
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News5 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanay marnaba KULMIYE iyo UCID aanay ku heshiinin inay dalka ka dhacdo Doorasho ay labadooda oo keliy ka qayb-galaan. Guddoomiyaha UCID oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa yidhi “Waxaanu nidhi Doorashadu ha dhacdo ee Maanu odhanin […]
Somali News5 May 2019
Tripoli, (HCTV) – Afhayeen u hadlay dawlada Libya oo la yidhaa Maxamed Gnounou, ayaa walaac ka muujiyey in dib loo dhaqaajiyo heshiisyadii hore ee Turkiga ay kula jireen si ay uga wadashaqeeyaan dhinaca milatariga. Arintan ayaa imanaysa kadib markii uu shir jaraa’id uu qabtay Afhayeenka u hadlay Dawlada Libya kadib markii ay ka doodeen xaalada […]
Somali News5 May 2019
Abu Dubai (HCTV) – Cisbitaal ku yaalla Magaalada Abu Dubai ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa la xidhay, ka dib markii ka dhaceen Xad-gudubyo. Cisbitaalkan oo Magaciisu yahay Abu dubai Universal Hospital ayaa Waaxda Caafimaadka ee Abu Dubai amartay in la xidho, isla-markaana bukaannada ku jira loo wareejiyo Cisbitaallada kale ee halkaasi ku yaalla. Xidhitaanka […]
Somali News5 May 2019
Khabiiro caafimaad ayaa sheegay in joojinta cuntada inta agu gudo jiro maalinta in ay ka hor tagto dhibaatooyinka dhinaca caafimaada isla markaana ay horumariso sidoo kale caafimaadka maskaxda. Ramadan-ta oo dhamaan ka bilaabmaysa dalalka Aduunka 6-da May ayaa ah bisha ugu barakaysan bilaha Islaamka. Bisha Ramadaan ayaa ujeedadeedu tahay in la joojiyo dhamaan Cunida, Cabitaanka, […]
Somali News5 May 2019
Gaalkacayo (HCTV) – Maxkamad ku taalla Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa la soo taagay 10 Qof oo loo haysto Kufsi Wadareed iyo Dil Gabadh yar oo da’deedu ahayd 12 Jir. Raggan oo dhawaan Magaalada Gaalkacayo si wadar ah ugu kufsaday isla-markaana u dilay Gabadha yar oo Magaceedu ahaa Caasha Ilyaas, ayaa Xeer ilaalinta […]
Somali News5 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxa lagu soo dhaweeyay Olusegun Obasanjo oo Dalka Nigeria Madaxweyne ka soo ahaa 1999 illaa 2007-dii. Olusegun Obasanjo ayaa Madaarka diyaaradaha ee Hargeysa waxa ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan-Saylici iyo Xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada. Siyaasigan oo caan ka ah Qaaradda Afrika isla-markaana lagu […]
Somali News4 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Axmed Dirir Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladda deg-degga ah ee lagu Gobolka Sanaag, ka dib markii lagu dilay laba Sarkaal oo ka mid ahaa Ciidamamda Asluubta iyo Booliska. Xildhibaan Axmed Dirir oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa inqilaab ku sheegay Xaaladda deg-degga […]
Somali News4 May 2019
Pyongyang, (HCTV) – Xaaladda dalkan la godoomiyey ee Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu qeexaa mid “aad u daran”, waxaana laga cabsi qabaa macaluul soo wajahda bilaha soo socda. Kadib markii dawladda Kuuriya Waqooyi ay yaraysay oo ay hoos u dhigtay 300g oo Raashin qof kasta la siiyo maalin kasta kadib markii dalkan la godoomiyey ay soo […]
Somali News4 May 2019
Riyadh, (HCTV) – Badi dalalka Carabka ayaa la filayaa in maalinta koowaad ee ay soomayaan bisha barakaysan ee Ramadan, oo la filayo inuu soo muuqdo dayaxa cusub, ayaa la filayaa inay noqoto May 6 oo ku beegan maalinta Isniinta. Maxkamada Sare ee dalka Sucuudiga ayaa ugu baaqday dhamaan Muslimiinta inay eegaan bilasha dayaca, isla markaana […]
Somali News4 May 2019
Ethiopia (HCTV) – Ciidammada Itoobiya ayaa dejiyey Iska hor-imaadyo dhex maray Qoomiyaha Axmaarada iyo Benishangul Gumuz ee dalka Itoobiya, ka dib markii halkaa la geeyay. Iska hor-imaadyada labada Qoomiyadood ayaa la rumaysan yahay inay ku naf waayeen Dad gaadhaya laba Boqol Qof, sida laga soo xigtay Warbaahinta Maxaliga ah. Laakiin, Hawl-gallo ay sameeyeen Ciidammada Millateriga […]
Somali News4 May 2019
Abu Dhabi, (HCTV) – Ciidamada Bileyska ee Abu Dhabi ayaa ku dhawaaqay in gaadiidka waaweyn ee xamuulka iyo basaska qaada in ka badan 50 rakaab ah laga mamnuucay wadooyinka Abu Dhabi saacadaha hore ee subaxdii 8am ilaa 10am iyo 2pm ilaa 4pm inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Amarkan Bileyska ka soo baxay ayaa […]
Somali News4 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in la soo qabtay Saddex ka mid ah Dablay hubaysan oo Toddobaadkii hore Gobolka Sanaag ku dilay Taliyihii Xabsiga Gar-adag iyo Ku-xigeenkii Taliyaha Booliska ee degmadaasi. Ciidammada Amniga oo Maalmihii u dambeeyay oo dhan waday hawl-gallo ay ku baadi doonayeen Gacan ku dhiigleyaasha dilay labada Sarkaal, ayaa gacan […]