
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland, Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif) ayaa dhaliilay siyaasadda dhanka Mucaaraddada ee Xisbiga WADDANI. Guddoomiye Xinif oo Maanta shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa isagoo daba socda hadallo ay Warbaahinta Mariyeen Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Ismaaciil Yare, wuxuu sheegay inay Dadnimada […]
Somali News13 May 2019
Dubai, (HCTV) – Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay in laba markab oo ah nooca shidaalka qaada oo ay leedahay weerar loogu geystay xeebta Imaaraadka Carabta, waxaanu weerarkaasi sababay khasaare soo gaadha maraakiibtaasi tankers-ka loo yaqaano. Mid ka mid ah labada markab ayaa marinkiisu uu ahaa si Shidaalka Sucuudiga uu u geeyo dalka Maraykanka, sida uu […]
Somali News13 May 2019
Beijing, (HCTV) – Dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudi Carabiya, Maxamed bin Salman, ayaa difaacay in Shiinuhu uu xaq u leeyahay inuu u isticmaalo awood Muslimiinta laga tirada badan yahay ee dalkaasi. Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sucuudiga ayaa sidaasi sheegay xili uu socdaal ku marayey dalka Shiinaha. “Shiinuhu wuxuu xaq u leeyahay inuu qaado talaabooyin ka dhan ah […]
Somali News13 May 2019
Muqdisho, (HCTV) – Weerar loo qarax oo ka dhacay caasimada Somalia ee Muqdisho ayaa lagu dilay muwaadin u dhashay dalka Turkiga, siday bileyska Somalia xaqiijiyeen. Ninkan Turkiga ayaa la dilay kadib markii gaadhigiisa loogu xidhay walxaha qarxa, sida ay bileysku ay sheegeen. “Injineer Turkish ah ayaa gaadhigiisa uu six un ugula qarxay wadada KM4 ee […]
Somali News13 May 2019
Garisa, (HCTV) – Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay tiro kalena waxa ka soo gaadhay dhaawacyo kadib markii ay isku dhaceen gaadhi bas ah iyo gaadhi kale oo nooca xamuulka qaada ah oo marayey wadada u dhaxaysa Bangala iyo Gaariska ee dalka Kenya. Shilkan Gaadhi ayaa xalay dhacay xili bas weyn oo siday dad […]
Somali News13 May 2019
Ottawa, (HCTV) – Laba hablood oo Canadian ah oo laga sii daayey xabsi ku yaala Somaliland ayaa warbaahinta u sheegay in loola dhaqmay badhqan aad u foolxun. Labadan gabdhood ayaa la kala yidhaa Maymuuna Cabdi, oo 28 jir ah iyo Karima Watts oo 24 jir, oo bileyska Somaliland ay soo xidheen bishii January, balse markii […]
Somali News12 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa ka warramay Qorsheyaasha Mustaqabalka dhow ee dhinaca wax soo-saarka. Wasiirka oo Maanta Waraysi siiyey Telefiishanka HCTV ayaa sheegay inay diyaariyeen Banka Wajaale, si sannadkana loo beero, si ay uga soo go’aan dalagyo muhiim u ah Somaliland. Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose […]
Somali News12 May 2019
Xaajin (HCTV) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal ee Somaliland ayaa ka hadlay Dil ay sheegeen in Ciidammada Booliska ee degmada Aw Barre ee Kililka Shanaad ee Itoobiya ay deegaanka Xaajin ugu geysteen Dad Shacab ah oo ay tilmaameen inay ka cawdeen adeegyada Aasaasiga ah qaarkood. Dadka Salaadiintu sheegeen in Booliska Aw Barre […]
Somali News12 May 2019
Borno, (HCTV) – Weerar lagu qaaday Askar ayaa ka dhacay magaalada Gajiganna oo ku yaala waqooyi bari ee gobolka Borno, sida ay sheegayaan warbaahinta dalka Nigeria. Dagaalyahanada kooxda Daacish ee dalka Nigeria ayaa dilay 11 Askari kadib markii ay weerar kula beegsadeen magaalada Gajiganna, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee AMAQ oo telefishanka HCTV […]
Somali News12 May 2019
Waa maanso baroordiiqa oo Abwaan Maxamed Jaamac Xaashi (Boodhari) uu ka tiriyey Geeridii Marxuum Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) oo ku geeriyoodey Magaalada Hargeysa, 10-5-2019, kuna Beegnay 6-dii Ramadaan 1440 Hijriyada. Maansaduna waxay ku bilaabantay sidan:- Inkastuu guyaal jiro Guud ahaanba nooluhu Ma gafaayo mawdkuyoo Geeridu xaq weeyee Geesi qiimo badaniyo Gardaadshihii nabbadiyo Geed lab […]
Somali News12 May 2019
Caynaba (HCTV) – Roob Dabaylo watay oo ka da’ay Degmada Caynaba ee Gobolka Saraar ayaa waxa ka dhashay khasaare. Inta la ogyahay, Laba Qof baa ku dhaawacmay Roobka dabalaylaha watay ee ka da’ay Caynaba, waxaana ku burburay dhismayaal dhowr ah. Dhismayaasha uu Roobku Roobku jingadda ka qaaday waxa ka mid ah Xarunta Dawladda Hoose ee […]
Somali News12 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa ka jawaabay eedaymo dhawaan uga yimid qaar ka mid ah Wasiirada xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kuwaas oo eedo u jeediyey masuuliyiinta xisbiga Waddani oo ka hadlay xukunkii degdega ah ee fashilmay ee xukuumadu Muuse Biixi ay ku soo rogtay […]