
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 May 2019
Pakistan (HCTV) – Asia Bibi oo ah Haweenay Kiristaan ah oo u dhalatay Dalka Pakistan, ayaa gaadhay dalka Kanada oo ay ka heshay Magangalyo. Haweenaydan ayaa sanadihii u dambeeyay oo dhan deris la ahayd Cabsi ay ka qabtay in la dilo, ka dib markii Dadka Muslimiinta ah ee Dalkaa ku nooli ku eedeeyeen inay Cayday […]
Somali News8 May 2019
Juba, (HCTV) – Ugu yaraan 33 qof ayaa ku dhintay kadib markii dab ka kacay afar tuulo oo ku yaala galbeedka gobolka Bahr el Ghazal region, sida uu sheegay afhayeen u hadlay Madaxweynaha dalka Koonfurta sudan. Sidoo kale tiro ka badan lixdan qof ayaa ku jira xaalad khatar ah kadib markii waxyeelo ka soo gaadhay […]
Breaking News8 May 2019
London, (HCTV) – Boqor Harry iyo Meghan ayaa si farxad leh wiilkooda cusub u baray Aduunka iyo sawiro loogu yeedhay Windsor Castle, waxaana hooyadan cusubi ay ku dhawaaqday “inay aad u faraxsan tahay.” Lamaanahan ka tirsan qoyska reer Boqor ee boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa si wadajir ah u eegaya wiilkooda, waxaana la soo bandhigay sawirada […]
Somali News8 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uu doonayo inuu diyaaradaha Jubba iyo Daalo ka wareejiyo Daabulidda Xujaajta Soomaalida. Faysal oo Maanta Waraysi Siiyey Telefiishanka HCTV ayaa Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay Qabyaalad isla-markaana sheegay inuu arrin kasta ka eego dhanka Qabyaaladda, […]
Somali News8 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Madaxii hore ee Sirdoonka u qaabilsanaa dawladda Ethiopia Getachew Asefa iyo 25 kale ayaa lagu soo oogay dacwado ka dhan ah xuquuqal Insaanka iyo gaboodfalo ay dalkaasi ka geysteen. Xeer-ilaaliyaha guud ee dalka Ethiopia ayaa fayl gareeyey eedaha ka dhanka ah 26-ka sarkaal ee meelaha sare ka haystay Sirdoonka dalka Ethiopia […]
Somali News8 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in aanu aaminsanayn in 18-ka May oo sannad kasta laga Xuso Somaliland ay tahay Maalin Qaran oo Ummadda Somaliland wada leedahay. Xildhibaanku wuxuu sheegay in Xuska 18-ka May uu yahay mid ku salaysan Cid gaar ah, maaddaama oo Maalintan la aasaasay […]
Breaking News8 May 2019
Qaahira, (HCTV) – Cusbitaal ku yaala Masar iyo Saraakiil ka tirsan Safaarada Yemen ay ku leedahay Qaahira, ayaa ku hawlan iibinta xubno bani’aadam 2014-kii waxaana ku jiray boqolaal bukaan iyo didaaliin ka soo kala jeeda Yemen iyo Masar, sida lagu ogaaday baadhis ay Aljazeera samaysay. Waraysiyo iyo Documentiyo ay heshay Aljazeera, ayaa baadhista waxa ay […]
Somali News8 May 2019
Muqdisho (HCTV) – Shir-guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Xildhibaano ka mid Baarlamaanka ku eedeeyay xil-gudasho la’aan. Shir-guddoonka ayaa Warbaahinta u sheegay inay jiraan 143 Xildhibaan oo aan ka soo qayb-gelin Fadhiyada Golaha Shacabka, waxayna Xildhibaanadaa ku eedeyeen inay sidaa u yeelaan ku talo-gal ah. Shir-guddoonka oo uu weheliyo Maxamed Cabdillaahi Nuux oo ka mid ah […]
Somali News8 May 2019
Tripoli, (HCTV) – Diyaarad dagaal oo uu waday Duuliye Bortaqiis ah ayaa lagu soo riday Koonfurta magaalada Tripoli ee caasimada dalka LibIya, taas oo ay soo rideen ciidamad Generalka mayalka adag ee hogaamiyaha ciidamada la baxay Ciidamada Qaranka Libya. Kuwaas oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen duuliye calooshiisa u shaqayste Boortaqiis ah oo ka […]
Somali News8 May 2019
Iran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa dib u bilaabaysa Kobcinta Macdanta Yuuraaniyamta ee laga sameeyo Hubka wax gumaada ee Nukliyeerka, haddii aanay Dawladaha ugu Quwadda weyn Adduunku aanay ilaalint heshiiskii ay IRAN la galeen sannadkii 2015, kaasi oo cunaqabaynta lagaga qaado, iyaguna joojiyaan samaysashada Hubka Nukliyeerka. Hadalkan Hanjabaadda waxa Khamiista sheegay Madaxweynaha […]
Breaking News8 May 2019
Jigjiga, (HCTV) – Magaalada Jigjiga ayaa maalintii afraad laga dareemayaa shidaal la’aan baaxad leh oo hakad galiyey isku socodka gaadiidka yaryar ee iskaga kala goosha badhtamaha iyo nawaaxiga magaalada Jigjiga. Ku dhawaad kumanaan gaadiidka yaryar ee Bajaajta loo yaqaano ayaa la daalaa dhacaya mushkilada shidaal la’aan ah oo ka jirta magaalada Jigjiga ee Dawladd Deegaanka […]
Breaking News8 May 2019
Colorado, (HCTV) – Laba arday ayaa rasaas ku furay dugsiga Sayniska iyo Technology-yada ee Colorado, waxaana ku dhintay hal arday halka ay ku dhaawacmeen todoba kale, sida ay sheegeen saraakiisha cusbitaalka iyo ciidamada bileyska ee degaanka ay toogashadu ka dhacday ee dalka Maraykanka. Bileyska xaafada The Douglas County ayaa sheegay in la maqlayey in toogashadu […]