
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News2 May 2019
Tripoli, (HCTV) – Caasimada dalka Libya waxa ka socda dagaal bilaabmay bishii u dambaysay oo ay ku dhinteen ugu yaraan 376 qof halka ay ku barakaceen kumanaan qof oo kale. Dagaalkan ka socda dalka Libya ayaa sababay cuno la’aan soo foodsaartay Ttahriibayaasha ku xaraysan goobaha mukhalasiinta Libya ay u samaysteen inay dadka ku xareeyaan. Waxa […]
Somali News2 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Xoghayaha arrimaha dibada ee dalka UK Mr Jeremy Hunt ayaa ka haday aragtidiisa lagu horumarinayo Madaxbanaanida Warbaahinta Aduunka kadib markii uu hadal ka jeediyey shir caalami ah oo ay soo qaban qaabisay hay’adda UNESCO iyo Ururka Midawga Afrika oo labadii maamood ee u dambeeyey ka socday magaalada Addis Ababa oo loogu […]
Somali News2 May 2019
New Delhi (HCTV) – Ka Dib Maalmo Cay iyo Hanjabaado Aar-goosi ah ay isku hayeen Dawladaha Pakistan iyo Hindiya, ayaa waxa la iswaydaarsaday Rasaas Khamiistii Maanta. Is-rasaasayn xoog leh ayaa dhex martay Ciidammada Hindiya iyo Pakistan ee labada dhinac ka taagan Xuduudka u dhexeeya ee Dhulka Gobolka Kaashmiir, gaar ahaan Deegaanka Jaamu. “Rasaasta waxa Saacaddu […]
Somali News2 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya, kaasi oo booqasho ku yimid Hargeysa. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV, una dhignaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa […]
Somali News2 May 2019
UK (HCTV) – Dad badan oo u dhashay dalalka Yurub ee xilligan ku nool Dalka UK, ayaa codsanaya inay ku sii noolaadaan Dalkaasi, marka UK si buuxda uga baxdo Midowga Yurub. Wargeyska The guardian oo Telefiishanka Horn Cable Tv uu Warkan ka soo xigtay ayaa sheegay in Dad ka badan 600,000 kun Qof oo ah […]
Somali News2 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka ee (UNESCO) ayaa abaalmarinta nabada siinaysa Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Axmed sida uu uga shaqeeyo ee uu u raadiyo Nabada. Abaalmarintan oo la yidhaahdo The Félix Houphouët-Boigny, Abaalmarinta Nabada ayaa a gudoonsiiyey dad ka badan 20 qof tan iyo 1991-kii. Sida […]
Somali News2 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Wasiirka Arimaha dibada dalka Ethiopia, Gedu Andargachew, ayaa maanta magaalada Addis Ababa kula kulmay Xoghayaha Arimaha dibada iyo barwaaqo sooranka dalka Ingiriiska, Mr. Jeremy Hunt, oo ah. Labadan masuul ayaa kulankan ay yeesheen ku balanqaaday in dhidibada loo sii adkeeyo xidhiidhka qotoda dheer ee labada dal ay leeyihiin. Wasiirka arimaha dibada […]
Somali News2 May 2019
Washington, (HCTV) – Milatariga dalka Maraykanka ayaa dilay dagaal yahan ka tirsan ururka Al-shabaab oo qayb ka ahaa weerar ciidamada Maraykanku ay qaadeen oo Askari American ah lagaga dilay iyo afar kale oo lagaga dhaawacay sanadkii 2018-kii. Weerar duqayn cirka ah oo Maraykanku uu qaaday 19-kii April ayaa lagu dilay laba dagaalyahan oo Al-shabaab ka […]
Somali News2 May 2019
New York (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa Liiska Argagixisada Caalamiga ah ku dartay Sheekh lagu magacaabo Masood Azhar. Masood Azhar oo ah hoggaamiyaha kooxda Jaish-e-Muhammad (JeM) oo fadhigeedu yahay gudaha Dalka Pakistan, ayaa Qaramada Midoobay sheegtay inuu xidhiidh la leeyahay Kooxda Caalamiga ah ee Al-qaacida. Kooxda uu Sheekhani hoggaamiyo ee Magaceeda loo soo gaabiyo JeM, […]
Somali News2 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa ka qaybgalay shirka culimada Muslimiinta dalka Ethiopia uga furmay magaalada Addis Ababa. Shirkan ayaa waxa ka soo qaybgalay culimo tiro badan oo ka mid ah culimada Muslimiinta ee dalka Ethiopia iyo Raysal Wasaaraha dalkaasi Abiy Axmed oo isagu shirkaasi hadal ka jeediyey, kaas oo […]
Somali News2 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Tartanka Kubadda Cagta ee Ciyaar-yahannada Heerka koowaad ee Garoonka Guryo-samo ee Magaalada Hargeysa, ayaa ku soo gebogaboobaya Jimcaha Berri halkaasi. Tartankan oo loogu Magac-daray HCTV CUP isla-markaana muddo 21 Cisho ah ka socday garoonka Guryo-samo ayaa ka mid ahaa Tartammada Kubadda Cagta ah ee Telefiishanku ka wado Garoommada Caasimadda Hargeysa. Tartankan oo […]
Somali News2 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Fadhi aan Caadi ahayn oo ay Maanta yeesheen labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland ayaa xidhmay iyadoon lagu ansixin Xeer Madaxweynaha u ogolaanaya inuu Xaalad deg-deg ah ku soo rogo Degmooyin ka mid ah Gobolka Sanaag oo amni-darro la soo gudboonaatay. Mudaneyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka (Guurtida/Wakiillada) ayaa la isugu yeedhay Khamiista, waxaana […]