
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News7 May 2019
Tehran, (HCTV) – Xiisada u dhaxaysa dalalka Maraykanka iyo Iran ayaa cirka isku shareertay kadib markii Isniintii dalka Maraykanku uu ku dhawaaqay in Maraakiibtiisa dagaalka ay u ruqaansadeen dhinaca bariga dhexe si ay fariin ugu diraan Jamhuuriyada Islaamiga ee dalka, dagaal dhinaca maskaxda ah. Dhawaaqan ka soo yeedhay dalka Iran ayaa imanaya kadib markii maalintii […]
Somali News7 May 2019
Myanmar, (HCTV) – Dawladda Dalka Myanmar ayaa sii daysay laba suxufi oo ka tirsan wakaalada wararka ee Reuters, kuwaas oo la xidhay kadib markii ay baadhid ku sameeyeen 10 qof oo Rohinga ah oo ay laayeen ciidamada Myanmar intii ay socotay dagaalka lagu xasuuqay Muslimiinta Rohingya ee dalka Myanmar. Labadan suxufi ee Wa Lone iyo […]
Somali News6 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Wefti uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Dalka Masar Ambassador Hamdi Loza, kuwaasi oo Somaliland ku joogaya booqasho dhowr Maalmood ah. Weftigan oo Dalka Maanta soo gaadhay ayaa waxa Madaarka Hargeysa ee Cigaal ku soo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibedda iyo Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay Qoraal […]
Somali News6 May 2019
Ramadaan waa fursad qaaliya, waana bil ku haboon isbedelyo badan, bishan qofkii si dhaba u go’aansada in uu horumar sameeyo wuu samayn karaa, qofkuna isagaa ama is liida ama is sharfa Allenu wuxuu yidhi”Alle duulna ma bedelo ilaa isbedelku ka yimaado dhankooda”.Alle cidna ma dulmiyo waa caadil naxariis badan, qofna kama qaado hibo iyo sharaf […]
Somali News6 May 2019
Jabuuti (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa isku-shaandhayn ku sameeyay Xukuumaddiisa. Madaxweynaha ayaa Wasiirradii Xukuumadda intooda badan isku bed-beddalay, halka uu Wasiirro cusub oo kooban Magacaabay. Madaxweynaha ayaa Wasiirka Garsoorka iyo Jeelasha u Magacaabay Cali Xasan Bahdoon oo hore u ahaa Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirkii Maalgashiga ee Jabuuti Cali Geelle Abuubakar ayaa […]
Somali News6 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, Cabdillaahi Abokor Cismaan ayaa ka hadlay eedaymo ay Xukuumadda u jeediyeen Siyaasiyiin ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI. Wasiir Abokor oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Hargeysa Maanta ayaa ugu horrayn ka jawaabay eedaymo uu Ciidammada Amniga u jeediyey Ismaaciil Aadan […]
Somali News6 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid) oo uu weheliyo abaanduulaha koowaad ee ciidanka Qaranka Sareeyo guuto Cabdirisaaq Siciid Bullaale (Af-guduud), ayaa kormeer ku tagay cisbitaalka ciidanka qaranka ee xerada Birjeex ee magaalada Hargeysa kaasi oo ay booqdeen bukaanada ku jira cisbitaalkaasi iyo waliba dhismaha cisbitaalka cusub ee loo dhisayo ciidanka […]
Somali News6 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa sheegay in wax laga beddelay Saacadihii ay Shaqaaluhu geli jireen Shaqooyinka iyo xilliga laga baxayo. Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Farxaan Aadan Haybe oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa isagoo arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi “Waxaan dhammaan shaqaalaha ah Cududda Jamhuuriyadda Somaliland u war-gelinaynaa in […]
Somali News5 May 2019
Dubai, (HCTV) – Dawarsade ka soo jeeda Asia oo Fiisaha booqashada ku yimid Dubai ayaa la qabtay kadibna waxa la ogaaday in bil kasta oo Dawarsiga ka sameeyo dhaqaale gaadhaya Dh100,000, oo u dhiganta $27,600 dollar, waxaana lagu xidhay meesha la yidhaa Al Quoz oo ka tirsan Dubai. Arintan ayaa timid markii ay dawladdu bilawday […]
Somali News5 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo, kaasi oo Maanta booqasho ku yimid Hargeysa. War-saxaafadeed lagu faahfaahiyey kulanka dhex maray labada dhinac oo ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland isla-markaana soo gaadhay Telefiishanka HCTV, ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane […]
Somali News5 May 2019
USA (HCTV) – Waaxda Difaaca Maraykanka ee loo yaqaano The Pentagon oo dedaal ugu jira siduu isugu ballaadhin lahaa Dalka dibeddiisa, ayaa haddana ka wer-weraya Shiinaha. Wer-werka Maraykanka ayaa soo if-baxay markii Shiinuhu bilaabay Qorshaha uu Milletari ahaan isugu fidinayo Dunida, wallow uu hadda Dalka dibeddiisa ku leeyahay Saldhig keliya oo Milletari, kaasi oo ku […]
Somali News5 May 2019
Colombo, (HCTV) – Dawlada Sri Lanka ayaa dalkeeda ka eriday 600 oo ajaanib ah oo ay ku jiraan 200 oo wadaad, tan iyo intii dalkaasi ay ka dhaceen weeraradii bambaano ee lagu eedeeyey inay ku soo qaadeen koox Jihaadiyiin Islaami ahi, sida uu wasiirka arimaha gudaha oo la yidhaa Vajira Abeywardena uu u sheegay wakaalada […]