
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News18 May 2019
Boorama (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka hadlay Dilka labadii Sarkaal ee ka mid ahaa Ciidammada Asluubta iyo Booliska ee dhawaan lagu dilay Gobolka Sanaag iyo Sarkaal kale oo habeen hore lagu dilay Magaalada Laascaanood, kaasi oo Booliska ka mid ahaa. Madaxweyne ku-xigeenka oo khudbad u jeediyey Kumanaan Shacabka […]
Somali News18 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa bilaabaysa qorshe ay ku yaraynayso xadiga Laydhka ama Korontada ee ay helayaan guryaha iyo warshadaha macmuusha u ah kadib markii ay yaraadeen heerka biyaha ee Dhaamka dabka laga dhilayaa oo hoos u dhac ku yimid. Wasiirka Dawladda Ethiopia u qaabilsan Biyaha iyo Laydhka Seleshi Bekele ayaa heeshay in […]
Somali News18 May 2019
Muqdisho, (HCTV) – Askari ka tirsan ciidanka booliska ayaa lagu soo warramaya inuu toogasho ku dilay nin dhallinyaro ah oo ka mid ahaa darawalada mootada saddexda lugood leh ee Bajaajta, sida laga soo xigtay goobjoogayaal. Dilkan ayaa ka dhacay saacadihii hore ee maanta degmada Hodan,iyadoo wararka ay sheegayaan wiilka dhallinyarada ah ee la dilay inuu […]
Somali News18 May 2019
Iraaq (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka Mike Pompeo oo lagu waday inuu socdaal ku tago Dalka Jarmalka, ayaa baajiyey isla-markaana safar aan la shaacin ku tagay Dalka Ciraaq. Illaa wakhtiga Mike Pompeo kansalay ama ka noqday booqashadiisii ay ahayd inuu ku tago Jarmalka si uu ula kulmo Angela Merkel, waxa taagnaa hawlo […]
Somali News18 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in la gaadhay xilligii ay kala guran lahaayeen Somaliland iyo Soomaaliya. Madaxweynaha oo khudbad dheer ka jeediyey Xuska 28 Guurada ka soo wareegtay Madax-bannaanida Somaliland oo Maanta looga dabbaal-degayo Somaliland, ayaa ugu horrayn sheegay inay dardar-geliyeen siyaasadda arrimaha dibedda “Xukuumaddu waxay qaadday Tallaabooyin wax […]
Somali News18 May 2019
Washington, (HCTV) – Dibomaasiyiinta dalka Maraykanka ayaa digniino u jeediyey diyaaradaha ganacsiga ee dul maraya hawada sare ee gacanka Carabta inay khatar gali karaan hadii ay bixiyaan macluumaad khaldan, maadaama oo xiisada u dhaxaysa Maraykanka Iyo Iran ay kacsan tahay. Digniintan ayaa ku taxaluqda markii Diblomaasi Maraykan ahi uu soo Post gareeyey in Maamulka Duulimaadka […]
Somali News18 May 2019
Berbera, (HCTV) – Xuska Munaasibada 18-ka May oo laga xusay guud ahaan Somaliland ayaa loogu dabaal degay sanad guurada 28aad ee maalintii Somaliland ay la soo noqotay xornimadeeda 1991-kii. Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil waxa isugu soo baxay dadweyne tiro badan iyo shaqaalaha kala duwan ee hay’addaha dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahayba. Xuska […]
Somali News18 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan doorashooyinka Goleyaasha Baarlamaanka iyo Deegaannada. Madaxweynuhu wuxuu si gaar ah uga hadlay khilaafka ka taagan Komiishanka Doorashooyinka oo Xisbiga WADDANI doonayo in kala diro, waxaanu sheegay in Komiishan cusub oo la dhisi doono uu qabanayo doorashooyinka, sidaasi darteedna wuxuu Madaxweynuhu […]
Somali News18 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guud ahaan Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland, ayaa saaka looga dabbaal-degay 28 Guurada ka soo wareegtay markii Somaliland ay xornimadeeda dib ugala soo noqotay Dalka Soomaaliya, taasi oo sannad kasta hal mar la xuso 18-ka bisha May. Dadweynaha ku dhaqan Magaalooyinka waaweyn ee dalka oo ku lebisan Calanka saddexda Midab ah ayaa subaxdii […]
Somali News17 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wefti culus oo ka socday Baarlamaanka dalka Uganda ayaa soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo hawlo xaqiiqo raadin ah u yimid dalkan aan beesha caalamka ka helin aqoonsi caalami ah oo maalinta Barito ah u dabaal degaya 28 guurada ka soo wareegtay maalinta madaxbanaanidooda oo ku beegan 18-ka May oo […]
Somali News17 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey 517 maxbuus oo ku xidhan jeelasha Somaliland in la sii daayo, kuwaas oo Wareegtada Madaxweynaha lagu tilmaamay in maxaabiistan cafiska loo fidiyey ay yihiin maxaabiista dambiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan. Sida lagu sheegay wareegtada uu soo saaramay Madaxweyne […]
Somali News16 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddiga baadhista Xasuuqa Somaliland, ayaa Meydadka 29 Ruux Xabaal-wadareed ugu sameeyay Xabaalaha Masallaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa. Meydadkan Xabaal-wadareedka loo sameeyay ayaa waxa bishii Afraad ee sannadkan laga soo saaray Xabaal-wadareedyo ku yaalla Xaafadd 150-ka ee Magaalada Hargeysa, kuwaasi oo la aamisan yahay inay ku aaseen Ciidammadii Dawladdii Milletariga ahayd ee Soomaaliya […]