
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News12 May 2019
Indonezia (HCTV) – Dawladda Indonesia ayaa markii ugu horraysay go’aansatay inay Muslimiinta Xilliga Suxuurta ay ku toosiso Diyaaradaha Dagaalka ee Jet-ka oo la kiciyo. Inkasta oo habkani yahay qorshe ama Hab Casri ah, waxa Dalka Pakistaan Dadka lagu toosiyaa Durbaan la garaaco xilliga Suxuurta, dhaqankaasi oo weli sii noolna wuxuu sannad walba Muuminiinta ka caawiyaa […]
Somali News12 May 2019
Puntland (HCTV) – Maxkamadda Derajada Koowaad ee Gobolka Nugaal ee Maamul-gobolleedka Puntland ayaa Maanta xukuntay 3 ka mid ah Rag ku eedaysanaa inay Kufsi iyo Dil u geysteen Gabadh yar oo Magaceedu ahaa Caasha Ilyaas Aadan, Degmada Kaalkacayo Sannadkan. Maxkamadda ayaa dil ku xukuntay 3 ka mid ah illaa 10 Nin oo u xidhnaa Dilka […]
Somali News12 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Guddida joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa diiday codsi ay u soo gudbiyeen Xeer-Ilaalinta Guud ee Somaliland oo ka dalbatay in xasaanada ay ka qaadaan Xildhibaan Maxamed Dhakool oo isagu ka soo horjeestay maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May. Guddida joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ku baaqay in xorriyadiisii […]
Somali News12 May 2019
Nugaal, (HCTV) – Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa go’aan ka gaartay xukunka raggii ku eedaysnaa kiiskii Kufsiga ee loo geystay gabadhii yarayd ee 12- jirka ahayd eeCaasho Ilyaas Aadan oo sannadkan horraantiisii kufsi iyo dil loogu geeystay magaalada Gaalkacyo. Maxkamadda ayaa dil ku xukuntay saddex ka mid ah tobbon ruux oo kiiskan u […]
Breaking News12 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa afur u sameeyey bulshada muslimka ah ee dalka Ethiopia. Raysal Wasaaruhu wuxuu la wadaagay Muslimiintii uu la afuray qiimaha ay leedahay Nabada, Midnimada, Is-cafinta, Isa-saamaxa bisha barakaysan ee ramadaan loo baahan yahay. Sida lagu baahiyey war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Raysal […]
Somali News11 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Xadhigga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo Toddobaadkii hore Boolisku xidhay, markii uu Warbaahinta ka sheegay inaanu 18-ka May u aqoonsanyn Maalin Qaran. Guddoomiye Baashe oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa ayaa sheegay inay ka xun yihiin in Xildhibaanku uu yidhaahdo ‘waa […]
Somali News11 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Somaliland ayaa u baroor-diiqaysa ninkii ugu da’da weynahaa dawladda ee hogaamiyihii hogaamiyeyaasha, Haji Abdikarim Hussein Yusuf, oo loo yaqaanay Xaaji Cabdi Waraabe, kaas oo jimcihii ku geeriyooday Hargeisa International Hospital isagoo ay da’diisu tahay 122. Xaaji Cabdi Waraabe waxa uu ka mid ahaa Aqalka sare ee Baarlamaanka Somaliland ee Guurtida, isagoo astaan […]
Somali News11 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland, Xasan Maxamed Cali (Xasan-Gaafaadhi), ayaa sheegay inay jiraan kooxo xulafo ah oo dhibaato weyn ku haya Nabadgalyada Somaliland. Kooxahan oo ku sheegay ‘Casaabado’ ayuu sheegay inay ka kooban yihiin Dad badan oo isugu jira ‘Madax-dhaqameed, siyaasiyiin, Ganacsato, Shaqaale Dawladeed iyo Dad Ajaanib ah, waxaanu tilmaamay […]
Somali News11 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Dalalka Ethiopia, Eritrea iyo Saudi Arabia ayaa ku soo biiray wadamada danaynaya inay martigaliyaan wadahadalada Somaliland iyo Somalia. Waddamo dhawr ah oo ay ku jiraan Eritrea, Ethiopia, Djibouti, Turkey , Saudi Arabia Iyo Wadamo Midawga Yurub ka tirsan ayaa sidoo kale u xamaasadaysan wadahadaladan la filayo inay dhexmaraan Somaliland iyo Somalia. Bishii […]
Somali News11 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Maanta gelinkii hore Tuulada Toon oo dhanka Koonfureed ka xigta Magaalada Hargeysa aas Qaran loogu sameeyay Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi-waraabe), kaasi oo Shalay Geeriyooday. Marxuumka aya waxa Aaskiisa ka qayb-galay boqollaal Qof oo ka kala yimid Gobollada Somaliland iyo inta badan Dhulka Soomaalidu Degto, Waxgarad, […]
Somali News11 May 2019
Muqdisho, (HCTV) – Bangi Shiine ah iyo dawladda Somalia ayaa heshiis ku dhaagay $200million oo dollar oo dayn ah in Somalia la siiyo si loogu dhiso dekeda Muqdisho. Ganacsiga caynkaas ah ayaa bangiga Shiinaha ah siinaya inuu si gaar ah uga kalluumaysto xeebaha Somalia, waxaanu sidoo kale uu qayb weyn ku yeelanayaa dekeda Muqdisho inta […]
Somali News11 May 2019
Sweden (HCTV) – Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Dalka Sweden ayaa su’aal geliyey waxa Dawladdiisu u aqoonsan wayday Somaliland. Magnus Oscarsson oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaaka Sweden ayaa sheegay inuu booqasho ku yimid Somaliland, isla-markaana arkay Nabadgalyada ka jirta Somaliland, lana kulmay Madaxweynaha Somaliland, sidaa darteedna uu Dawladdiisa Sweden waydiinayo sababta ay aqoonsi u […]