
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News4 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xarunta Xuquuqal Insaaku waxaay walaac ka qabtaa falka xoog ah ee lagaga saaray qoysas dhul ay degenaayeen oo la sheegay in loo qoondeeyey in laga dhiso madaxtooyo cusub. 17ka April 2019, booliiska iyo ciidanku waxaay si xoog ah uga saareen qoysaska dhulkan oo ku yaal koonfurta galbeed ee Hargeysa. Fiidyow la duubay […]
Somali News4 May 2019
Cuba (HCTV) – Cuba (HCTV) – Diyaarad nooceedu yahay Boeing 737 ayaa dhex fadhiisatay Webi yar oo ku yaalla dhammaadka garoonka diyaaradaha ee Magaalada Jacksonville ee Gobolka Florida, Habeenkii Jimcaha. Diyaaraddan oo 143 Qof ka soo qaadday dalka Kuuba, ayaa gashay Webiga the St Johns River ee Magaalada Jacksonville oo ku yaalla dhammaadka Dhabbaha garoonka […]
Somali News4 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Maydka Madaxweynihii hore ee dalka Ethiopia Dr Negasso Gidada ayaa la soo gaadhsiiyey caasimada dalka Ethiopia Ee Addis Ababa kadib markii laga soo qaaday dalka Jarmalka subaxnimadii hore ee maanta. Raysal Wasaare Abiy Axmed, iyo masuuliyiin ka tirsan federalka iyo dawladd deegaamada dalka Ethiopia ayaa garoonka diyaaradaha ee Bole International Airport […]
Somali News4 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxa si wanaagsan u soo dhamaaday Tartankii Kubadda Cagta HCTV ee ka socday Garoonka Guryo-samo ee Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa. Gunaanadka tartankan oo dhacay Jimcihii Shalay, ayaa waxa ka soo qayb-galay Masuuliyiin ka mid ah Xukuumadda Somaliland, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha Axmed Muumin Seed, Ciyaaraha […]
Somali News4 May 2019
Odisha, (HCTV) – Duufaantii ugu xooganayd ee ku dhufatay dalalka India iyo Bangladesh ayaa kharaase baaxad lihi uu ka dhashay, waxaanay tirada dhimashadu ay hada ku dhawdahay 30 qof. Gobolka Odisha oo ka tirsan dalka India oo duufaanta Fani ay si xoog leh u saamaysay ayay 16 qof ku dhinteen, halka dalka ay jaarka yihiin […]
Somali News4 May 2019
Bahr Dar, (HCTV) – Wasiirka Arimaha Dibada dalka Ethiopia, Gedu Andargachew ayaa ku soo dhaweeyey Raysal Wasaare ku xigeenka dalka Somalia, Mahdi Maxamed Guuleed shir heer sare ah oo lagaga hadlayey amaanka Afrika. Shirkan ka furmay maanta magaalada Bahr-dar ee gobolka Ahmaarada ayaa socon doona 4 ilaa 5 May, waxaanay ujeedadiisu tahay in lagu faaqido […]
Somali News4 May 2019
Gaza (HCTV) – Diyaaradaha Dagaalka ee Dawladda Isreal ayaa Sabtida Maanta waxay weerarro ka geysteen Waqooyiga Magaalada Qasa, ka dib markii ay soo cusboonaadeen Xiisadaha labada dhinac. Diyaaradaha dagaalka Isreal ee weerarka qaaday ayaa tobanaan gantaal la beegsaday meelo ka mid ah Waqooyiga Qaza, ka ka dib markii Iska hor-imaaddo ka dhex bilaabmeen Ciidammada Isreal […]
Somali News4 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag uga hadlay Xadhig Ciidammada Boolisku kula kaceen Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada ee Xisbigaasi. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa lagu sheegay in Boolisku jidh-dileen Guddoomiyaha Garabka dhallinyarada Maxamed Sidiiq dhamme, waxaanu baaq ugu diray Hay’adaha Caalamiga ah […]
Somali News3 May 2019
Kuala Lumpur, (HCTV) – Gabadh u dhalatay dalka Vietnam oo la yidhaa Doan Thi Huong oo loo haystay dilka Kim Jong Nam oo ay walaalo yihiin madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi ayaa la sii dayey maanta oo Jimce ah kadib markii ay mudo ka badan laba sanadood ay ku jirtay xabsi ku yaala dalka Malaysia. Doan Thi […]
Somali News3 May 2019
Istanbul, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo jimce ah xadhiga ka jaray Masaajidka ugu weyn dalka Turkiga. Masaajidkan la furay Caasimada Istanbul oo la yidhaa Camilica ayuu dhismihiisu socday lix sanadood, kaas oo bisha barakaysan ee Ramadaan oo maalinta Isniinta la filayo inay bilaabanto lagu tukan doono. Masaajidkan cusub ayaa […]
Somali News3 May 2019
Khartoum, (HCTV) – Sarkaal sare oo ka tirsan Golaha Milatariga dalka Sudan ayaa sheegay in aanay ogolaan doonin in rayidku ay aqlabiyada golaha sare ee dalka maamulayo ay noqdaan inta lagu gudo jiro xiliga kumeel-gaadhka ah. Lt Gen. Salah Abdelkhalek ayaa sheegay in ay aqbali karaan oo kaliya tiro isku mid ah loo kala jabiyo […]
Somali News3 May 2019
India, (HCTV) – Duufaantii ugu weynayd ayaa ku dhufatay badda Indian Ocean, taas oo dalka India dhulka soo dhigtay, Geedaha iyo waayarada dabka, halka biyihii ka dhashay ay barakiciyeen dad tiro badan. Duufaantan xoogan ayaa ku dhufatay dhulka xeebaha eek u bariga dalka India, waaxa duufaantani dabaylaha ay wadato ay saacadiiba jarayaan 200km, wararka ilaa […]