Somali News14 May 2019
Saudi Arabia (HCTV) – Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay in Weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Drones-ka lagu qaaday meelo ka mid ah Goobaha Shidaalka ee Sucuudiga. Weerarka ayaa lagu ekeeyay Goobo ka mid ah Meelaha Shidaal soo-saarka ee Dalka Sucuudiga, Goobaha Weerarka lagu qaaday ayaa ah laba. Weerarkan oo dhacay […]
Somali News14 May 2019
Ilaah isaga ayaa weynee soonka ha inaga aqbalo,danbigeenana ha dhaafo,alle wuxuu ku tilmaamay ramadaanta maalmo yar,malmahaasi waxay ku dhamaan doonaan sagaal iyo labaatan cisho ilaa sodon cisho,qofka faa’idayna waa qofka waqtigaa dahabiga ah ku camirtay cibaado ,allena ma dayaco qofka wanaag sameeya,waynu u jeednaa siduu waqtigu u dheeraynaayo oo malinba maalin inoogu dhiibayso. Xasanulbasri wuxuu […]
Somali News14 May 2019
Bhutan (HCTV) – Waa Sabti, Gudaha Dalka Bhutan, Lotay Tshering hadda wuxuu dhamaystirtay Qaliin dib u habayn ah oo uu Qof bukaan ah ugu sameeyay Cisbitaalka Jigme Dorji Wangchuck. Laakiin, Lotay Tshering maaha Dhakhtar Caadi ah oo si Maalin leh Shaqadan u qabta Toddobaadkii, waayo? Waa Raysal-wasaaraha Dalka Bhutan oo Juquraafi ahaan dhaca Koonfurta Qaaradda […]
Somali News14 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Dadkii ku dhintay Roobkii Xalay ka da’ay Magaalada Hargeysa, kuwaasi oo tiradoodu dhamayd 6 Qof, halka 12 kalena ku dhaawacmeen. Madaxweyne Biixi oo Xalay Xilli dambe la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ay sababayaan Dadka oo Guryo ka dhista oo […]
Somali News14 May 2019
Khartuum, (HCTV) – Ugu yaraan shan dibadbaxayaal ah iyo mid ka mid ah ciidamada ayaa ku dhintay caasimada dalka Sudan ee Khartuum kadib markii hogaamiyeyaasha dibadbaxayaasha iyo Jeneraalada hogaamiyaha dalku ay ay heshiis ka gaadheen in maamul ku meel gaadha hi uu hogaamiyo dalkaasi tan iyo intii Madaxweyne Cumar XAsan Al Bashiir talada dalkaasi laga […]
Somali News14 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxa i soo taraya khasaaraha naf iyo Maalba leh ee uu sababay Roobkii Xalay ka da’ay Magaalada Hargeysa. Roobkan oo aad u xoog badnaa ayaa da’ayey Muddo Saacad ku dhow, waxaana ka dhashay Daadad badan, daadadkaasi oo la tagay gaadiid badan. Khasaaraha Roobku sababay ayaa isugu jira dhimasho, dhaawac iyo Burbur hantiyeed. […]
Somali News14 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa kulan la qaatay safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Ben Fender oo uu weheliyo madaxa Xafiiska UK ee Somaliland Mr Stuwart Brown. Madaxda xisbiga WADDANI iyo Danjireyaasha Ingiriiska ayaa ka wada hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha doorashooyinka iyo dhacdooyinkii u dambeeyay ee Somalilang […]
Somali News13 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Askari ka tirsanaa Ciidammada Uganda ee ka midka ah Ciidammada AMISOM ee Nabad-ilaalinta u jooga Soomaaliya, ayaa dilay Saddex Askari, ka dibna isagaa is dilay. Askariga dilka ku geystay Gudaha Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho oo ah Xarunta ugu weyn ee Ciidammada AMISOM ku leeyihiin Soomaaliya, ayaa la sheegay inuu marka koowaad […]
Somali News13 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhawayd Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Ben Fender oo Dalka booqasho shaqo ku yimid. War-saxaafadeed Afhayeenka Madaxtooyadu uu ka soo saaray kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka Ingiriiska oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay HCTV.TV ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]
Somali News13 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Culimada Dalka ugu baaqay inay soo kala dhex galaan Xisbiyada Qaranka oo ay heshiisiiyaan. Faysal oo khudbad ka jeediyey Munaasibad Casho-sharaf ah oo Xalay uu Madaxweynuhu u sameeyay Culimada Somaliland, ayaa sheegay in sababta ay Xisbiyada Qaranku ay doorashada ugu heshiin […]
Somali News13 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa muujisay in aanay ku qanacsanayn Hab-dhaqanka siyaasadeed ee Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar oo Maalmihii u dambeeyay isaga iyo Cali Khaliif Galaydh ay wadeen kulamo ay Dadweynaha kula hadlayeen. Samatar oo xilligii uu socday Ololihii doorashadii Dalka ka dhacday 2017-kii ku biiray xisbiga KULMIYE isla-markaana door weyn ka ciyaaray ololahaasi, […]
Somali News13 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan Afur iyo casho isugu jira xalay u sameeyey culimada waaweyn ee reer Somaliland kuwaas oo isaga kala yimi gobollada iyo degmooyinka dalka. Kulankan uu madaxweynuhu u sameeyey culimada waaweyn ee dalka oo ka qabsoomay xarunta qasriga Madaxtooyada Somaliland, isla-markaana ujeeddadiisu ahayd sidii ay culimada […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation