
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News9 May 2019
Riyadh, (HCTV) – Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa siidaysay 1,400 Ethiopian ah oo ku xidhnaa xabsiyada dalka Sucuudiga kadib markii xukun uu ku dhacay sida ay sheegtay Wasaarada arimaha dibada ee dalka Ethiopia. Maxaabiistan tirada badan ayay cafis u fidisay dawlada dalka Sucuudigu bilaabashada bisha barakaysan ee Ramadaan awodeeg. Dawlada dalka Sucuudi Carabiya ayaa sidoo kale […]
Somali News9 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Dhallinyarada Taageera Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Maanta isku soo bax ka sameeyay Magaalada Hargeysa, kaasi oo ay ku dalbanayeen in xorriyaddiisa loo soo celiyo Guddoomiyaha Garabka dhallinyarada ee Xisbigaasi, Maxamed Sidiiq Dhamme oo Muddo 9 Maalmood ah xidhan. Dhallinyarada sameeyay dibad-baxa oo sitay Boodhadh ay ku qoran yihiin Weedho ay […]
Somali News9 May 2019
Cape Town, (HCTV) – Xisbiga xukuma dalka Koonfurta Afrika ee ANC ayaa hogaaminaya codadka doorashada dalkaasi Koonfurta Afrika ee la tiriyey oo Xisbiga ANC ay kula tartamayaan 47 xisbi oo kale, taas oo noqonaysa tiradii ugu badnayd ee waligeed soo marta dalkaasi. Codadka la tiryey ee doorashada koonfurta Afrika, ayaa Madaxweyne Cyril Ramaphosa uu rajaynayaa […]
Somali News9 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Khamiista ayaa waxa War-bixinno lagaga dhegaystay Wasiirro, waxaana lagaga dooday Muranka dhulka ee soo noqnoqda. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Kal-fadhigii 34-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi […]
Somali News9 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Anshax-marinta ee Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Axmed Ducaale ayaa ka hadlay hadal uu Xildhibaan Dhakool oo ay isku Gole yihiin ku sheegay inaanu 18-ka May u aqoonsanayn Maalin Qaranka Somaliland wada leeyahay. Xildhibaan Dhakool oo Shalay Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay in Xuska 18 May uu yahay mid […]
Somali News9 May 2019
Xinjiang, (HCTV) – Dawlada shiinaha ayaa shaqaalaha dawladda, Ardayda iyo Macalimiinta ka joojisay inay soomaan bisha barakaysan ee Ramadan, waxaanay ku amartay in hudheeladu ay furnaadaan gobolka Xinjiang ee dalkaasi Shiinaha oo ay ku dhaqan yihiin Muslimiinta laga tirada badan yahay ee dalka Shiinaha. Dhamaan Muslimiinta caalamka ayaa bishan barakaysan ee Ramadaan cuntada ka sooma […]
Somali News9 May 2019
Addis Abeba, (HCTV) – Wasaarada Maaliyada dalka Ethiopia (MoF) ayaa meel marisay cashuur la’ aan in lagula soo dago qalabka iyo mishiinada lagaga shaqeeyo beeraha. Qalabkan lagaga shaqeeyo beeraha ee dawlada Ethiopia ay cashuurta ka dhaaftay ayaa waxa ka mid ah Qalabka Waraabka Beeraha, Qalabka Lagu Quudiyo Xoolaha Nool ee Technologiyada ah iyo dhamaan qalabyada […]
Somali News9 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Maayar ku xigeenka caasimada Somaliland ee Hargeysa, Cabdicasiis Cagaweyne ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa kaga hadlay u diyaargarowga xuska maalinta 18-ka May. Waxaanu Maayir ku xigeenka magaalada Hargeysa uu bulsho weynta ku dhaqan caasimada Hargeysa uu ugu baaqay in si weyn loogu diyaargaroobo xuska maalinta qaranimada Somailand ee […]
Somali News9 May 2019
Awdheegle, (HCTV) – Kooxda mayalka adag ee Al-shabaab ayaa xalay weerar dhawr jiho ah ku qaadeen deegaanka Bariire oo ka tirsan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose oo maalmo ka hor ay la wareegeen ciidamada dawladda Somalia. Weerarkan ay kooxda Al-shabaab qaaday ayaa ahaa isku day Al-shabaab ay ku doonayeen in ay dib ula wareegaan […]
Somali News9 May 2019
Tehran, (HCTV) – Dawladda Dalka Iran ayaa lixdan maalmood u qabtay dhinacyadii heshiisyada nuclear-ka kula jiray si loo joojiyo cunaqabaymaha Maraykanku uu ku soo rogay saliida iyo bangiyada dalka Iran. Dawladda Maraykankuna waxa ay sidoo kale ku dhawaaqday cunaqabatayno cusub oo la saaro dalka Iran kadib markii mudo tobonaan sanadood ah ay xiisadi u dhaxaysay […]
Somali News8 May 2019
Qatar (HCTV) – Dawladda Qatar ayaa Arbacada Maanta Xadhigga ka jartay Tareenkii u horeeyay ee Dhulka hoostiisa maraya ee Dalkaa laga hirgeliyo. Lix Sannadood oo laga shaqaynayey hirgelintiisa waxay Qatar markii u horraysey Daah-furtay Tareen dhulka Hoostiisa maraya, kaasi oo bilow u noqonaya Isku Socodka Gaadiidka noocaas ah oo Qatar u guurayso. Al-jazeera oo uu […]
Somali News8 May 2019
Mandera – Kenya, (HCTV) – Hal qof ayaa dhintay ugu yaraan 188 qof oo kale oo uu soo ritayna waxa lagu daweynayaa xarun caafimaad oo ku taala Kotulo, Mandheera South, kadib markii uu cudurka cholera-ha ama daacuunku uu ka dilaay. Sida ay sheegtay sarkaalka dhinaca caafimaadka ugu sareeya oo la yidhaa Rahama Abdullahi, taas oo […]