabka gobolka Sool ku booriyey inay Nabadgalyadooda ilaashadaan, maaddaama oo ay wakhtigii hore Gobollada kale ee dalka uga hadheen Nabadgalyo darro. Wasiirka oo khudbad u jeediyey Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Laascaanood oo uu kala qayb-galay Xuska 18-ka May ayaa yidhi “Adduunku dhinicii […]
Somali News20 May 2019
Qaza, (HCTV) – Hoggaamiyeyaasha Falastiiniyiinta ayaan ka tashan wax shir ah oo ka dhacay dalka Bahrain bisha soo socota oo loogu talagalay in lagu dhiirrigeliyo maal-gashiga caalamiga ah ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeedka iyo Marinka Gaza, sida uu sheegay Raysal Wasaaraha Falastiin Mohammad Shtayyeh. Dawlada Washington ayaa shaacisay shirkaasi maalintii Axaddii, waxaana Madaxweyne […]
Somali News20 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo dhawaa booqasho ku yimid Somaliland loo sheegay War been ah, kaasi oo ah in la dhameeyay Khilaafkii ka taagnaa Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada. Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo Maanta Shir-jaraa’id ku […]
Somali News20 May 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxa Arimaha dibada iyo siyaasada amaanka u qaabilsan Midawga Yurub Federica Mogherini ayaa socdaal ku tagtay caasimada Somalia ee Muqdisho, sida ay sheegayaan warar laga helayo socdaalka Masuulkaasi. Waxaanay wararku intaasi ku darayaan in haweenaydan madaxda ka ah Midawga Yurub ay kulan la yeelatay masuuliyiinta Somalia iyadoo kala hadashay arimo ay ka […]
Somali News20 May 2019
Washington, (HCTV) – Shirkadda wayn ee Google, Alphabet, ayaa la sheegay inay joojisay ganacsigii ay la lahayd shirkadda kale ee Shiinaha laga leeyahay ee Huawei, iyada oo ay ugu wacan tahay khasaare wayn oo u gaystay shirkadda tiknoolajiyada ee Shiinaha, taas oo dawladda Maraykanku ay ku dartay Liiska Madow ee adduunka. Xayiraaddu waxay ku lug […]
Somali News20 May 2019
Saudi (HCTV) – Jabhadda Xuutiyiinta ee dagaallada ka wadda dalka Yemen, ayaa qorsheeyay inay Weerarro ku qaadaan Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo ah Dawladaha ugu tunka weyn Xulafada Duqaymaha ka wada Yemen. Wakaalad Wararka tabisa oo Xuutiyiintu Maamulaan ayaa sheegtay in Jabhadda shiicada ah ee Xuutiyiintu ay qorsheeyeen inay illaa 300 oo Gantaal ay […]
Somali News20 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Somaliland ayaa iska qoomamaysay Wada-hadalladii ay la furtay dawladda Federaalka Soomaaliya, ka dib markii Guddoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka ee Soomaaliya, Marwo Xaliimo Yaray ay sheegtay in Deegaannada ay sannadka 2020-ka doorashada ka qabanayaan ay ku jirto Somaliland, isla-markaana loo baahan yahay xubnaha doorashada uga qayb-galaya doorashadu ay Magacyadooda soo gudbiyaan. Wasiirka Wasaaradda […]