
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News20 May 2019
Muqdisho, (HCTV) – Baarlamaanka Somalia ayaa cod aqlabiyad ah ku meelmariyey sharciga Batroolka ee dalka Somalia, kaas oo kullamadii u dambeeyay ee ay yeesheen Golaha Aqalka Hoose ee Somalia aad loogaga doodday Xeerkaasi. Kalfadhigii ay maanta ku ansixiyeen Xildhbaanada Aqalka Hoose ee Somalia Sharciga Batroolka ayaa waxa ka soo xaadiray 154 xildhibaan, waxaana loo qaaday […]
Somali News20 May 2019
Khartoum, (HCTV) – Wefti ka socda dalka Eritrea oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Cismaan Salax iyo la taliyaha Madaxweynaha Yemane Ghebreab ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha golaha Milatariga ee ku meelgaadhka ah General Abdulfetah Alburhan. Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea Mr Yemane G. Meskel ayaa sheegay in weftiga Eritrea ay u gudbiyeen fariin ay ka […]
Somali News20 May 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa hanjabaad toos ah u diray dalka Iran, kaas oo tilmaamay in hadii Tehran ay raadiso dagaal inay noqon doonto dhamaadka dalka Iran. Hadalkan ka soo yeedhay Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa imanaya maalint kadib markii uu sheegay inuu wadahadal doonayo dagaalna aanu u diyaar ahayn. Hase yeeshee […]
Somali News19 May 2019
Qaahira (HCTV) – Bambo Jidka dhiniciisa lagu aasay ayaa la kacday Gaadhi bas ah oo siday Dad ay ku jiraan dal-xiisayaal, kaasi oo marayey meel aan ka fogayn Ahraamta Masaarida. Sidaa waxa sheegay Masuuliyiinta Masaarida, kuwaasi oo tilmaamay in Qaraxaas ay ku dhaawacmeen Dad gaadhaya 16 Qof oo qaarkood yihiin Ajaanib Dalxiis halkaa u tagay. […]
Somali News19 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta qasriga Madaxtooyada ku soo dhaweeyay Wufuud Dalalka Kenya, Uganda iyo Itoobiya uga qayb-galay xuska 18-ka May. War-saxaafadeed Madaxtooyadu ka soo saartay kulankaasi markii uu dhamaaday oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV ayaa u qornaa sidan “Madaxweyne Somaliland oo Kulamo La Qaatay Wufuudii Kala Duwanaa ee […]
Somali News19 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa ka digtay Xaalado Bani-aadamnimo oo ka taagan Dalka Soomaaliya, taasi oo ay sababtay Abaar mar kale ku dhufatay halkaasi. Abaarta sababtay Xaaladaha Bani-aadamnimo ee ka taagan Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay ku sheegtay inay Aabbo u tahay Roob yaraan, Roob yaraantaasi oo keentay in dalagyadii Dadku beerteen ay ba’aan, halka […]
Somali News19 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay siidaayaan Maxaabiistii dagaalkii Tuke-raq lagaga qabtay Maamul-gobolleedka Puntland. Madaxweyne Biixi oo khudbad ka jeediyey Munaasibad Casho sharaf ahayd oo uu Xalay Martidii ka soo qayb-gashay Xusk 18-ka May ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada ayaa isagoo arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi […]
Somali News19 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa soo jeediyey in inta bisha Ramadaan lagu jiro ay Xukuumadda iyo Xisbiyadu joojiyaan eedaha ay Warbaahinta isku mariyaan. Xildhibaanka oo hadal ka jeediyey Munaasibad Casho Sharaf ahayd oo Madaxweynuhu Xalay Madaxtooyada ugu sameeyay Xisbiyada iyo Hal-doorkii […]
Somali News19 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Inta la ogyahay tiro Arday ah ayaa ku dhaawacmay Rasaas uu Askari taagtaa Bar Kaantarool oo ku taalla Magaalada Muqdisho ku riday Bas siday Arday. Falkan Naxdinta leh oo dhacay gelinkii hore ee Maanta, ayaa waxa Geystay Askari ka mid ahaa Ciidammada Amniga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo taagtaa Bar Kaantarool […]
Somali News19 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay Ahmiyadda xuska 18-ka May, waxaanu farriin u diray xisbiyada Qaranka oo qaarkood oo Khilaaf ka dhexeeyo. Guddoomiye Saleebaan oo hadal ka jeediyey Munaasibad Afur ahayd oo Xalay Madaxweynuhu uu Madaxda dalka ugu sameeyay Madaxtooyada ayaa sheegay in Xisbiyadu ay murmi karaan […]
Somali News18 May 2019
Scotland (HCTV) – Xijaabka ayaa lagu daray Dirayska ay xidhaan Ciidammada Booliska ee Scotland, waxaana Dumarka Muslimiinta ah ee Booliska ku jiraa fasax u haystaan inay Madaxa ku xidhaan ama inay iska daayaan. Sidaasi waxa loo yeelay in Dumarka lagu dhiiri-geliyo inay ka qayb-qaataan shaqada Ciidammada Booliska, sida uu daabacay The Telegraph oo Telefiishanka HCTV […]
Somali News18 May 2019
London, (HCTV) – Daraasad la sameeyey ayaa muujinaysa in dalka Ingiriisku uu kaalinta koowaad kaga jiro heerka cabditaanka Khamriga iyo walxaha kale ee lagu sikhraamo, waxaana ku soo xiga dalka Ingiriiska dalalka Maraykanka, Canada iyo Australia Dadka qaangaadhka ah ee UK waxay sakhraansan yihiin inta badan meel kasta oo dunida ka mid ah, sida ay […]