
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News10 Feb 2021
New York, (HCTV) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midobay ayaa soo dhaweeyay shirka madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, uu ku baaqay in bartamaha bishan ay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul-goboleedyada isugu yimaadaan magaalada Garoowe ee xarunta maamul-goboleedka Puntland. Kaddib fadhi ay ka yeesheen Golaha xaalada Soomaaliya ayeey ku baaqeen in la fuddudeeyo wadahadalllada la […]
Somali News9 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Hogaanka sare ee xisbiga mucaaradka ah ee Wadani iyo guddoomiyayaasha xisbiga ee gobolada Somaliland, oo maanta kulan tababar iyo isxogwaydaarsi ah ku yeeshay magaalada Hargaysa, ayaa sheegay in maalinta bari ee 10 (toban) ka bishan Febraayo ay bilaabmayso qabashada codsiyada musharixiinta doonaysa in ay iska sharaxaan xisbiga Wadani. Kulan kan, oo ahaa […]
Somali News9 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka jawaabtay eedeymaha uga imanaya mucaaradka iyo muddo xileedka dhamaaday ee madaxtooyada iyo sharciyan cidda ay tahay in ay badasho hay’addaha dowladda ee waqtigoodu dhamaaday. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in marnaba sharciyad ku fadhiyin sida uu hadalka u dhigay hadallada siyaasiyiinta mucaaradka […]
Somali News8 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Midowga Musharixiinta Madaxweyne ee Sommalia ayaa sheegay in aanay Farmaajo u aqoonsanayn madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya. Muddo xileedka madaxweynaha ayaa dhamaaday iyadoo dalka Somalia u diyaarsaneyn hannaan doorasho dhinaca kalana ay jirto hubanti la’aan siyaasadeed iyo cabsi laga qabo firaaq dowladdeed oo dhinaca ah.
Somali News8 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan loogu diyaargaroobayo, laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee badhtamaha sannadkan qorshaysan la qaatay badhasaabadda iyo maayarrada degmooyinka kala duwan ee dalka. Kulankan oo lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada, islamarkaana ay qayb ka ahaayeen madaxda wasaaradda arrimaha guduhu, ayuu madaxweynuhu […]
Somali News8 Feb 2021
Nairobi, (HCTV) – Dowladda Maraykanka ayaa ku boorrisay Madaxweyne Farmaajo iyo hoggaanka qaran ee Soomaaliya inay hadda wax ka qabtaan jahwareerka siyaasadeed ee halista ku ah mustaqbalka Soomaaliya iyo in heshiis lala galo hoggaamiyeyaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Federaalka si loogu oggolaado qabashada doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxweynaha. Maraykanka ayaa sheegay dhibaatada siyaasadeed ee sanadkii […]
Somali News7 Feb 2021
Dhuusa-Mareeb, (HCTV) – Wararka ka imanaya degmada Dhuusa-Mareeb ee Maamul gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay toban Askari oo uu ku jiro taliyaha Ciidanka Nabadsugida degmada C/rashiid Cabdi Nuur Shiiqdoon kaddib markii gaadhi uu la socday lagu bartilmaameedsaday qaraxa. Taliyaha iyo ilaalada la soctay ayaa lagu bartilmaameedsaday xili ay marayeen meel ku […]
Somali News7 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Moussa Faki iyo Ku-xigeenkiisa Marwo Dr. Monique Nsanzabaganwa oo dib loogu doortay Hoggaanka Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in hoggaamiyeyaasha Qaaraddu ay wadajir uga shaqeeyaan qorshaha heer Qaaradeed ee ku aaddan Ilaalinta Nabadda, ka hortagga colaadaha, […]
Somali News7 Feb 2021
Breaking News6 Feb 2021
Dhuusamareeb, (HCTV) – Shirkii Wadatashiga Maamul Goboleedyada Iyo Dawladda Federaalka Somalia uga socday agaalada Dhuusamareeb ayaa gabi ahaanba burburay oo lagu kala taggay kadib markii ay isku afgaran waayeen dhinacyadaasi shirka yeeshay. ShirkaDhuusa-Mareeb ayaa saddexdii cisho ee la soo dhaafay lagaga wada hadlayay dhameynta khilaafka ka taaggan doorashada dalka oo aan wali heshiis lagu aheyn. […]
Breaking News3 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay, Ambassador James Swan iyo wefti uu hoggaaminayo. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo door ah oo ay kamid yihiin nidaamka wada-shaqaynta Jamhuuriyadda Somaliland iyo qaramada midoobay, qorsheyaasha iyo barnaamujyada hay’adaha qaramada Midoobay salka u noqon doona. […]
Somali News3 Feb 2021
Dhuusa-mareeb (HCTV) – Waxaa si rasmi ah uga furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug shirka wadatashiga dowladda Fedaraalka, maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Shirkan waxaa looga hadli doona arrimaha siyaasadeed ee wadanka sida qilaafka ka taagan doorashada dalka ka dhaceyso iyo sida xal loogo gaari lahaa, waxaana shirka uu goordhaw ku bilaawday jawi aanan […]